Пікірлер
@Cabdirisaaqmarmaar
@Cabdirisaaqmarmaar Ай бұрын
Heestan waxaan djagaysanayaa maanta oo ay tahay. 8/5/20/12
@CabdirisaaqDheere
@CabdirisaaqDheere 2 ай бұрын
Aamiin allahayoow aamiin heestan waaheesihii mar la aragta ahaa
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 ай бұрын
Ninkani xasan diiriye maaha ee waa kooshin yare heestan mar uu xasan diiriye qaaday way jirtaaye soo raadi
@mahdis8618
@mahdis8618 2 ай бұрын
Great song
@nimcoaxmed9308
@nimcoaxmed9308 2 ай бұрын
Maantana waa 1/8/202024 walina warkama helin aduunyada nin nool waqti urugaliyo waa ayaamo farax ilahayow farxad ayaan ku waydiistay adiga awoodle
@xamzebaylo4471
@xamzebaylo4471 2 ай бұрын
Heestan waxan u balan qaday in jacaylkayga u qaado markan guursado insha allah❤
@AbdiMuse-kb6fz
@AbdiMuse-kb6fz 2 ай бұрын
Sixid:: sidoo kalena inana adkaysi iyo samirbaa ku alloosinoo
@ALIARABABDI
@ALIARABABDI 2 ай бұрын
TikTok ayaa ku arkay Kadip waa kahely from macruuf xaji😂😂
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ай бұрын
Allaha janeeye Abwaan Xassan Qawdhan Yuusuf waxa uu ahaa hal-abuur, Mufakir aan fanka ku shaqaysan balse bulshada u soo gudbinjiray hadba wacyiga lagu jiro. Hadaba heesihiisa tayada sare lahaa ee uu Abwaanku sameeyay waxaad kamid ahaa heeskan "Qumanaa Inanku" oo ay ku luuqeyso Maryan Mursal Ciise Bootaan, halka laxankana uu sameeyay Axmed Cali Cigaal waxaa'se xusid mudan in heeskani uu soo baxay sanaddii 1972-dii.
@HashimKahiye
@HashimKahiye 3 ай бұрын
Hestan iyadho qarami ahend ayan maqle ya qade
@cabdicasiiscumarcabdi9279
@cabdicasiiscumarcabdi9279 3 ай бұрын
Ereyadda Heesta Waxaa iska Leh Abwaan Xasan Qowdhan Alle Ha U Naxariisto Laxanku Waxaa Saaray Al-Fanaan Axmed Cali Cigaal Waxaa Ku Luqeyneyso Maryan Mursal
@alisaid2008
@alisaid2008 3 ай бұрын
Mirihii a.s.bide laxankii ismaacil yare codka hibo nuura
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ай бұрын
Allaha janeeyee Cabdillqaadir Yuusuf Cismaan Curre (Cabdillqaadir Bagaag) waxa uu qeyb ka ahaa fanaaniintii kusoo baxday tartankii "Hergelinta Heesaha" kaa oo la qabtay horaantii sanaddii 1972-dii. Heeska "Galeyr" ayaana ahaa heeskii uu kaga qeyb galay tartanka "Hergelinta Heesaha" inkasta oo heeskiisaa uu kaalinta labaad ka galay tartanka habeenkaa la qabanayay, halka kaalinta koowaad uu kusoo baxay hees kacaan ahayd taasoo uu ku luuqeeynayya fanaanka Cumar Nuur Cabdulle Aun. Waxaa'se xusid mudan in heeska "Galeyr" midhihiisa uu alifay Abwaan Cabdillqaadir Ciise Cali (Cagoole), halka laxankana uu sameeyay Axmed Cali Cigaal.
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 3 ай бұрын
Xasuus wlhi igu tahay 😢
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 4 ай бұрын
Ninka.hadimo.taliyoow.adigaa.uhalisa.waa.riwaayadii.kujirtay.maxamed.ibraahin.w.hadraawi.m.w.qaali.magool.alee.hawnaxariisto
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 ай бұрын
Erayadii Abwaan Axmed Ducaale Xiiray AHUN Laxankii iyo Luuqdii AHUN Daa'uud Ali Masxaf iyo Maandeeq. AHUN Ustaad Daauud
@mahadAbdullah-po2iw
@mahadAbdullah-po2iw 5 ай бұрын
04/05/2024 inta ila dhahey saneysa like ❤
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 5 ай бұрын
2010 baan bartay waxaann kubartay atarisho malyuun kenya nairobi lagujilay
@MursalCabdulahi-j1x
@MursalCabdulahi-j1x 6 ай бұрын
❤❤❤
@AliRoun-xb8sh
@AliRoun-xb8sh 6 ай бұрын
Wa hees aad u qimo badan oon tagero runti ila waqti hore markan maqlo hesta oo so socota hadi aan socdo xita Wan jogsan jiray ❤❤❤ masha Allah
@farxaancilmi1663
@farxaancilmi1663 7 ай бұрын
Galaw
@maxamadyare4641
@maxamadyare4641 7 ай бұрын
Still 7 3 2024
@velimalin7422
@velimalin7422 8 ай бұрын
🎶🔥🎶🔥
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 9 ай бұрын
Dadku wuu gariiraa.
@AbdirixmanCamanji
@AbdirixmanCamanji 10 ай бұрын
1/12/2023 Mainimo Jumco ah Goobtu waa muqdisho Goorshetu wa 10:50 Heeskan dib usoo xasuustay mnta Ajashaan dhamaan ifka kamatagtoo waa sida inagaa Adunyada ninool waqti urugoliyo waa ayaamu farax Illhow unaxariiso dhmantood😢❤
@Maxamed-sm6cf
@Maxamed-sm6cf 11 ай бұрын
Hagilgil albabkee gaclabaa ilaashee cajiib❤
@SacadJaamac-s9i
@SacadJaamac-s9i Жыл бұрын
A❤
@nuuracabdilaahi8679
@nuuracabdilaahi8679 Жыл бұрын
Wall iska sax waa duhurki markay tahay Mayay diriri helay
@abdirashidabdirahman8695
@abdirashidabdirahman8695 Жыл бұрын
Saas waaye❤❤❤
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Hees xusid mudan Old is gold memories
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Жыл бұрын
30/6/2023 saacudana 1:42 habenimo ah waana habeenkii 3aad ee ciida carafo heesta tan ayan jawi dagan u dhageysanayaa anoo waliba xasuusaheygii hore dib ugu laabtay Hadaad qoraalkeyga mar uun isha raacisay iso duceey wll murugo ban dareemaya in illahey farxad iigu badalo
@HidaayoAbdiomar-mp9oz
@HidaayoAbdiomar-mp9oz 4 ай бұрын
Waa marki iigu horeysay an heestan arko 2 /6/ 2024
@HidaayoAbdiomar-mp9oz
@HidaayoAbdiomar-mp9oz 4 ай бұрын
saacaduna tahay 11.22am
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 Жыл бұрын
Sixid:Aadan iyo xaawo ololaha galgacal inleen Soo unkee Aadmiga kalana amba Qaadyayoo abtirsiimo noqey❤
@maxamedbashiir6155
@maxamedbashiir6155 5 күн бұрын
Sixid sada ay uqorantahay ayay sax ku tahay galgacal maaha waa kalgacal
@IbrahimCopra-yh2nf
@IbrahimCopra-yh2nf Жыл бұрын
Habeen daran hadreysaa macahaan ee waa hadmaad hadleysaa
@Daryeelkabulshada
@Daryeelkabulshada Жыл бұрын
waaah waaah
@alisaid2008
@alisaid2008 Жыл бұрын
Mirihii abwaan cagoole laxankii a.c.cigaal codka bagaag
@farxancawil6578
@farxancawil6578 Жыл бұрын
16/ 5/ 2023/aamiin aamiib alahayow amiin
@abdaleabdillahi6485
@abdaleabdillahi6485 Жыл бұрын
Best song weeye runtii ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@mohamoudmouslim
@mohamoudmouslim Жыл бұрын
Fanaanka waa Shimaali, waxaan qiyaasaya heestaan ineey tahay waagu soo baxayay fanaanka. :)
@haajifayte7759
@haajifayte7759 Жыл бұрын
Heestaan Xaasuus Gaar Ah Ayay Igu Leedahay 2007 Ayan Dhegaysan Jiray Anikoo Qaadwale Ah Baaburta Jaadka Bosaso Iyo Galkacyo Jaadka Ukala Qaada Wlhy Xasuus Dheer Ayaan Galay Hada O Sandku Yahay 2023"01 "13 Keedi Saacadu Tahay 2 Saac Oo Hpenimo Wxan Ku Dhegaysan Denmark Alla Mxa Wakhti So Marnay Alxm
@ahmeddheere-hx6tu
@ahmeddheere-hx6tu Жыл бұрын
ALA HAUNAXARISTO WAA HES KALGACAL BADAN XAMARSAN O KATURJUMAYSA LABA QOF OO XIDHIIDH KODA IYO CALAFKU ISKU SIMAY WAA HEES DUCO XAMBAARSAN WAA HEES ILAA XAAWA IYO ADAN LAMANAHOGI TURJUMAYSA WAA HEES LABA ISKU OMANAA O HADAFKODII RUMOBAY KOLAY WAA ISOO JIIDATAY ILAA XAD
@udbihusseinali3485
@udbihusseinali3485 2 жыл бұрын
Dhibta leeysku eegaa wey inoo dhaxaysoo Adiguba Dharaarbaad ka qosleysay Dhooshee Anna dhiig sidaan galay Keymaha ku dhuuntee sow caawa dhaantiyo filan meysid dheeldheel
@saladoqurux5216
@saladoqurux5216 2 жыл бұрын
Wooow
@mohamudabukor5549
@mohamudabukor5549 2 жыл бұрын
Ilkacase can never
@AbdilahiJiinje
@AbdilahiJiinje 2 жыл бұрын
Duhurkii markay tahay, Mayay Diriri helayoo weeye!
@kadarhirsi3860
@kadarhirsi3860 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto maxamed ibraahim warsame (hadraawi)
@ayaaneidmahamuud2564
@ayaaneidmahamuud2564 2 жыл бұрын
Qalpiga 😪🤧
@mohamedabdisalamibrahim348
@mohamedabdisalamibrahim348 2 жыл бұрын
Waagii hore xataa raabku wuxuu lahaa micno wayn... maahayn macawistaa iga dhacday..
@luqmanhajibaarqab592
@luqmanhajibaarqab592 2 жыл бұрын
Hablaha soomaaliyeed Ada iga haqab tiroo Dharaar iyo habeen kastaa Aduun ba ku hadal hayaa Hilow baan ku qabaa H-DII KALE WAXAAN LAHAA Asaaggay kama haree Anaa ugu sii horeyn naftaad bal ii hibeey Sidaan mar uun is helnaa Koleey ismaba hurnee H-DII KALE WAXAAN LAHAA nimco nadar aaa aaa macan badan nimco nadar aaa aaa isma dhaafno
@Soomaalinimo320
@Soomaalinimo320 2 жыл бұрын
12 June 2022 Goldogob puntland Somalia 😘🍁🖤
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 2 жыл бұрын
Waa erayadii abwaan Axmed Saleebaan Bide iyo codkii Hibo Nuura