I live in there and my favorite store barako I live in Somalia for about 6 months 😂
@Feeedomlove25 күн бұрын
Waxa kale u kutala warshada rootiga. Garashka.
@Feeedomlove25 күн бұрын
Mesha ad ku joojisay xafadaydi waye saxiib thank you xasuus yar mesha kujoojisay kabilow saxiib schoolka taleex waye
@SaiidMohamud-f6xАй бұрын
Sxb isbitaalka guryaha kasoo horjeedo inoo soo duub waa codai
@shukridahir28512 ай бұрын
[❤❤❤❤❤❤
@bajabir-rubby.352 ай бұрын
Masjidka al-raxma ee baar u bax wa dhista culumadii al-ictisaam sheeikh hassan xabeeb 2004 xasuus wye xilgaas oo aad u kala fogaayeen al-itixaad fikir ahaan
@kdsowpod92fg163 ай бұрын
ماشاء الله
@hayadjama-z2x4 ай бұрын
Waxaa iigu danbeysey 34 sano
@kdsowpod92fg164 ай бұрын
❤❤❤msha allah
@ladane155 ай бұрын
Cilada jidadka ka muuqata waa inaanay lahayn marsha biyeedi ay dadku ku socdaan waa yaabe dadka lugaynay iyo gawaarida xagee kala marayaan😮😮😮
@TacticalRuse6 ай бұрын
Looks disgustingly terrible, no trees or greenery, houses are packed together like fishes in a tin. Why? Theres so much land there.
@amorthentiae7 ай бұрын
i love mogadishu from Türkiye
@rabikabaqmeelkastadjoogtid89057 ай бұрын
Kenya la aadey waa laga shakily muqdisho waa meel qabiil iyo alshabaab😅
@dhaqankadiintaislaamka49357 ай бұрын
Musiga hadal ku bedel kalarkana kadaa muuqaalka si dadka magaalada oo sideedi ah u arkaan
@ahmedbarow93007 ай бұрын
Masha allah dalku waa ina deeqaa ee nin dhisa iyo mid loo dhisay mid laga kireeyey aynu noqono nio state ka cusub ee garasbaley vlog kasoo samee insha allah future State baa ladhahaa iyo apartment ga madina thanks
@ruqiyoxasan81197 ай бұрын
M.a laakiin kalarkii ayaad ku dishay kalarku waxbui foolcumeeyaa ee wax ma qurxiyo ka daa kalarka waalidaa maba loo jeedee was kalar bis
@ahmedbarow93007 ай бұрын
Masha allah
@axmediimaan97227 ай бұрын
- Imisaad Mugdi Iyo - Madfac Soo Dhiciyo - Mooryaan Is Dila - Minankood Ahayn - Anaguna Murugo - Iyo Muusanoow - La Madluunsanayn - Waa Mahad Allee - Ma Huraankiiyeey - Waligaa Mudnoow - Waligaa Mudnoow Greeting From Hargaysa
@safa-cb3ox7 ай бұрын
Ma dhulka xeebta saaran ayaa waxaatiri daarasalaam ayaa kafiican oo aan bada udhaweyn
@seinabm47508 ай бұрын
Waaaaaaaw ما شآء الله تبارك الله خيرا Ma xamaraa mase meel kale
@RahaShiikh8 ай бұрын
Iskuulkataleex ayaa ladhahaa
@ApdalaMouta-d8x8 ай бұрын
ninkan cadalada haday manta lamarin malin ba lamarinaya
@fadmazahracabdinuur16438 ай бұрын
Masha allaah dhirtii u baa ka dhiman
@fadmazahracabdinuur16438 ай бұрын
Masha allaah allaha u barakeeyo gurhan lama kala garan karo koley numbers ayey leeyihiin sidan u maleynaho
@akyareproduction8 ай бұрын
Haa
@fadmazahracabdinuur16438 ай бұрын
Guryaha neyroobi laga dhisay ka dhista wadankiina fadlan
@fadmazahracabdinuur16438 ай бұрын
Dadkii ku samrey muqdisha dhibaatoyinkii lasoo marey oo aan meelna uga bixin iyo mid ka cararey wadan uu QAXOOTI ku yahay ka door bidey isku xaquuq maha,magaalada ayaana u kala gar qaadi doonta,waayo aw QAXOOTI waa lagaa lacag badan yahay maanta wadankiina lagama bixin ka waran hee
@fadmazahracabdinuur16438 ай бұрын
Bajaajka dad badanaa ka raadsado nolol maalmedka lkn bilicda magaalada wey xu.eeyeen
@Amiinamiin-ud5ph8 ай бұрын
Been badanaa😅😅
@Amiinamiin-ud5ph8 ай бұрын
Hhhh
@ahmedbarow93008 ай бұрын
Qeer allaha ku siiyee muqalada socod ka dhig gaariga ka daa si ay u noqdaan kuwa xasillan degan oo wadoyinka cusub iyo dhismayasha cusub sidoo kale marina beach dhismihii dib loo bilabay masocda mise hadana wuu hakaday war inaga soo sii thanks
Xaafadani dadkii lahaa 1990 waa lagu dhax diley oo qaarbadan waa ku dhex aasanyihiin hantida shacabka la dhacey tuugo mooryaan dhiigyocab ah
@Dheyman-lt1fc8 ай бұрын
Hooyada iyo aabaha maa ku aasan ina dhilo.
@saidmussa64619 ай бұрын
BOOLI QARAN OO LA DHACEY WAA HANTIDA SHACABKA OO LAGU DUUGEY MILKIILIHII LAHAA LAGU DHAX QASHEY KANI SHEEGAYA WAA KUWII SOO GALEY 1991 USC
@abdirisakmohamoud17729 ай бұрын
War bacaadka laamiga kaxaaqa 😁😁😁 aawaycidii masuulka ka ahayd saan waa ceeb🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
@MrSheikh7789 ай бұрын
Sxb video ga maxaad u gaabisay, wellcame back sxb
@akyareproduction9 ай бұрын
Bacdul iid sxb sodubaa muqaalo cdi ah
@MrSheikh7789 ай бұрын
@@akyareproduction waddadaan ka soo bilow sxb insha Allah
@mohameddeeqsi33739 ай бұрын
Talyaniyoow
@akyareproduction9 ай бұрын
Ugas
@MrSheikh7789 ай бұрын
Wellcame back sxb
@RaageAhmed-l2m10 ай бұрын
Muqdisho unuka leh ma iskadeysen
@RaageAhmed-l2m10 ай бұрын
Argagaxisada malagadhameyay sxb
@deeqoali794910 ай бұрын
Thanks for sharing 👍
@Tajirnews10 ай бұрын
Mareexan baa xafada degi jiray
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz10 ай бұрын
Somalia proboxe majira miyaa
@zahrafarah82711 ай бұрын
ninkaan dar asalama uu la shaqeeya a ani diraa salaam iyo meeshaan aa qaadan la haa ooo magaalada i dhow badan a nee cow fiican u leh daarasaal waa meel duur ay waa laga fiicantahay bada meel u dhow waa meel fiican insha alla next two years way dhismo e
@cdale.p4 ай бұрын
wa saxan tahy xita camera da kuma adin dabaqyada dhisan iyo kuwa dhismahw kusocdo. lkn next video wa arke aso dhahyo waaw meshan cadi maha. ani live utagy wa si arkay mashallah mel magalada udhow hawo fcn leh wye
@OsmanGaryar-zh9et11 ай бұрын
Keep bro
@JamiilaJiimi-xq3pv11 ай бұрын
Masha allllah waaaw❤
@ubaxmuxudin186111 ай бұрын
m.a❤
@Yarkonina Жыл бұрын
LUUQAS WA KII SARTA MARIYAA UU LAHA EE FARMISHIYAHA CALAMIGA