Пікірлер
@Ladanbilan
@Ladanbilan 2 сағат бұрын
Nafsigii salmaa hya bisle saa qayladan dhagaha looga adimayo maba isnarkeen iyo noloshan camerada lala taaganyahay no benefit wlahi
@MahmudMahamad-zb7tx
@MahmudMahamad-zb7tx 6 сағат бұрын
،،
@MahmudMahamad-zb7tx
@MahmudMahamad-zb7tx 6 сағат бұрын
😂,😂😂😂
@zeinabomar-mc5jf
@zeinabomar-mc5jf 9 сағат бұрын
Tani waa ciyaal suuq caadiya dhaqanka waaka 000000 bisle be careful
@MaaidoMudan
@MaaidoMudan 10 сағат бұрын
Farta maxaa qaldan caadi iskadig
@anab9951
@anab9951 13 сағат бұрын
Aar kan waa laga maadeystaa miskiin ka dabagee sida looga dhaqmo qurbaha
@IlhanAhmed-k9d
@IlhanAhmed-k9d 17 сағат бұрын
naahooy fartaay waxkuu dhaama inaa adeeradaa majiro waxaa taqaan guurso waxaa taqaan aad dhashide. nin kaan sidaa is ku adkeeynaa oo ku dhahaa givter kuuma ihi hadhoowna dhulkuu kula jaraa ka fiirso in taadan falin waa iga talo.
@lulafarah2038
@lulafarah2038 17 сағат бұрын
Kkkkk tastahil naa ninka ixtiraam naagta wey waalatey oomaar ayaa ka badbadiyey.
@lulafarah2038
@lulafarah2038 18 сағат бұрын
Dagaal ayaa ka soo harey bisle naag labad raadso naagtan dadka ayaa badalo wax mahubsato
@aminaosman5402
@aminaosman5402 18 сағат бұрын
Asc Bidle adiga waxaakugufica saara
@halwoali5532
@halwoali5532 18 сағат бұрын
Ismana difaaci karto Lamana difaaci karo qoftan saaro igu wac dhulka halaga taagee
@Jowher
@Jowher 18 сағат бұрын
Kkkkkk
@DuranIbrahin
@DuranIbrahin 3 күн бұрын
Asooqaawan baan heyna asoo la wa Saayo mey aragtay Waligey ma arag Nin iyo naagtiis Ka sheekeynayo Nin guskis
@sahraqueen3447
@sahraqueen3447 4 күн бұрын
ilahiy haskukin daiyo
@sahraqueen3447
@sahraqueen3447 4 күн бұрын
masha alaha ad iyan ni tagera anu
@SamSam-r5u
@SamSam-r5u 5 күн бұрын
Hore usoco
@zamzamdeganchannel557
@zamzamdeganchannel557 5 күн бұрын
Horumar wacan
@FadumaAden-d6x
@FadumaAden-d6x 6 күн бұрын
Farta is not easy
@ShamsaMumin-n6h
@ShamsaMumin-n6h 6 күн бұрын
Sorry Sorry oomaar sorry ❤❤❤❤❤❤❤maaashaalaa walaalo
@ShamsaMumin-n6h
@ShamsaMumin-n6h 6 күн бұрын
Sorry Sorry oomaar sorry ❤❤❤❤❤❤❤maaashaalaa walaalo
@HalimoInaaMaxamoud
@HalimoInaaMaxamoud 6 күн бұрын
Dhaandhaamiin
@Ynuur-o3c
@Ynuur-o3c 8 күн бұрын
Dadka saan u hadlaa maxaa waaye maba dhageysan karo jaw
@halwoali5532
@halwoali5532 8 күн бұрын
Askarigan waa maraan caadi ah maskaxdiisa mafadhiso waxbuu isku qasayaa ileen joe baa madaxweyn u ahaa waan ilaaway war is aruuri dheh
@lulafarah2038
@lulafarah2038 8 күн бұрын
asc bisle waad qalden tahey qofka somaliga ah oo luqadada kugu turjumo omaba kugu caawiyo waad u aha tahey sidee baad leedahey wadenka uu joogo ayuu ka midyahey haduu basaboor American haysto waa American si kasto dhiiga ayaa dhaqajinaya wax ala wixii Sharcigana ogol yaheyna inlabarto waa waanib ama wacgigalin marka wiika haniyad jabin walaal horey usoco somali ayaa wax usoo baratey.
@HabiboAhmedOmar-s5h
@HabiboAhmedOmar-s5h 13 күн бұрын
Waxbaalaguusheegaa
@HabiboAhmedOmar-s5h
@HabiboAhmedOmar-s5h 13 күн бұрын
Habo 14:16
@HabiboAhmedOmar-s5h
@HabiboAhmedOmar-s5h 13 күн бұрын
Ragagudeji
@HabiboAhmedOmar-s5h
@HabiboAhmedOmar-s5h 13 күн бұрын
Waaladejiyaa
@HabiboAhmedOmar-s5h
@HabiboAhmedOmar-s5h 13 күн бұрын
Maskaxlaguqaatoalahakeeno
@HabiboAhmedOmar-s5h
@HabiboAhmedOmar-s5h 13 күн бұрын
Bislewaadlahdashay
@zeinabomar-mc5jf
@zeinabomar-mc5jf 13 күн бұрын
True Farta wiilka soo dhawee from now on 🎉he chose you ❤
@fadumoabdulkadir1388
@fadumoabdulkadir1388 13 күн бұрын
Bisle aad iyo aad ayad u af xuntahey gabadhan aad leydahey wan jeclahey hadana waxad meshe laso fadhada suxul barur faraheda waad gawantahey digsiged ay wax ku karinesa ayad ka shekenesa dharka xeratahey wu folxunyahey waxasna waa ceb quf la jeclahey aniga ahan aad iyo aad ayan ugu xumahey walahi waxas ceb
@amalomar860
@amalomar860 13 күн бұрын
Aniga waxan qaba gabadhan ayada sixun u hadlaysa wax walba negative ayay kahorkeenaysa
@FadumaAden-d6x
@FadumaAden-d6x 13 күн бұрын
Farta xaaji is not easy ❤❤❤❤
@Amal_UK
@Amal_UK 14 күн бұрын
MashaAllah👍🙏🙏🙏
@fadumoabdulkadir1388
@fadumoabdulkadir1388 14 күн бұрын
Hooyo macan ilahey cafimad degdeg ha ku siiyo iyo mueradka ad ledahey mel ad kafilanen ilahey ha ka siiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Casriyah-jq8gu
@Casriyah-jq8gu 15 күн бұрын
Maasha'Allaah Tabaaraka'Allaah Gob gob dhalay baa tahay maxaa yeelay inta baraha bulshada maaleysa ee views raadiska lagama yaabane iney wax kala celiyaa qaarkood baa dabka isku sii shidaya kheyr Allaha ku siiyo sidaa ha uga harine dadaalkaaga sidaa ugu sii wad adigana ajir baad heleysaa .
@ZamzamCabdi-n3u
@ZamzamCabdi-n3u 18 күн бұрын
Sheer
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 21 күн бұрын
NOLOSHA CUSUB SOO DHAWEE HAMBALYO FARTA XAJI IYO ASAD FAQDIID QURUXLOWGAN AA KUU QALMA FARTA NOLOSHA CUSUB SOO DHAWEE❤🎉❤🎉❤ SI TOOSA❤🎉❤🎉❤🎉
@MohamedDahir-v2j
@MohamedDahir-v2j 22 күн бұрын
Rufiyaan baatahay
@xabiibaxamad3782
@xabiibaxamad3782 24 күн бұрын
Naawilkayal
@xabiibaxamad3782
@xabiibaxamad3782 24 күн бұрын
❤❤❤
@xabiibaxamad3782
@xabiibaxamad3782 24 күн бұрын
🎉🎉
@ZamzamCabdi-n3u
@ZamzamCabdi-n3u 25 күн бұрын
Sheer
@qalmadowbashiir2608
@qalmadowbashiir2608 26 күн бұрын
Dumarland is not easy
@FaadumaXasan-sy5xu
@FaadumaXasan-sy5xu 29 күн бұрын
Fantastic.qayaamo
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 29 күн бұрын
Whi salma waa dacad lkn farta haji qayanoley
@YusroYusuf-sr5go
@YusroYusuf-sr5go 29 күн бұрын
❤❤❤❤
@leylayusuf5834
@leylayusuf5834 29 күн бұрын
Xataa isaga wuu kaa carari dad iyada ka socda ayaa ku dhagaeysan marka see dumarlaan kuu aaminaayaan hadaad qof ka mid ah qiyaaneysid ma waxaad u maleysey in dadkoodhan adiga kula jiraan laakiin weykaa gobsantahay adi se waxaad rabtaa inaad qiyaanto laakiin wey kaa shakisantahay oo ma ahan qof doqon ah ee waa qof daacad ah laba wajiinimada daa iyada kuma qiyaanto kumana xamato laakiin qofkii qiyaano wata Allaa u jeeda yee adiga ha dhow kula xumaan Lillahi iyo laqdabo meel ma maraan hadal intuu afkaaga ku jiro ayuu amaano yahay waana lagu ogaadey waxaad tahay laqdabaaley wallee sidaad u fakareysid ayay kuu fahantey hadey hadalkaa ma qasho and mardambe kuma aamineyso hadalkii aad tiri wuu kula xumaadey waayo waxaa tiri ninka anaa isku raba laakiin tii Alle ayaad iloowday oo iney iyada calaf ku yeelataa lagayaabaa sababtoo ah Lillahi iyo laadabo meel ma wada maraan waxaana asxaabtaadii kuu aamusinaayeen in qiyaanadaadii aad ku faaneysid sida ninka inuu gacantaada ku jiro laakiin isma ogte aqalkii bey asleysaa munaafaqad
@leylayusuf5834
@leylayusuf5834 29 күн бұрын
Qiyaanada iska daa
@sarinaabokor7584
@sarinaabokor7584 Ай бұрын
Ha qaban maedambe