Пікірлер
@abdiomar9319
@abdiomar9319 25 күн бұрын
Macalinkii soomaaliyèd
@abshircanogeel6109
@abshircanogeel6109 Ай бұрын
Meeye kuwii lahaa waxaa iga xiga amxaar
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Ай бұрын
2024 baa dhageesanayaa
@abdirahmanmohamoudahmed7777
@abdirahmanmohamoudahmed7777 Ай бұрын
Soomalidii is jeclayd
@mushtaaqhassanmohamed1867
@mushtaaqhassanmohamed1867 Ай бұрын
Allow u xariiso dhamaantood 😓😓😓😓😓😓
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 2 ай бұрын
Hada wagob masidi
@abdimagan3482
@abdimagan3482 2 ай бұрын
Waa codkoodi
@amriinmohed3850
@amriinmohed3850 2 ай бұрын
Cajiib ❤
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ай бұрын
Waa beenaale beenaale dhalay, taariikh jirta oo la hayuu doonayaa inuu masaxo hacoogan yar ee cuqdadda iyo ciilka la bukaaa,, xataa CIA'diibaa lagu been abuuranayaa,, waa sheeko dhawr iyo sideetankii nin qabiil ahaan daarood ka soo jeeda oo kabaleefyadii afwayne ka hoos xaabi jiray kamid ahaa darajo sarena garbaha ku sidan jiray ayaa nin cad oon filayo inuu safaaradda USA safiir ku xigeen ka ahaa isagoo faanaya ugu sheekeeyay,, kadibna sheekadiibuu safiir ku xigeenkii markii lakala qado tagay saraakiil CIA ah oo safaaradda joogay soomaalidana waxay tahayba dusha ka haya(khabiiro ku noqday) uga sheekeeyay, kadib way la yaabeen khuraafaadka saaxiibkood maalinta dhan waqtiga lagaga lumiyay, kadibna ninkii cadaa oo gartay wuxuu sitaaba inay been iyo yihiin khuraafaad ayaa saaxiibadii ugu hal celiyay oo laftiisii yidhi afrikaan faanay faankiisu muxuu kaa dhibaa???? kolkaasay saaxiibadii waxba ugu jawaab celiyeen miskiina laga dul kaakacay,, Ina xaaji ingiriis ka warayso sxb,,,,, wbtawfiiq
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 ай бұрын
Aad baad u fahantay sxb. Sheeko raqiis ah weeye.
@odayafrikaan1266
@odayafrikaan1266 2 ай бұрын
Codkani codkoodii miyaa mise waa matalaad
@CAJIIBMEDIA-ut8ho
@CAJIIBMEDIA-ut8ho 2 ай бұрын
Waa codkoodii sxb.
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 ай бұрын
Haa waa iyagii. Redio Muqdisho aa looga duubay 1960kii
@Hawd74.
@Hawd74. 2 ай бұрын
Farmaajo kumee adaa nadhahay walaalahay waaye
@CAJIIBMEDIA-ut8ho
@CAJIIBMEDIA-ut8ho 2 ай бұрын
Aad iyo aad.
@sacadcali535
@sacadcali535 2 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto abwaanada nimaan yaab arag ayaa yidhaaahda waan yaabay ilaahay wax buu tusay abwaanada maantana xabashi waxaa laynooga dhigay inaynu walaalo nahay
@CAJIIBMEDIA-ut8ho
@CAJIIBMEDIA-ut8ho 2 ай бұрын
Waa cajiib sxb.
@Haldhaa11
@Haldhaa11 2 ай бұрын
Waxàa ka sii yaab badan in Cabdi iidaan dowladiisii dishay
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Allah ha u wada naxariisto.
@haleel1517
@haleel1517 2 ай бұрын
Laxankii cigaal
@abtidonciise
@abtidonciise 2 ай бұрын
wale wale wale waxba helay rounti
@abtidonciise
@abtidonciise 2 ай бұрын
اللهم ارحمه رحمة واسعة وأسكنه الفردوس الأعلى من الجنة يارب العالمين
@CAJIIBMEDIA-ut8ho
@CAJIIBMEDIA-ut8ho 2 ай бұрын
Aamiin
@abtidonciise
@abtidonciise 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@ahmedisse9165
@ahmedisse9165 2 ай бұрын
AAMMIIN -ILAAHAY HA U WADA NAXARIISTO DHAMMAANTOOD WAXAY AHAAYEEN ABWAANNO AAN BOOSKOODA LA BUUXIN KARIN, GAAR AHAAN ANIGA WAXAAN JECLAHAY HEESAHA UU TIRIYEY ABWAAN CABDI AADAN IIDAAN, OO UU U TIRIYEY GABADH UU JACEEYL U QAADAY OO KA SHAQEEYN JIRTAY RADIO MUQDISHO, HEESAHAAS WAXAA KA MID AH -JACEEYL BIRI MA GOOYSO BIYANA KAAMA MEEDHAAN -OGOOW DHUUMASHADA QAAR UU DHABARKU MUUQDO WAA DHIB IYO HADIMO-INTAAN ANIGA LA I XAMMAN iyo QAAR KALOO BADAN OO AAN HADDA WADA XASUUSANIN ,WAXAANA HEESAHAAS OO DHAN WADA QAADA (AUN)tee MAXAMED AXMED KULUC ,
@CAJIIBMEDIA-ut8ho
@CAJIIBMEDIA-ut8ho 2 ай бұрын
Aamiin Allaha u naxariisto.
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto
@CAJIIBMEDIA-ut8ho
@CAJIIBMEDIA-ut8ho 2 ай бұрын
Aamiin.
@khaliifmohamed5781
@khaliifmohamed5781 2 ай бұрын
Cajiib
@CAJIIBMEDIA-ut8ho
@CAJIIBMEDIA-ut8ho 2 ай бұрын
Aamiin
@ilkacase9916
@ilkacase9916 2 ай бұрын
alle ha u naxariisoto dhamaantodba
@CAJIIBMEDIA-ut8ho
@CAJIIBMEDIA-ut8ho 2 ай бұрын
Aamiin
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Amiin
@aadanabdi292
@aadanabdi292 2 ай бұрын
Qodibka xasan muumin mugdisho ku arke xfdaa dhan wee xiraan
@xafidcashuur1643
@xafidcashuur1643 2 ай бұрын
Gumaysi waxa garan nin la so gumaystay hadana dadkle oo somali ah ban odhanaya walalo banahay marka horta somali galbeed ka waraysta gumaysiga
@CAJIIBMEDIA-ut8ho
@CAJIIBMEDIA-ut8ho 2 ай бұрын
Aad iyo aad sxb. Gumeysigu dacar waa ka qaraaryahay.
@Haldhaa11
@Haldhaa11 2 ай бұрын
Bal miyaanay ka sii yaab badnayn in dawladiisii Cabdi iidaan OO calan saarkii ka gabyayey habeen toogan
@seidabdi751
@seidabdi751 2 ай бұрын
FASSABRUN JAMIIL
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 ай бұрын
Bal kawaran kuwa manta uqaba walal 😢
@Hawd74.
@Hawd74. 2 ай бұрын
Kuu soo kufsadaa ka xun
@CAJIIBMEDIA-ut8ho
@CAJIIBMEDIA-ut8ho 2 ай бұрын
Allaha soo hanuuniyo.
@Yosef-ev6wl
@Yosef-ev6wl 2 ай бұрын
Bal adigu ka waran kuw cabdi iidaan dilay
@Hawd74.
@Hawd74. Ай бұрын
@@Yosef-ev6wl oo yaa dilay faqash baa dishaye
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 2 ай бұрын
Ma sheeko samaysa 😂
@buraneburane217
@buraneburane217 2 ай бұрын
Mayee waa xaqiiq biyo kama dhibcaana
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 ай бұрын
Waa run
@AliAhmed-gn6wm
@AliAhmed-gn6wm 2 ай бұрын
heesta yaa qaaday
@XusenMaxamad-je6uq
@XusenMaxamad-je6uq 2 ай бұрын
xabaxa❤😂😢❤
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 ай бұрын
Allaha u naxariisto sedaxda Abwaan.
@CAJIIBMEDIA-ut8ho
@CAJIIBMEDIA-ut8ho 2 ай бұрын
Aamiin
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 ай бұрын
Heestaan waxey ka hadleysaa: hoggaamiye-kooxeedyadii. 2022kii ayaan anigu soo geliyey youtubeka markii ugu horreysay.
@xiisoshorts9819
@xiisoshorts9819 2 ай бұрын
Cajiib