Пікірлер
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 5 минут бұрын
Dhulbahante taladaa ma laha ee arrinka. Ha laga eego xagga NISA, kol haddii Cirro ka leexdey wixii la isku ogaa, AARSI AY KU CARQALADEYNAYAAN WEY SAMEYN KARAAN. 1) Waxa lala eegtey maalin XILKII AMMAANKA LALA KALA WAREEGAYEY. 2) WAXA LA KHAARAJIYEY 2 QOF OO HAYB AHAAN KA SOO JEEDA CIDDII. CIRRO. ISKA QABOOJINAYEY 3) WAXA LAGA HOR TEGEYAA. ICTIRAAFKA SOO. DHOWAADEY BEY U EEGTAHAY 4) CIDDA FALKAA MIDIDA DAABKEEDA HAYSEY WAA CID RABTA HARGEYSA IYO CIŔO. IN. LA ISKA. HOR KEENO. 4)DUULAANKA. CEERIGAABO BILAASH. UMA. SOCDO, ICTIRAAF KA HORTAG WEEYE. 5) NIDAAMKAN SOMALILAND LOOGAMA BARAN FALALKA CAYNKAN AH, CIDDA SIDA. FUDUD U ADEEGSATAA FALALKA CAYNKAN WAXA LOOGA BARTEY NISA. MARKAA CIRRO OO AAN BIL JOOGIN, LIIBAAN ISKA. FOGEEYEY. ASXAABTII LA SOO CASUUMI LAHAA MAANTA JOOJIYEY, WEY KA FOGTAHAY. CAKISKEEDII IN UU HARGEYSA. KICIYO. YAAN LA. DEGDEGIN !!! HA HOR KICINA KUWA ICYIRAAFKA SOO DHOWAADEY KAHORTEGEYA EE RABA IN DOWLADNIMADU. BURBURTO. HA DHEGEYSANINA KUWA. FAANAYA EE RABA IN IN CIIDAMADA QARANKA IYO CIIDAMADA. MANIGA AH. KALA DILAYA. ODAYAASHA. HUWANTA GUDAHA AH, EE ICTISAAM KA EE U HIILINIYA. HUWANTA MARKA LAGA ADKAADO IS KAGA. KEEN DHIGAYA. CULIMO DHIIGA MUSLIMIINTA EEVIS DILAYA AY DHIBEYSO, WAXAY RABAAN IN AY VLUHTA VINOO QABTAA HUWANTA ISA SOO URURSANAYA ! HOOY REER HARGEYSOW. CADOWGA DABINADOODA. AY KU. CURYAAMINAYAAN QARANKA, HA HOR. KICINA. WAX KALA. MIIRA, BMARKEY WAX. DHACAAN HA BOODINA, YEY. FAA'IIDO. U TAHAY ISKU DIR KU, IS WEYDIIYA...
@Qodax-x7i
@Qodax-x7i 15 минут бұрын
Sodigii lagaa Harjelo ayaan away kkkk
@Yousuf-q3v
@Yousuf-q3v Сағат бұрын
Dadkii meelkasta ka caytami jiray dhammantood waxay noqdeen Cidagale. Walahi Haber Yonis dhammanteed waa Gob,gobi dhashay, waayo xataa lafta may jabinaynin,ee waxbay dhowrayeen. Laakiin Cidagale waxba lama hadhin,wuu isku xaaray.
@ismaelgure3992
@ismaelgure3992 Сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 3 сағат бұрын
Waryaa reer soomaliland Marasta dhameyseen weli cayeysaan
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 3 сағат бұрын
Bashir is funny “bal wuxu sheegayo ha damaysto daaya” kkkkkkkkkkkkkk
@Zara1168
@Zara1168 3 сағат бұрын
Codlee la maqlayaa
@Zara1168
@Zara1168 3 сағат бұрын
Somaliland guul 💚🤍❤️
@Lagubaray
@Lagubaray 3 сағат бұрын
Guul C/Q S/L,G36,SSB, 🇭🇺✅💪, Argagixisaadi Beenkunooshit Huwaan Haartii waabaa Logaasii daraay miyaa? M-J dhaaganka yo Aglaagada Xuumaa baa Dooqomadi Haartii Naatoodii yo Gurvahoodiibaa seejiyeey miyaa? Qoorsha haas Putland baa wadaa, oo 2reer ee hartii uutaliisaa, Huwaan yaanay soo Nogon, shacaab mahaa ee waa argagixiso (( Haartiigi Jaabyoo waxaa kudhacaay Jaac ivo Baruud dheeh,))
@farahroble9961
@farahroble9961 4 сағат бұрын
Waar wasiiradii ugu badnaa baa hesheen wali meyaad qalinaysa 😂
@FadumoCumarsalebaan-jv4up
@FadumoCumarsalebaan-jv4up 5 сағат бұрын
Mansha Allaaah Adeer ubaxöe❤❤❤❤
@hiddowacan811
@hiddowacan811 5 сағат бұрын
Maansha allaah waraysi fiicanbaad nasiisay
@hiddowacan811
@hiddowacan811 5 сағат бұрын
Guul guul soomaalilaan guul ciidamada kala duwan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@awadkayse4736
@awadkayse4736 5 сағат бұрын
Ubaxle Weriye waafiya ,Codkar ah,Indheer garad meel aad u fog ka hilaadin kara,gedgedoonka waayaha iyo waqtiga dharaar noolba soo aaddan la fili karo inay dhacaan gacalkii hele,ee ku xidhnaada oo kor u qaada chanalkan Waddaniga ah ee hiil Qaran.
@khadrayusuf5122
@khadrayusuf5122 6 сағат бұрын
Nasruu mina laah wafatxuu qariib ilaahay baa il jira somli lan💖💝
@ahmedfamily6360
@ahmedfamily6360 6 сағат бұрын
Ku gardiya ilma garac garaad❤SL❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 7 сағат бұрын
maxabistu wa 208 ogow taas xaqiiqdana wa sidas si lacadeeyaay babuurtana wa 11 sagaalku wa kuwa qorayaha qoryo badana wa laga sooqabtay
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 8 сағат бұрын
guul bay joogtaa itobiya
@CGeedFarah
@CGeedFarah 8 сағат бұрын
Guul somaliland❤❤❤
@nkm3449
@nkm3449 8 сағат бұрын
Badhyaculusay labada orod kala reeb alla kariim
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 11 сағат бұрын
Well said
@kismayo612
@kismayo612 11 сағат бұрын
Baal cida lanta ah koor me baraka kuu arkan nacalada
@yasirfarah399
@yasirfarah399 14 сағат бұрын
Shalom Shalom Ahmed Bashir ❤🎉
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 14 сағат бұрын
Yusraaay waa Qayb xuntahay: karuure tv:
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 15 сағат бұрын
Nayaa 1988kii Qamri baad ku Cabaysay moscow dhillo. Halka soo dagin Buurtaada Daallo: Naag dhillo:
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 15 сағат бұрын
Yusroooo ama Araweelo waa dhilooo isaaq. Naa haka soo dagin Buurtaada Maantana: waa 1988: Walaal !!! Naa waa dagaal. Dhiloo Wax iska Cili kkkkkkkk
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 15 сағат бұрын
Yusraaa!!! Markan buurtaadii daalo waa saarantahaye Haka soo Dagin!!! Waa 1988: Qayb xumaa!!! Kaa ina geele doonfaar baa kaga Fiican. QAYBTA. kkkkkkkkkk Wasiir Cayaaar baa ka heley.!!! Dhilooy. Waa daagal Nooo Cayaaar!!!!
@Sarah-to7oj
@Sarah-to7oj 18 сағат бұрын
😜😜😜 Jabuuti goormey cadow noqotey, sowtii hablaha la laha adbti baa loo yahey la bixinayey, sow ina geela Arab oo nuwadin somalilandar loo tarxilayey jabuti marki naagta uu ina cumar geele qabo ee muuse inaderti ahi laheyd xoolu naga haysta. Marki jabuuti may xumeyn miya, hada marki arinki muuse itobia ka lahaa socon ee dekedihi ayey cadow noqotey. .. Alla shicibka maxaa been loo sheegey 🫣 kagan hadlaya ina kaahin rabo in 100 sano xukumada joogo ee bacaacda hayow waa leydin la fahmey waxaa wadaan... muuse waa tage xaarka cesho
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 18 сағат бұрын
CAAWAANTI. CIDAGALE. EE MORYANTA AHAAYDE. WEEYAAN
@SaadHayd-q7m
@SaadHayd-q7m 19 сағат бұрын
Waa badownimada caalamku way arkayaaan
@nathra7351
@nathra7351 20 сағат бұрын
Jabuuti masoo galayaan somaliland xaaraan baay katahay gudaHa hrg
@EidXaaji
@EidXaaji 20 сағат бұрын
Waxasi war maaha 2 Ciyaalla oo wada hadlay wa Reer Hebel Iyo Reer Hebel maxaad Uga jeeda Xayawan ayad tahay Naxliga xumaanta Dadka kadaa
@MohsmedFaatah
@MohsmedFaatah 20 сағат бұрын
Madaxweyne ciro ha iska ilaaliyo cadwga somaliland ee madaxda jabuti, isaguna ha iska ilaaliyo, madaxweyne ciro, hadii uu tago kabihiisa ayuu deydayi🎉🎉🎉
@abdulhakimsamater7309
@abdulhakimsamater7309 20 сағат бұрын
Mashaallah .. thank you sir … ❤️💚❤️ Guul somaliland inshaallah ..❤️💚❤️
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 20 сағат бұрын
Lumaaye kuwa umudahraadaya waa in taabo sharciya xukuumadu kaqaadaa duligan duliga umudahraadaya😂😂
@LadanecumarLadane
@LadanecumarLadane 20 сағат бұрын
Xasan cabdi laahi geesi guuul
@farahroble9961
@farahroble9961 20 сағат бұрын
Subxanallah qashinka iska gure horta mayor Mooge ayaad ku walateene
@HassanWarsame-bk3sv
@HassanWarsame-bk3sv 22 сағат бұрын
Gull somalillad 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@Abclll-i3h
@Abclll-i3h 23 сағат бұрын
Reer sland ma necba reer jabuti laakin reer jabuti iyaga reer sland neceb. Wax lagu sameyayna ma jirto. Siyasada jabutina maaha siyasad xiitaa ogol jiritanka sland . Markaaaga yeeli mayo. Dadku haday is wada raacan ooh iska daayan reer hebel cidna sland waxba ka qaadi mayso
@ahmedgacan7119
@ahmedgacan7119 23 сағат бұрын
Ila imka ayu mahdi guled isticmala cidagalaha sicid Cudahy kalayidhA iyo liban babulaha ina cumsrdon iyo suldankoda dhagaxa tuura sida ula soco
@74somer
@74somer 23 сағат бұрын
Well said professor jama 💯
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 23 сағат бұрын
Somaliland waa la soo weerarayaa. Yahuud iyo Itoobia oo Maraykan la socdo ayaa Baddii Somaliyeed qaadanayaa. Hurdada ka Toosa.
@ammmmgmail
@ammmmgmail Күн бұрын
Ubaxloow Djibouti waa walaaheen. Ubaxloow nacaybka aad Djibouti u qabtid waa kugu kelidaaye kulama qabno!!!!
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Күн бұрын
Jab butti madaxwaynuhu yuu tagin way sixrayaane balaayo idiin timaaday
@somsessl1310
@somsessl1310 Күн бұрын
Ubaxle noooloooooow
@AliAhmed-eh1mo
@AliAhmed-eh1mo Күн бұрын
Waria walida inaga daya sxb! Liban Al-Cadala qofka dibateya wa qof G36 indaha farta kageliyey! War wa ninki Kou ka'ahaa halganki Abdiraxman uu koso baxay! Wa ninka G36 mideyey oo lagu tagerey Abdiraxman Cirro!!! Hada dorashadu wey damatey oo waba lagu kala guleystey! Waxa Liban laga raba Hadi ee ahain maxad rerka G36 umideysey hala ino shego? Iyo maxad Musev Bixi xilka kaga xayubisey miyaa??? War walidan iyo nacnacda yaney idinla fogan sxb! Hadi kale gacanta ayanu isula tegeyna!
@ismailhagisaeedabdi
@ismailhagisaeedabdi Күн бұрын
Verry good thank you
@MaxamuudMeecaad-b6j
@MaxamuudMeecaad-b6j Күн бұрын
Xaqiiqa production well come ❤❤❤❤❤❤❤fariid hooyada ninbay dhashay saxaafada somaliland wxay tahay magarnaya
@EidXaaji
@EidXaaji Күн бұрын
Xisbiga Wadani iyo mdxweyne C/raxman marka Horreba May wadda Socon .Ninka Galaal layidha Aqoonsiga Slandba waka so Horjeeday .Wadani Xirsi iyo Galaal ma metelan madxweyne Craxman
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Күн бұрын
Ninkaa (dhukur) xoghaya waddani isagoon cidna la tashan ayuun buu si ka fiirsasho la'aan ah ugu dhawaaqay xaflad 2aad. Midda kale Jabuuti lafteedu maxay ku fali ciyi waa ka baryay