Shalay ayaa bilaabay 12/12/2024 i.a sanad ayaa qabsanayaa inaan ku barto luqada English
@Somaligirl-j4kКүн бұрын
13/12/2024 i.a anigoo ku hadlaaya in aan so laabta rajynaa🎉❤
@calicusmaan88643 күн бұрын
10/12/2024 I.a go'aan baanqaadan
@inaabdu-j3w4 күн бұрын
10.12.2024 waa balan sanadkan 10.12.2025 okale inaan so laabto aano ku hadlaya alle nafta hay daaye ❤😢
@rahmaabdirahman-pk7zg6 күн бұрын
Wllhi waxan ahay hooyo dhalin yaro aad ayanan uga cadhoday naftayda markii an 1 kobad xataa u macnayn kari wayay ilmahayga wllow anan so baran luuqada oo anu ahyn qoys iska danyara oon haysan dhaqale wax barasho hadana mnta waxan diyaar u ahay inan is daba qabateeyo oon barto luqada idina ducada iguso kaaba wlly alle inu ii fududeeyo
@BintuShariif-f7c7 күн бұрын
7/12/2024 waa malin sabti ah i.a waxaa rajeynaa inaan soo labto anoo. Guuleysto ama guul dareysto👋
@AdanAbdi-c3p8 күн бұрын
Ok thanks bro
@hubimohammed68929 күн бұрын
Shukran ❤
@AminaAhmed-b7q10 күн бұрын
Waxn mnta goan qady in an barto luqada English insh allh
@BelloAbdiBelloAbdiH10 күн бұрын
Mahadsanid Ustaaaadi hada Ayn cusbhy Allah wxn ka baryaa inuu iisaqiro luuqada
@FeysalOsman-u5k10 күн бұрын
8:9:2024 30:4:2025 inshallha🤲🧭🤝
@FeysalOsman-u5k10 күн бұрын
8:9:2024 30:4:2025 inshallha🤲🧭🤝
@MunaShosman-h6o10 күн бұрын
4/12/2024 insha allah
@CabdalaAxmed-n9u10 күн бұрын
2025/5
@CabdalaAxmed-n9u10 күн бұрын
2025/5
@_Lander_YT11 күн бұрын
03/12/2024 saddex bilood ka dib ayaa noo balana i.a😊