Пікірлер
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Сағат бұрын
Asc sheik Maxamoud Masha Allaha Masha Allaha Masha Allaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Сағат бұрын
Shukran sheikh Abdulrahman, waan ku raacsanahay sida u qabo, daliilkuna wuu cad yahay, mana aha mid la akhriyayo ookeliya ee waa la arkayaa .
@mohaaweys
@mohaaweys Сағат бұрын
M.asha allah❤❤❤
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 Сағат бұрын
Thanks so much Suldaan Media, sheikh Abdulrahman, carshiga iyo kursiga ALLe ayaa Swt abuurey xigmad la'aana looma abuurin, ALLena swt wuxuu adoomihiisa u sheegaa wax ay fahmi karaan, wuxuu ALLe swt inoo sheegey iney ehelu jannahu arki doonaan ALLe swt si aad u faseexa, wuuna la kaftami doonaa adoomahiisa isagoo sheegaya magaca adoonkiisa, su'aasha isweydiinta mudani waxay tahay, sidey indhaha ibnu-adamku u arki karaan Alahaas kursigiisu ka weyn yahay samada iyo arlada, ( ma isku dayi kartaa jawaabta su'aashaas, sheikh Abdulrahman) waayo weynu fahmi karnaa qiyaasta ay indhaheenu si cad u arki karnaa. Mahadsanid.
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 2 сағат бұрын
Moi tout ce je demande allah il me donne apres je compri dieu il donnera au paradis😢😢
@YasmiinMohamud-ef6yi
@YasmiinMohamud-ef6yi 4 сағат бұрын
Illaahayow culees walbo aan dareemayo iga dulqaad yaa allaah
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 5 сағат бұрын
Sheikh Almis Allah ,haku xifido aadban udhagaystaa masha Allah Nin khayrle
@lamahuranaline6332
@lamahuranaline6332 5 сағат бұрын
Sheekh shabaabka inbaa aminsaan kacanto la isticmaalo inay kamiid tahay waxa la mulkiyay oo inay xalaal utahay , fadlaan sheekha su aashaa igaadhsiiya?
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 6 сағат бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Meelaha aanay cagto gaadhin iyo gudaafadaha iyo merlaha dhirtu ku badantahay iyo kharabadaha.
@CRahman-fo5mi
@CRahman-fo5mi 7 сағат бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤
@CRahman-fo5mi
@CRahman-fo5mi 7 сағат бұрын
mashaa allaah
@anisaali4420
@anisaali4420 16 сағат бұрын
Ninka ruushka magaciis
@husseindirie531
@husseindirie531 19 сағат бұрын
muslimiinta stress kuma dhaco kulahaa muslimiinta maxeey sameeysanyihiin 😂 ?
@foziasaid477
@foziasaid477 20 сағат бұрын
السلم عليكم ورحمه الله
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 21 сағат бұрын
Illaahaan ku mashquulsan Bariga Dhexe! ... Aaway Nabiyadii ku hadlaayey luqada qoomkooda oo quraanka noo sheegay? Aaway kii Soomaalida loo soo diray? Kii Xabashida loo soo diray? Kii umadaha kale loo soo diray? Maxaa ku soo xoomiyey Bariga dhexe ( Yuhuud 99.9% iyo Carab?) ... waa sheeko raqiis ah oo Bariga dhexe ka jirtay 1400-3000 sano ka hor...) ... Yuhuudda badda loo kala dhambalay, maxay Siinaay u amari waayeen oo Isreal/Falastiin meeshaas uga gali waayeen.. Sheeko baralay ( Asaadiiru awalliin)
@Abdulkga
@Abdulkga 21 сағат бұрын
Khuraafaadkii Carabta aan ka maqli jirey, ayuu Sh Cabdiraxman bilaabay. Gaal Maraykan ah ayaa waxaa yidhi; nin Garmal ah ayaa diinta amaanay oo muslimay. Weligaa ka maqli meysid Carabta, nin madow ayaa soo muslimay, ama Hindi, ama xataa Chinese. Always, nin cad ayay Carabtu caabudda oo diinta magac uga raadisaa iyo kalsooni.
@abdirizakmohamud9165
@abdirizakmohamud9165 11 сағат бұрын
Adiga dhibaato midab ba ku haysata
@Abdulkga
@Abdulkga Сағат бұрын
@@abdirizakmohamud9165 Siyaasadda midabka, markaad barato, waxaad fahmaysaa khuraafaadka iyo brainwaashka Carabtu ku hantiday maskaxda Soomaalida. Siyaasadda midabka iyo cunsuriyadda waxaan ku haysta PhD aan ka qaatay dalka Maraykanka.
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 21 сағат бұрын
Carabta waa lagu qasbay in ay ka tanaasulaan addoonsiga, reer galbeedka ayaa ku qasabay ( Magafe Libya iska addoonsada Afrikaanka ( waa ceeb nin carab oo Afrika jooga maanta in uu Afrikaan qabsado) daliil diintqa Islaamka. ayuu u haystaa waxa uu samaynaio...
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 21 сағат бұрын
Nin muslim ah ( Ansaar iyo si kale ayey Xadiithyada wariyaan)markuu dhimanayey ayuu addoon xoreeyey, Nabiga ayaa sii iiibieyey ( 800 dirham siiyey) waa xadiith saxiix ah, Bukhaari iyo Muslim laga heli karo ... Sh Cabdiraxmaan maanta wuu ka soo horjeestay.... maadaama uu damiirkiisa ka duwan yahay carabtii jirtay 1400 sano ka hor.....
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 21 сағат бұрын
Suudaanta, Soomaalida,Yementa, Afgaanistaanka iyo Pakistaanka yaa ka salaad badan? hadana yaa ka badan oo daadiya dhiig, kufsada dumar, musuqmaasuq, tuugo, mooryaanimo iwm? maxay salaadda u caawin waysay? mise salaadooda ayaa qalad ah? sidee ogaan kartaa taas?
@zaraosman2096
@zaraosman2096 22 сағат бұрын
Sultan media waad ku ciyaarteen hadalkii dib u soo laalaabanaya
@abdiasiis_idris_caska
@abdiasiis_idris_caska 22 сағат бұрын
Masha Allah sh jasakalah ❤
@dahiromar1060
@dahiromar1060 23 сағат бұрын
Asc yaa Sheik midigta biyaha haa lagu cabo
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 23 сағат бұрын
Cawrada dumarka maxaa lagu xalaashadaa? ... yaab! in qof dhan gudihiisa laga sheekeeyo... Meherka! ... mutcada ... (nikaax mudaysan) naag lala raaxaysanayo oo wax la siinaayo.... (Shiicada eeg ... jid ayey ku taagan yihiin oo diinta furtay) ...
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 23 сағат бұрын
Quraanka qayb ma raacaysaan, qaybna ma tuuraysaan, sidii yuhuudda... ?? .. Quraan ayaa la tuuray maanta...
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 23 сағат бұрын
Illaahay ayaa yiri "addoomadiina ku socda" Sh. Cabdiraxmaan waxaa ku dhacay "Cognitive dissonance" moralkiisa ma ogolaan karo, wax Nabiga iyo Asxbaabada sameeyeen, in ay addoonsadaan dad... dumar .. ilmo iibsadaan.. Hadda ma jirto.... Diinta dhan iyo xadiithyada waa manual sida addoon loo gato,,, loo kufsado iwm....
@BadriDayib-ff7cu
@BadriDayib-ff7cu 23 сағат бұрын
MIDIGTA BIYAHA HALAGU CABO
@khadarweedhsame7550
@khadarweedhsame7550 Күн бұрын
Wll waad fiicantahay 🎉 Waxaad sameysaa codka echo ka reeb plz
@user-nw2su1lw3v
@user-nw2su1lw3v Күн бұрын
Shekheyga aan jeclahay Salaada aad ha hadleysid ma midda Somalida lagu khayaana mise waa mid kale? 95% inta Germany leh oo wajiga so madowysta waa badan kooda waa munaafaqiin Xukun doon ah Somalidi Cirib tiray khuraafad ay ku so lacag qateen wata? Somali waa la ogaa in ay Shacabka deggen G/mudug P/land, S/land, Djibouti, Kenya, Gelinka 5aad ay yihiin 4 illa 5 inta Diinta Islaamka haysta 😊😅😮😢😮😊😅😮😢😅😅😮😂😮😢😮
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Күн бұрын
Adiga laguma raacin cidkake, Salaaduna waa mida Tiirka labaad ee arkanta Islamka, marka adiga laguma dirsan cida qaaimeysa lkn Rabigaa caabud una ducee dadka Muslimiinta… taas baa Rabigaa kugu jeclaanayaa…
@SurprisedBambooForest-fd3hf
@SurprisedBambooForest-fd3hf Күн бұрын
😢😢😢😢😢😮 asxabay Ii Soo duceeya arin ayaa ihaysta cabsi igu haysa culays gaalada wan kabaqayaa ❤❤❤❤❤ ilhay hanaxafido❤❤❤
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Күн бұрын
Wll gaaladu waa bani aadam mana mudna in laga baqo, cid Alle ka soo hara ma mudna in laga baqo, teeda kale akhriso ayatul Kursi, Sura Ikhlaas Falaq iyo Naas marwaba afkaaga haka saarin , Illaahey haku qawiyeeyo
@SurprisedBambooForest-fd3hf
@SurprisedBambooForest-fd3hf Күн бұрын
@@felisabdi3794 jasakalah inshlh wan samayn
@SurprisedBambooForest-fd3hf
@SurprisedBambooForest-fd3hf Күн бұрын
Ducada noo sooqora asxabay jasaklah❤❤❤
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Күн бұрын
Masha allah; sheikhoow alle kubarakee may allah give us guidance,
@NoorhajiDhumal
@NoorhajiDhumal Күн бұрын
Scw scw scw scw scw
@maryanbashirxasan8278
@maryanbashirxasan8278 Күн бұрын
Asc asxapey iso duceeya gapdh adag ayan aha balse ilba igashay wana dayey dadalkii 😢iso duceya
@SurprisedBambooForest-fd3hf
@SurprisedBambooForest-fd3hf Күн бұрын
Alaha ku caafiyo
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 Күн бұрын
Weli waa tahay abayo 🥺❤
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 21 сағат бұрын
Il wax la yiraahdo ma jiraan, is-qabooji... waa wax carabtii badawda ahayd ee 1400 sano jirtay, ay aaminsanaayeen... Noloshaada wado... Il iyo habaar waa sheeko been ah. oo cadayn loo hayn.. maxaa looga arki waayey dadka kale? ......
@maryanbashirxasan8278
@maryanbashirxasan8278 4 сағат бұрын
Wllhi way jirta isha anana ka huba alxmdulilaah dheh haduna ku galin ishu dhagax​@@kalisocodkali4469 ayey ka adagtahay
@maryanbashirxasan8278
@maryanbashirxasan8278 Күн бұрын
Mashlllah mawduc wngsan
@alimehamud31
@alimehamud31 Күн бұрын
Allahu Akbar, Jazaka Allah.
@AbdiNjbMahamed
@AbdiNjbMahamed Күн бұрын
Jasakalah sheekh
@abdirahmanbillowxaji-ue9eg
@abdirahmanbillowxaji-ue9eg Күн бұрын
SCW❤SCW❤SCW❤
@abdirahmanbillowxaji-ue9eg
@abdirahmanbillowxaji-ue9eg Күн бұрын
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Күн бұрын
Masha Allah sidan ayad ku fiican tahay ,ee Somaliland faraha kala bax.
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 Күн бұрын
Sheekh almis kheyr allaah ku siiyo saaxada waasici (oomaslilan) Soomasloo dhan baad wax u sheegeysaa kuwa kula jooga iyo kuwa ku maqli doonaa Marka cilmiga ama kalimadaafu intaa haka waasacsanaato
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Күн бұрын
Maanshallaah, sheekh ilaahay ha kaa Abaal mariyo wanaaga iyo sida dhabtaa ee aad u daristo diinteena nooguna sharaxdo,aamiin aamiin yaarabi
@abdihakiimahmed5667
@abdihakiimahmed5667 Күн бұрын
❤❤❤Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Күн бұрын
My Sheikh😘😘😘🏆🙏
@LaylaMahamuud
@LaylaMahamuud Күн бұрын
❤❤
@FarhaanAhmed-eb8iu
@FarhaanAhmed-eb8iu Күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️✅🤲
@Mohamoud_1_YusuF
@Mohamoud_1_YusuF Күн бұрын
Mzha Allah Sheikh جزاك الله خيرا
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Күн бұрын
Ninka xiiran ee gaalka ah oo af somaliga ku hadla horta qof yaqaan lamaba arag asagoo in badan la lee yahay somali ma aha baan maqley wuxuu yahayba ilaahay ayaan sharkiisa iyo shar oo dhanba ka magan galney
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 2 күн бұрын
❤ ALLAHU AKBAR❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 2 күн бұрын
❤ ALLAHU AKBAR❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 2 күн бұрын
❤ ALLAHU AKBAR❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤ ❤ sallallahu aleyhu wa salaam❤
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078
@muxiyodiinyuusufbarremacha4078 2 күн бұрын
Allow janadada na gee😢