Freedom for all
3:31
12 жыл бұрын
Somaliland . A new day has come.wmv
5:01
Africa.wmv
5:16
14 жыл бұрын
Пікірлер
@Abdinnaasir
@Abdinnaasir Ай бұрын
02/08/2024 Cape town south Africa 🇿🇦 Allah u naxaristo
@girinofdalmar6047
@girinofdalmar6047 5 ай бұрын
2/5/24 __12:23 hpeno khamis bsso Allow wadnka barwaaqo noga dhig
@abdurazzaqmuhmmed227
@abdurazzaqmuhmmed227 Жыл бұрын
Dababta qaybta sahra losoo qaatay way ka maacaanayd inta ustaad bacal waan
@CaliAhmed-c7q
@CaliAhmed-c7q Жыл бұрын
Sahra axmed jaamac hobalad qaran oo codkeeda iyo heesaheeedaba aanad ka xiiso goynayn alle ha naxariisto❤😢
@CaliAhmed-c7q
@CaliAhmed-c7q Жыл бұрын
Mansha.allah.boqoradii.nuugaaleed.alle.ha.unaxariisto.sahra.axmed.jaamac.hooyo.jacayl
@caydaruusmooge3857
@caydaruusmooge3857 Жыл бұрын
Fakarku hurdo iga kaxeeyay faduushan maxaa iga liyay faraska aan leedo fuulay aun.abwaan baashe waraabe cade iyo sahra axmed jaamac
@awayswaldeawayswalde3388
@awayswaldeawayswalde3388 Жыл бұрын
Woow inaba caadi maahan
@yousufdirie5642
@yousufdirie5642 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto, Hargeisa, 02/01/2023
@bashbash7407
@bashbash7407 Жыл бұрын
1/1/2023 from hargeisa
@kawsarabdi2382
@kawsarabdi2382 Жыл бұрын
00p
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 2 жыл бұрын
08/17/2022 ilaahayyy ha u naxiirsto abawan weyn ba naga baxayyy. abwaan hadraaai.😭 ilahyy ha u naxristo. io wixi musliminah dhimtayyy
@avtarmedia5521
@avtarmedia5521 2 жыл бұрын
Ramadaan 16-4-2022 germany Alle haku naxariisto sahra ahmed. legend
@nasirsulub8266
@nasirsulub8266 3 жыл бұрын
Wan oyay
@nasirsulub8266
@nasirsulub8266 3 жыл бұрын
Heestas waxay ku tusay sahra best Singer Eve
@nasirsulub8266
@nasirsulub8266 3 жыл бұрын
Sahra best singer ever
@sharmakefarah7485
@sharmakefarah7485 3 жыл бұрын
Hees qiimo leh oo xasuus igu leh wakhti badan baan soo dhagaysanayay hadana waxa ku dhagaysanayaa 1:52 am 20 aug 2021 magalada lascanod ee xarunta gobalka sool . Muuqiyo adaa qurux Milgo iyo sharaf Iyo weliba meel joog Rabi kugu manaystee Erayadaas ma wax loo dhigaa jira . History repeates it self.
@uzaydbinuxudayr6277
@uzaydbinuxudayr6277 3 жыл бұрын
Heestan waxa lahaa midhaheeda AHU abwaan baashe warabe cade magaceedana waxalayidhaa xodoyo waana deega uu kusoo barbaaray ooreer abtigii dagaan AHU baashe iyo sahraba
@abdiqanigpchannle
@abdiqanigpchannle 3 жыл бұрын
abdiqani gp channel
@ak7vibes691
@ak7vibes691 3 жыл бұрын
✨✨nuur calaa nuur
@afro-svenskamediakultur1974
@afro-svenskamediakultur1974 3 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso, waa hees xikmad iyo waayo waayo naxasuusineysa dhulkeeni!
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
xodayo waa deegaan daaqsimeed hodan ah oo dhaca gobolka doollo degmada danood meel u dhaxaysa wareeg iyo qoriile..
@Abu_nuurka
@Abu_nuurka 3 жыл бұрын
axmed moogs
@hirsiissak4032
@hirsiissak4032 4 жыл бұрын
Esh calaa hees,big love.
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 4 жыл бұрын
Sida mooni subaxeed arladoo mugdi ahayn cadceeduna mudh soo odhan nuuryahay dhulkuna wali oo sagal maacaani sida maadha xodayood mahigaan intuu helay mirrayoo gudguduhuna mulac yeeyay daadkii
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 4 жыл бұрын
Waa heesta aan ugu jeclahay heesaha sahra axmed jaamac fadlan yada oo qoraala soo dhiga
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@dareen-id7ec
@dareen-id7ec 4 жыл бұрын
Wwww heestan waxay.ileedahay xasuus gaara.waxamalin.anoogadhiwata odalxiis.ubaxnay.ani iyo gabadh.AANBAriga sheko.naga dhaxaysay dhagaysanaynay kadib wxy isheegtay inay ijece shahy indhaheeda waxa kasocotay ilmo,ax kadib ilmadii kamasaxay lkn nasiib daro maran wadasoconay 5sano ayay dhooftay reerkoda ayay raacday iyadu wakhtigaa may.ogolayn inay igadhoofto sabab too.ah anay ijeclayd ax reerkodana qasab kukaxeyay iyadoo oyaysa sry aadban usalmaya salan kal iyo laaba noloshu hakuwacnaato hadaad nosha hy wll mcn ifkanolol kudeeqdiyo niyad samikunolow
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Iidoorku waxay iskudayen sahro in aynaga xigsadan lkn wayshaqnwayday arinkas
@abdirahmanmuhiadin6335
@abdirahmanmuhiadin6335 4 жыл бұрын
Xusuus 1998 ayaan ku dhageysan jiray KSA boqortoyada saudia Arabia, waa hees aad u macan AUN Sahra Ahmed waxana la qaadayo Abdi Ali Bacalwan oo isagu hadda ku sugan Germany, macnaha heeskaan iyadoo lyrics ah waxaad ka heli kartaan KZbin Mudugboy.
@abdurazzaqmuhmmed227
@abdurazzaqmuhmmed227 Жыл бұрын
Waalaga dharag san yahay sxb
@khadarabdidayr6973
@khadarabdidayr6973 4 жыл бұрын
Heestan inbaddan KZbin ka waan ka raadshay hada chennalkan baan ka helay thanks
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
💚Muuq iyo adaa qurux💚 💚Milgo iyo adaa sharaf 💚 💚Iyo waliba meel joog💚 💚Rabi kugu manaystaye 💚 💚Mawle haysku keen simo💚 oof caleeg calayk calayk yaa sahra Axmed jaamac 💚 Eebe hakugu casuumo janooyinkiisa 🤲
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 4 жыл бұрын
Axyaaa Bari Samaad iyo hargeysa iyo basaskii 1994 wlh xasuus iyo cawa iyo canada Toronto my 12 2020
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 4 жыл бұрын
Canada my 22 2020 I love wlh
@DunXarirachannel
@DunXarirachannel 4 жыл бұрын
Toolay hargeysa gorman so noqoon 2004 aya igu dambeyse 😢😢😢wlhi nafteydu wey dal tabyotey 🙏🙏illahow iigu ceeli
@guleid1936
@guleid1936 3 жыл бұрын
Alle ha ku nabad keeno wlo Hargeisa hoyadi fanka iyo farxada Hargeisa waligay kaman tagene lacag laan ban uga tagay oo meel baraf ah ku doorsaday Ilahow hargeisa ceel shidal noga qarxi kamanu tagnene 😭😭😭😭
@mahamedshow
@mahamedshow 4 жыл бұрын
6/4/2020 sacada 4:49 galabnimo goobta burco xafada hodan qaylo
@nrx8684
@nrx8684 4 жыл бұрын
RIP in peace habo ❤️❤️
@hudaabiib8507
@hudaabiib8507 4 жыл бұрын
sawirada wangaranaya ww
@siciidcade2806
@siciidcade2806 4 жыл бұрын
Ax Ax walee Waa ladhiman
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
2020, JAN ,14 MADAXAANA SHUCAAC KU LEEH.
@abdirisaqmohamoud8740
@abdirisaqmohamoud8740 4 жыл бұрын
Bad malasan iyo caad oo mayay ku caariday , saddexduba is maquurteen , madaxana shucaac kule , muuqiyo adaa qurux miligiyo aad sharaf iyo weliba meel toosan , rabi kugu manaystaye mawle haysku keen simo cajjib , codka sahra axmed auh wuxuu ahaa cod layable , abwanka heesta xasan ganay loogu tegimayo dhaqanka suganta tix iyo tirabta weliba ekeeyaha iyo qofeynta , top abwaana buu ahaa , xaga laxanka waa fanankii bacalwaan , waxay ka midthay heesaha aan ugu jeclahay fananada alle hawnaxariisto, kuwa manta fananiita isku sheega iyo abwaanada afsomaligay fakhri ka yihiin waa music dheguhuu kugu dilacayan iyo isqawin iyo dhaqan xumo ... 27-12-2019 jimce memo 📝, waxan udhaafi doona fariintan jiilka danbe ee dhalan doona inanay jidka xun qaadin ..!!!!
@siyaadcismaan6779
@siyaadcismaan6779 4 жыл бұрын
Waayo waayo brisama wuu badnaa ------------ hada qabyaalad iyo xumaan baa umada kala qaybisay ilaahow naga daawee --Denmark 3-12-2019
@noloshaqurbaha5142
@noloshaqurbaha5142 4 жыл бұрын
Xasan GANEY Sahro ahmed alle naxariistii jano ha siiyo amiin In Germany 16/11/2019
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
NOV, 2019 ,04 , MUUQIYO ADAA OOOOOOOOOOOOOOOH ALAAH ADIGA QUURUUX SIDUU NABI MUUSE CS YIRI,
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
2019,31, OCTOBER, MUUQIYOO AADAA ( CANADA GOVERMENT HAPPY HALLOWEEN BOO! )LOVU YA'LL ALWAAYS GUYZZZZZZZZZZZZZZZZ.
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
ALLAH BLESSS
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
2019,10,18.
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
2019,10,15.
@fdjklfalkdjfld
@fdjklfalkdjfld 5 жыл бұрын
My all-time favorite Sahra Ahmed Jaamac - may Allah erase her sins and elevate her to the highest of heavens
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Waa hees cajiib ah waxay ku jirtay riwaayaddii Jin iyo Jacayl 1975 ayuu Abwaan Xasan Ganey Allifay waxayna ahayd riwaayaddii labaad ee Abwaanku Allifo. Laxanka waxa saaray Bacalwaan
@aminfarah6667
@aminfarah6667 4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya mhdsanid walaal ❤️🙏
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Mahadsanid cumar serbiya wllo
@cabdijibaar6528
@cabdijibaar6528 4 жыл бұрын
@@aminfarah6667 W
@bashiradan6047
@bashiradan6047 4 жыл бұрын
Heestu waxay ku jirtay Riwaayadii Bad Jacayl Badanaa ee uu sameeyey Abwaan Dacar 1978.
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
xodayo waa deegaan daaqsimeed hodan ah oo dhaca gobolka doollo degmada danood meel u dhaxaysa wareeg iyo qoriile..
@raagedirir9171
@raagedirir9171 5 жыл бұрын
heestan waxaa iigu horaysay 1989 qoxoontigii anoo yar rikoodhkii aan la qaxnay wali waan xasuustaa waayo waayo ilaahow intii dhimatay u naxariiso
@NasraAhmed-l2i
@NasraAhmed-l2i 9 ай бұрын
Aamiin aamiin wallo