❤❤❤❤❤❤❤ Africa wa dhulkeyga dhaxal awowgey Africa wa dhulkeyga wan ku dhartay geska africa wa dhulkeyga dhaxal awowgey wan ku dhartay wan ku dhiman dhab Ayan u jeceshahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Africa 🌍
@FarhiaismailMohamud-z4yАй бұрын
Africa wa dhulkeygi wan ku dharanaya Africa dhereg lagama wayin Africa dhul barwaqo weya dhuni iyo dheyman ba ka buxo dhulkeyga wan u noqon geska africa wa dhulkeyga dhaxal awowe yal Africa wa dhulkena dhab ayan u jeceshahay dhalil uma ogoli colada markay dhamato dhulkeyga wan ku noqon mel barafka igu dhaco kuma dhalan mel madow ga lagu dhibo kuma dhalan geska africa wa dhulkeyga wan ku dharanaya geska africa wa dhulkeyga an KU koray geska africa wa dhulkeyga an KU dheli jiray geska africa wa dhulkeyga wan u dhiman ❤❤❤❤mom hibo sharaf heskedi Africa
@FarhiaismailMohamud-z4yАй бұрын
❤❤❤❤❤
@Hamdi-n6u3 ай бұрын
Dhulkeenii dhaxal awoowe walaalyaal aan u noqonee plz qabyaalada naga daayo. Anigu qofna ma qabyaaladaydo qabiilna waligeey ma caayin. Hadana waxan diyaar u ahay in wax kasto qayraad gobolka ka imid Laga Helo soomaali oo idil ila cunto. I love you soomaali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️
Gurigena dumay Qarax iyo nolosha wanted lagu dhisi raba wale gabalaxsan doqon garad maran bad sidan gud ahan adunyada giranta umadaha ku gadaman gebigod mid walbo Dan u gar ah Leyahay geyigo da horumar u goban inana teni so gambinayo intan galalaxley ka gurney miyanan gesi wadani aho ka gubtay Qarax geyigena u dhalan geyigena guud 😂😂😂😂😂😂