Itobiya 30 sano oo lasoo dhaafay waxay ku dadaashay somaliya inaysan cago ku istaagin,sidaas darteed waa mahuraan in somaliya ay hesho cid ka waabisa itobiya,masarna kaalintaas ayay buuxinaysa macnaha somaliya waxay helaysa fursad ay ku dhisanto si ay u noqoto wadansi buuxda u difaacan kara qaranimadiisa,iyo madax banaanidiisa dhuleedba,waare waa daneyste u gacan galay cadawga somaaliyeed ee taarikhiga ah waana itobiya.
@omerjibril73183 ай бұрын
Absolutely Somalia 🇸🇴 peoples Yes we need Some countries stand up with Somalia 🇸🇴 Borther what you think about Ethiopia 🇪🇹 not alone Some countries pushing Ethiopia you know what ? So Borther your opinion wrong
@alihassanishak45733 ай бұрын
Barow show walaalkey waxaa sabab u ah. Ninka mas uulka an ka dhiganey ..waa .xassan sheep oo contraction ku so qaatey sida uu u kala furfuri lahaa..sababtuna waa Cunsuriyada qabiilka xanbaarsan ee muwaadaniinta uu u kala er xanaayo .hadii Alle uu ka qabanin waa hubaal in ay soomaaliya kala tageyso
@MahadHussein-r5m3 ай бұрын
Waad qaldantahay qofka meesha aad soo saartay waa laftagareen qofka kahadleysid ma ahan
@alisaidmohamed64133 ай бұрын
Waare yaa ka hadashiiyey oo khasbay illeen maalmahaan wA layska dhex hadlayey