Пікірлер
@osobeey1459
@osobeey1459 Ай бұрын
Asc abaayo burka faxsan maad ka samesan mise burka caadi ga ah?
@ZuuRuja
@ZuuRuja Ай бұрын
Asc
@ZuuRuja
@ZuuRuja Ай бұрын
Asc yutubkaga maxa kaga dhacay rutino masogalisid chanalkale mad samesate iso shek
@ZuuRuja
@ZuuRuja Ай бұрын
Asc xamdi chanalka maxakaga dhacay bayo chanalkale miyad samesatay isoshek
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 2 ай бұрын
I made it and it works thnks
@ZuuRuja
@ZuuRuja 3 ай бұрын
Asc walaguwaye chanalkale madsamesatay huno
@MaxamedCabdikariin-o5p
@MaxamedCabdikariin-o5p 3 ай бұрын
mash allaah
@hudafuture1330
@hudafuture1330 3 ай бұрын
Huuno mahadsanid waligay maantaa iigu horaysa in aan cake sameeyo adigaa kaa bartay balse wllo markad wax noo sharaxayso time ka lagu daynayo noo sheeg . Mida kale wllo gabadh baa ii sheegtay oven ka inuu kusii kululaado waa muhiim saw maha
@ashoabdulkadir5733
@ashoabdulkadir5733 4 ай бұрын
Foornadda
@ashoabdulkadir5733
@ashoabdulkadir5733 4 ай бұрын
Meeqo daqiiqo ayuu ku jiray???
@SahroOsman
@SahroOsman 6 ай бұрын
Ramadaanka Baasameesana😊
@samiraahmed1409
@samiraahmed1409 7 ай бұрын
What is barastij? Abayo subag maka wada ?
@hananAbdallah-l1i
@hananAbdallah-l1i 8 ай бұрын
Barakallah kheyr
@sawdamaxamednuur
@sawdamaxamednuur 8 ай бұрын
m.a abayo❤❤❤😊
@sacdiyoabdikarim9332
@sacdiyoabdikarim9332 9 ай бұрын
Abyo nambarkaaga isodir quruxay
@waashekokaleciise7470
@waashekokaleciise7470 9 ай бұрын
Halke ka baxday abyo😢
@faadumoaqaadir1918
@faadumoaqaadir1918 10 ай бұрын
Abyoo mcn mnta igu ka horeso ado mhdsnn wxas noo soo galisa wejiga Wxa lagu cateyo hilib sait iga Saran 😊
@sacdiyoabdikarim9332
@sacdiyoabdikarim9332 10 ай бұрын
Abyo madhiinka kugaraaceesi nambarka meeqaa ugeesay masha alllh❤❤❤
@sacdiyoabdikarim9332
@sacdiyoabdikarim9332 10 ай бұрын
Quruxay nambarkaaga Rabay ma isoo dirikarta su Alan kuwaydiina keek waraango lagudaray Ayan yuutubka Ku arky waraango keek lagudarayo muxuu uqabtaa
@sacdiyoabdikarim9332
@sacdiyoabdikarim9332 10 ай бұрын
Masha allh
@AyaanDahir-x2d
@AyaanDahir-x2d 11 ай бұрын
Msha allah
@MIATRAVEL-b5d
@MIATRAVEL-b5d Жыл бұрын
Alabtn aad isticmashy intee laga helaya ma wadanka
@mohamedabdikadir755
@mohamedabdikadir755 Жыл бұрын
Gabar ahay gmailka aya ah mid wiil
@mohamedabdikadir755
@mohamedabdikadir755 Жыл бұрын
Abayo nberkada raba ina i barto rabay mac macanka mel kala so xariro rabay
@salmaabdirahman4224
@salmaabdirahman4224 Жыл бұрын
Wuu kubanayaa
@NasroziyadBare-mi3iy
@NasroziyadBare-mi3iy Жыл бұрын
askremt awakahelay midkalesogili ofudedah
@CaashoDaauud-u4q
@CaashoDaauud-u4q Жыл бұрын
Jiko dhuxul malagu samen karaa wllo
@cabdixafidcabdixassan2911
@cabdixafidcabdixassan2911 Жыл бұрын
Weybal kariim xagee ka heli karaa wall
@cfataaxmuusemaxamed7896
@cfataaxmuusemaxamed7896 Жыл бұрын
masha allah
@QueenEeza
@QueenEeza Жыл бұрын
Cstrka noocaaz qaraar uu iga dhige
@luuldheer5569
@luuldheer5569 Жыл бұрын
Manshallah Alle yaa baarik
@rayaanxusen3238
@rayaanxusen3238 Жыл бұрын
Mnshallh mnshallh alle gacat haku barkeeyo
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Жыл бұрын
Wcs abayo my hami masha allha tabarikllha mahad sanid abayo allha gacantada haku barkeeyo allhuma aamina Yaa rabi ❤❤
@faridaxaajimaxamed2237
@faridaxaajimaxamed2237 Жыл бұрын
Wcs abayo my hami wan ku xiisey xabti wan ku waye masha allha tabarikllha ramadan kariim mahad sanid xabti ❤❤❤
@myhamichannel
@myhamichannel Жыл бұрын
Mahadsanid abayo wan jogay KZbin lee kamashquulay
@Abdirhaman2357
@Abdirhaman2357 Жыл бұрын
bariistij maxaa laga wadaa wiil ahay ha ila yaabina
@jbusbusiness4943
@jbusbusiness4943 Жыл бұрын
Intaa ku danbeysau
@ummosaara580
@ummosaara580 Жыл бұрын
Abaaayo warango af carabi mala nasha aya la dhaha sax iso sax tukano carab ah aya i dhaw marka imika kugu so biray Mashallah ilahy gacanta hku barakeyo
@amaal6949
@amaal6949 Жыл бұрын
masha Allah abayo dabka meeqaa u geesay waqtigane meeqo daqiiqo qaaday
@juweriyoali7868
@juweriyoali7868 Жыл бұрын
Abayo mcn dabka cadiga makukarinkaraa
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
Masha allah abaayo horey usoco wan kugu dhiirtaye
@deqaabdi7627
@deqaabdi7627 Жыл бұрын
My Hami intee aaday abaayo ms nabda qabtaa
@ahmeddaud4790
@ahmeddaud4790 Жыл бұрын
Mashaallah
@ubahxuseen
@ubahxuseen Жыл бұрын
Dhalada ceka xage lagu gada
@sabrinabdikadir9994
@sabrinabdikadir9994 Жыл бұрын
Asc abyo maxaa kugu dhacay ma xanuun san tahay waan ku weynee
@myhamichannel
@myhamichannel Жыл бұрын
Wcms abayo wan mashqulay alxmd waficanhy
@sabrinabdikadir9994
@sabrinabdikadir9994 Жыл бұрын
Alx abyo waan ku waye ee soo laabo adoo nabad ah
@umusharif7603
@umusharif7603 Жыл бұрын
💋💋💋💋
@umusharif7603
@umusharif7603 Жыл бұрын
Abayo xage ka bahde
@faadumoxusen7548
@faadumoxusen7548 Жыл бұрын
Asc xabdi abayo xagee aaday
@myhamichannel
@myhamichannel Жыл бұрын
Wcms abayo wajogay le axmd
@زهوراحمد-ط3ث
@زهوراحمد-ط3ث Жыл бұрын
Maasha Allah
@amranmuxumad3159
@amranmuxumad3159 Жыл бұрын
Asc