Wxan dhageysanaa heestan anigoo howlo badan rabo aan ka guuleysto hestan kaliya markii aan fikir ama hami i galo ayaan soo booqdaa waxan isku rajeynaa nafteyda ugu horeyso in wax walba aan ku haminaayo allah ii fududeeyo adinaka sidaas oo kale janada ayaa nooo balan ah ❤ qofkii iga dabmeeyow ❤ hala dhaafin 😊😊 have a good year 2024 January 30th
@hamdamohamed5938Ай бұрын
2024/9/ 19 khamiis 12:6 duhurnimo❤
@AhmedHassan-ed5ue10 ай бұрын
Hahaha
@nuurqoraneadan675711 ай бұрын
Dhanto xasuus mudan
@burhangaboobe6548 Жыл бұрын
Iyada ninkii qaali geeystay Ka qudbeysto liibaan Intuuu qawl la keensaday Iyada la quraacday hiiradii Ooy... qadadii u dhiman tahay Eeheey qosolkeeda dhegeystay
@MohamedHussein123-k7d Жыл бұрын
Masha alaah baar magoog wadan kayga
@aminaabdalle291 Жыл бұрын
Walaalkay maxamuud
@gasira11732 жыл бұрын
dabna haygu shidin ee ila dadaal💔😫
@abwaanhassanmahdimurtile72712 жыл бұрын
Cajiib waaye.
@abdifitahmire97992 жыл бұрын
Laxanku cajiib iyo cajab weeye abwaan
@binusahal2 жыл бұрын
Guulayso
@AbwaanHolac2 жыл бұрын
Walaalow mahad sanid in badan
@binusahal2 жыл бұрын
M.a
@cabdisalaanburhaannuur77632 жыл бұрын
2022 👍👍👍👍
@abdirisaaqnuur15292 жыл бұрын
Oky
@abdirisaaqnuur15292 жыл бұрын
Masha allh
@ima.shaaciye44782 жыл бұрын
Keep going kaptan
@amaalosman24053 жыл бұрын
Idim alle barakooba
@dhaqansabrie76643 жыл бұрын
Masha allah walaashey qeyr ilahey ha ku siiyo
@naxlididanaxlidida86183 жыл бұрын
ala sidan ugu xisay ley rer tolkey ala ha din xifdiyo rer jawiil jano nolada
@abdishakurahmed49763 жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@barreweyne15773 жыл бұрын
Wax lagu faano ayaa badan markaas ayaa ku faanee cayaar dad kale tumanaan hadan cayaartaan goob joog ka aheen waan amini lahaay hadalkaas lkn alx anaa tan marqaati ka ah dadka cayaaraane kuli aqaan waxna ka joogay arooskaas
@abdishakurahmed49763 жыл бұрын
Wlhi waan qosley kani jaahilka ahi muxuu ahaa ee aan 2021 kala garaneyn utube iyo Facebook kkkkkk lkn ninka waad ku xaday kaamarada
@AbwaanHolac3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@AbwaanHolac3 жыл бұрын
Waa nin adag sxb
@xasannuur23223 жыл бұрын
Waryaa holocow madow badanidoo sxb
@AbwaanHolac3 жыл бұрын
Waa habeen madow
@GOLELYRICS3 жыл бұрын
Abwaan Holoc waan ku salaamay ugaas 👋
@AbwaanHolac3 жыл бұрын
Waa kaaqaada walaal adne salaan lamid ah iga hano
@GOLELYRICS3 жыл бұрын
Kkkkk
@maryanruunshnuur.45163 жыл бұрын
Murtidiisa iyo xigmadiisa marna lagama xiisa dhacaayo ilaahey ha u naxariisto qabrigiisa alle ha u iftiimiyo qiyaamahana ilaahey ha u shafeeco jannaddiisa udgoon ilaahey ha ku martigeliyo 🙏🙏🙏aammiin
@caraayeboy5542 жыл бұрын
amiin sxb
@quenneha37723 жыл бұрын
Scw😭
@raaqiyahmohamedloved63123 жыл бұрын
Masha allah barmagog dulkeega aan jeclahay
@adenaden9242 Жыл бұрын
ceelkii makiinad ninkii moolkiisa tagay oo soo dhuray
@sahraali46573 жыл бұрын
darood wa gufada hawiye hagagsane marka iska amus caqow
@osmanabdullaahi30083 жыл бұрын
Guul udeejeen mudulood hiraab hawiye my telkeyga
@osmanabdullaahi30083 жыл бұрын
Baarmagoog miyaa mise waa caasimada jawiil kkk
@raaqiyahmohamedloved63123 жыл бұрын
Baar magoog waa
@alisaid20083 жыл бұрын
Mirihii m.a.dacar laxankii a.gaceeyte codka sahra axmed iyo a.mooge
@ssss-gd8mg3 жыл бұрын
yaa idinka dhaafaa beeyn badanaa ma,udeejeena ciyaaro tan ama mid lamid ah abti iinoolaada Reer Farjamo dhulkii Uduga iyo dadnimada
Markaysan kujeclyn : xishodki ha dayacin dumaar uu lha noloshaydi ee dib isu qabo hana dalino hadal yu ku dilin 😭💔 Marka ay ku jeclyhin: Ala xabibi dumar haygu noqon ee ila dadaal io qiro jabaan Me:ala walhy😳🤔 😭🤣😂
@AbwaanHolac4 жыл бұрын
WAA SIDAA SOMALIDU IIMAAN MA LEH KALIYA DANTAA HUGAAMISA