Allah ha u naxariisto madaxweynihii hore ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa geeriyooday caawa magaalada Hargeysa. Axmed Siilaanyo wuxuu ahaa halyey door muhiim ah ka soo qaatay siyaasadda Somaliland iyo halgankii gobannimada. Wuxuu ahaa guddoomiyihii ururka SNM intii u dhexeysay 1984 ilaa 1990, isaga oo door weyn ka ciyaaray shirkii Burco ee 1991 lagu go’aamiyay madax-bannaanida Somaliland. Siilaanyo wuxuu sidoo kale aasaasay xisbiga KULMIYE 2002, wuxuuna noqday madaxweynaha Somaliland 2010 ilaa 2017, isagoo ku suntan hirgelinta horumarka iyo heshiisiinta bulshada Somaliland. Noloshiisa iyo waayo-aragnimadiisa siyaasadeed ayaa sumcad weyn u reebay Somaliland. Wuxuu ka baxay jaamacado caalami ah sida London School of Economics, halkaas oo uu ka bartay dhaqaalaha, wuxuuna ka soo qabtay xilal wasiirnimo iyo maamulka dhaqaalaha Soomaaliya intii u dhaxaysay 1965 ilaa 1982
@ahmedabdi5593Ай бұрын
It was a sad day.however in my experience i never a country who gained its independence and throw away without benefits form their independance. This is the biggest mistake that the elders at that time did without any acknowledge .So the put in big trouble generations and generations in difficult situations NOW Mogadishu claims you that you are parts of somalia. However they know that the connot stand themselves. Our elders at that time were ignorants .they put in risk theirs childrens and grandchildrens of this country in traps of spiders. A booby trap that a thousand and a thousand somalilanders lost their lives lost their future lost their cities lost their identity as sovereign country.why why they put a entire country in this situations
@Asmar_AkАй бұрын
😢
@CsamadAadan-n5tАй бұрын
abaal daranaa reer somaliya ama ma wlaalahood Somaliland ❤❤❤ oo sidaa ugu yimaaday ayay maanta waxaa ugu abaal gudeen wlalhood Somaliland waa kuwii hargaysa kala soo cararay calanka idinkoodii iyo dal nimadoodii si ay idiinka kor qaadan guumaystihii maantana waxag idin weydiisteen ictiraaf waana u diideen😢😢😢😢
Dumarka Shababka Ay Qaban Wey Xijaaban yihin Lkn Kuwa Madaxda Ama Soomaalida kale Malin Iyo Haben Waa Wada Madax Qawan yihin Oo Waliba Hada Ay Ugu Daran Tahay Sababtu Maxey Tahy Shabab U Xijaabn yihn Kuwa kalana Ay U Qaqawan yihn...
@Inahaashi3 ай бұрын
Black Day ayay Somaliland u ahayd
@cadaaweyare90453 ай бұрын
Maxamed cabdi wahab wa buga ee akhrista wahabisinkabee kuxalalestan dhiga islamka wana gaalo khawarij
@Dawrsade3 ай бұрын
Ani hadda ayaa soo bixi rabaa 😢muqdisho jooga Ilaahey ha ii fudu deeyo 😢😢😢
@Donot-e5qАй бұрын
Warka keen sxp
@xuseencalisaciiid19773 ай бұрын
😂
@abdirahmanahmed97273 ай бұрын
Hhh
@ZakariaBishar-o4v4 ай бұрын
Walashay ba dhimatau
@زهراءفارح4 ай бұрын
Suaalihii ay way diisay weriye nimco halxabo xaataa kamuu jawaabin
@زهراءفارح4 ай бұрын
Suulaalihii ay waydiiay weriye nimco halxabo kamuujawaabin waayo afsoomaaliba magaranayo uu kujawaabo ilaa hal jaawaaba meeyee
@ahmedalisaid73824 ай бұрын
Ninkani waa khalad in uu daaci sheegto
@amarehadaweh96834 ай бұрын
Gabadhu horta wajigeeda inay qarisaa la amray, hadana waa sunne ? Amar (faral) iyo sunne ka la duwan sheekh 😂
@sahalamunamuna46254 ай бұрын
Ninkani waa maran cadhaysan Ku riyoda Dumarka waa xaan ku rajaynaya in aad cafimad radsato 😭😭😭😭😭😭😭😭
@AyuubAyuub-c4y4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdullahabi33624 ай бұрын
Waa danbiile ina abiib somaliland waa jiraysaa habar cafaana waxba ka qaadi mayso somaliland
Dhimasho kama baqdo,marwalba diyaar baan iska ahay❤
@ahmedxasan34924 ай бұрын
Dameerow Mayd cashuure 😂😂
@AadanCabdiwaaxid5 ай бұрын
Yaatahriib aadayo
@AadanCabdiwaaxid5 ай бұрын
Markaa aadtahriibi Maxaakuwaalay
@CabdullaahiMaxamuud-i4t5 ай бұрын
ilahi hakusahlo❤❤❤ 8:56
@CabdullaahiMaxamuud-i4t5 ай бұрын
ilahi hakusahlo❤❤❤
@CabdullaahiMaxamuud-i4t5 ай бұрын
ilahi hakusahlo❤❤❤
@CabdullaahiMaxamuud-i4t5 ай бұрын
ilahi hakusahlo
@CabdiraxiinCali-h5i5 ай бұрын
Qiso xanuun badan
@YacinMoumina-nt1gb5 ай бұрын
Ninkan gabadha heshaa way hoogtay alha uu sahlo wll masuliyada guuriga la dagi laha iyo masrufka adiga aya ka masula maha inad tidhahdo meher ayan siyay inta wa xaq ay ledahay ilahay aya uu baneyay
@deasgalool86525 ай бұрын
اللهم صل علي نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم
@As-uo5vu5 ай бұрын
Ka cun oo ka codeee😂😂😂😂
@ApthalleAhmeth5 ай бұрын
Qaladkii ugu weynaa ee abid naga dhaca ilahyow si khayr qaba khaldkaygii u saxmaa💔😭