Heestan waxaan u xulay ama aan la jeclaaday oona u qalanto zxptey Leylo abdi Nuur waa gabar qalbi wanaagsan jecelna wanaageyga wllhi maanan arkin noole ka wanaagsan qalbiyeyy Allah haku sharfo aaqiro iyo aduun Allah Ayaan ka baryaa sidaan aduun rafiiq ugu noqonay inaan aaqiro ugu noqono insha Allah ❤❤🫶💖🥺❤️
@haadka65796 ай бұрын
❤1❤❤1❤1❤1¹¹111¹¹¹1¹
@CawoCabdilaahi-u1h10 ай бұрын
❤❤❤😢😢😢😢
@maxamedxuseen3754 Жыл бұрын
2:44
@AbdiXuseiN Жыл бұрын
Ax yaa hees mooge yare❤❤
@Ugbaad-dr3fw Жыл бұрын
A
@BuuxJibriil Жыл бұрын
suldaankah
@abdisalammohamedali1441 Жыл бұрын
Shekada aad heesta ka sheegay ma ahan sida sax ah e heestu ku timid heesta waxa laha oo ay ku dhacday qisadu abwna adan tarabi Asgo la ceyrsanayo ayu haben cid kuso dhacay haben barki gabdhi rerkaa aya ku tiro waa kuma?qof xilign ka socdaa sias ayu ku yiri dar allh uhuruda wxba dunida kama ogid