Пікірлер
@AbduJabbar-jr4jm
@AbduJabbar-jr4jm 15 күн бұрын
As wr wb
@othmun1
@othmun1 Ай бұрын
Sida warbixinta Sheikha ka muuqata, Sheikhu wuxu u egyahay in uu mukhaabaraadka Saudi Arabia u shaqaynayay!
@cabdulahic.raxman2890
@cabdulahic.raxman2890 2 ай бұрын
Diinta oo la dagaalamay maxamed siyaad barre iyo allaha u naxariisto Is qabadsii iyo wadaado nahay aad baan uga xumahay culumo wanaagsan allaha na siiyo
@SharkeyHassan
@SharkeyHassan 2 ай бұрын
أللهم صلي وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
@ikhyaaradan2359
@ikhyaaradan2359 3 ай бұрын
Cilmu minalkitaab????
@wacaysjibril3595
@wacaysjibril3595 4 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@XuseenMaxamed-nc3uk
@XuseenMaxamed-nc3uk 4 ай бұрын
ماشاء الله❤
@AabdeAhmed
@AabdeAhmed 11 ай бұрын
حلقة مفيدة وشكرا
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
22:45 !!! 46:28 !!!
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
45:00 !!!!! 55:00 !!!!!!!!!!!!
@husseindirie531
@husseindirie531 Жыл бұрын
xiligii afladon iyo plutto miyaa la joogaa? sheikh caqliga iyo cilmiga wax dhaama malahan 1:00:07
@naxlaawi9266
@naxlaawi9266 Жыл бұрын
Alle haku hanuuniyo
@cabdulahiaxmed5882
@cabdulahiaxmed5882 Жыл бұрын
Xafidahu laaah
@mohammedshaikh6808
@mohammedshaikh6808 Жыл бұрын
Aad baan kugu mahadcelinaynaa sheqanaa
@husseindirie531
@husseindirie531 Жыл бұрын
su aadha aan isweeydiiyo waxeey tahay, diimaha oo dhan waxeey leeyihiin nabi aadam waxa uu ahaa nin cad, dadka dhulka ku nool oo dhan waxeey ka yimaadeen Aadam, oo waa ilma aadam, afrika maxeey u madoowdahay ?
@Eye.252
@Eye.252 Жыл бұрын
Hadii uu madooba dadka cadi xagay ka imaadeen? Awoodaha rabbi anoo aminsan, ma qiyaasi kara Adam iyo xaawo inay kala midab ahaayeen ama caruurtooda
@ismaelshuraim1424
@ismaelshuraim1424 Жыл бұрын
Waxay ku imaden midabada kala duwan nabi nux calyhi salam wuxu dalay sadex carur ah mid waxa la odan Jiray xam ka kalena yafis ka sadexad na Sam mid u cada midna u casa ka sadexadna u madoba
@husseindirie531
@husseindirie531 Жыл бұрын
@@ismaelshuraim1424 adiga hadaad cadahay ilma madoow ma dhali kartid, ilma cad cad unbaad dhaleeysaa. nabi aadam iyo xaaskiisa lama yaqaano midabkooda oo diintu waa ku muransantahay, sidee u cadeeyneeysaa dadkaas aad kor ku xustay midabadooda ? mise qeeybka ay diintu noo sheegtay ayaan iska aaminaa ?
@mukhtarisman6418
@mukhtarisman6418 Жыл бұрын
​​@@husseindirie531 walal dooda aad sheegtay ee ah adoo cad ilmo madow ma dhali kartid cilmiga dhaxalka iyo hidaysiga ama Genetics and Inheritance-ga agtiisa waa dood khaldan. Anagu kuma lihin wax iska aamin ee waxaanu ku leenahay wax baro.
@assadabdi7737
@assadabdi7737 4 ай бұрын
aadam waxa laga abuuray carooyin midabo badan leh
@xuseennuur6409
@xuseennuur6409 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته sh Bashiir waxa loo baahanyahay in silsilladda nambaradeeda si fiican loo qoro.
@duceysane5000
@duceysane5000 2 жыл бұрын
Jazakumu lahu kheyran
@qaaf6735
@qaaf6735 2 жыл бұрын
Mashalah
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
Subscribeta waan kala noqonayaa haddii aad downloadka u samayn weydaan! Contents ku waa qaar Sheekhu dadka ugu faa'ideeyo, soo daaya downloadka.
@muniifhaji4124
@muniifhaji4124 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️ Masha allah 👍
@serahmed5346
@serahmed5346 2 жыл бұрын
Sh Abdirahmanow sheekha xiriirkiisa ma heli karaa xog baan ka rabaa. Mahadsanid
@serahmed5346
@serahmed5346 2 жыл бұрын
Cashar muhiim ah oo taariikh ah.
@serahmed5346
@serahmed5346 2 жыл бұрын
Masha allah. Taariikh quruxbadan oo cilmi doon iyo dacwo ayaan ka faa'iiday. Ilaahay haydin barakeeyo labadayda sheekh Sh Abdirahman Bashir iyo Sh Maxammed Garyare.
@abdirizakibraahim1039
@abdirizakibraahim1039 2 жыл бұрын
Asc fadiilatu sheikh Abdurahman bashiir waxaan kaaga mahad celinayaa ,sida wanaagsan eed noogu soo tabisy nahdadaan casriga ah waxaan kaa codsan lahaa,meel aan kaala soo xariiro inad isheegto sida tell,gmail,and e.t.c
@zouhour89fahiyehhoussein33
@zouhour89fahiyehhoussein33 2 жыл бұрын
Caaq waa assassin
@zouhour89fahiyehhoussein33
@zouhour89fahiyehhoussein33 2 жыл бұрын
Menace verbal
@adamsahal5155
@adamsahal5155 2 жыл бұрын
Sh buuruhu biyaha masoo jiitaan.hawada oo dhibco biyo wadata ayaa buuraha ku timaada.maadaama aysan gudbi Karin kor ayey aadaa kuma qabowdaa sidaas ayey buuruhu xiriir ula leeyihiin roobka
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 жыл бұрын
Sheekhaw mid kuguma waafaqsani Midna waa kugu waafaqaya Inay laba cadaw yihiin gartay kugu waafaqay Siday u kala daran yihiin aniga somalida wadankii hooyo ku nool reer galbeed ayaa ah cadawgayaga xaqiiqiga ah oo joogto dhibaato joogto ah ugu haya dalkayaga iyo dawlayada Adigana reer galbeedku degenansho ayay ku siiyeen sidaa aawaded ayaad u xigsanaysaa ee badheedhahaga sidaa u cadayso anaga suuriya iyo dalal kale toona waxba nagamay galine
@Coolgranma
@Coolgranma 2 жыл бұрын
Asc Sheekh Cunnadii durbaba waa ay Qaaliyoobeen,,,
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 2 жыл бұрын
Jazakalaah Cheick Abdourahman Bachir
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 2 жыл бұрын
Waa loo baah na in la cadeeyo Diintu namay farin marada nooca u tosha ee is astura ayunbay na tidhi
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 2 жыл бұрын
Mufakir check abdirahman jazakalaah
@sheikhzakaria5147
@sheikhzakaria5147 2 жыл бұрын
Jazakalaah Cheick mufakir Abdourahman Bachir
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 2 жыл бұрын
Garyare mar haduu fidnoole farmajo wanaag ku sheegay maradu weyka dhacday waana uu isku dhexyaacay
@husseinnur8250
@husseinnur8250 2 жыл бұрын
Sheekhu ururada ma fahmin ujeedada Itoobiya ay u tegeen maba fahmin.
@noahrageh623
@noahrageh623 2 жыл бұрын
Shiikha bilowga Quraanka akhrinaya magacii? Yaa garanaya
@nuursheekh7224
@nuursheekh7224 2 жыл бұрын
Noah rageh wll nuurayn ayaa ladhaha jeclahay
@bashman345
@bashman345 2 жыл бұрын
Markaa wuxuu weligii soo waday ee dacwad, Islaax iyo Ikhwaan lahaa ma biyo col dhaanshay ayay noqdeen oo wuu ka noqday? Farmaajo nin wadaadnimo shaqo ku leh ma aha, ninkana waa sheekh baa la leeyahay, muxuu kuwii ay isku manhajka ahaayeen ku diiday oo uu mid ay kala afkaar yihiin u doortay? Halkaa yaa ii iftiimin kara?
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 2 жыл бұрын
Bil iijaaz !War caddaaday !
@maymuunaxmed8160
@maymuunaxmed8160 2 жыл бұрын
Maasha allah sheikh wax badan ba ka faaidaysta alla ha ku xifdiyo
@karimaally9245
@karimaally9245 2 жыл бұрын
Inalilah waa ina ilehi rajacun, y’a Allah help us 🙏🏽
@AliMadoobe
@AliMadoobe 2 жыл бұрын
I found this to be copy cat from طارق السويدان courses
@abdirashidahmed2725
@abdirashidahmed2725 2 жыл бұрын
Maasha Allah musalsal taariikheed kii ugu qiimo badnayd
@MYusuf-pm3cq
@MYusuf-pm3cq 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@abdkarimharet3602
@abdkarimharet3602 2 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم انتما شيخان جليلان باهتمامكما بأمر المسلمين، وكلام شيخنا الفاضل واضح وصريح نرجوا الله أن يؤلف بين قلوب المسلمين وان يجمع كلمتهم اللهم آمين اللهم آمين اللهم آمين
@musea.jimcale2014
@musea.jimcale2014 2 жыл бұрын
Donlodka fura walaalayal Mahaysto wirles meelkale ayaan ka soo degsadaa markaan xaafada tago ayaan dhageysta Mahadsanidiin
@rokia4758
@rokia4758 2 жыл бұрын
Waa taxane aad u qiimo badan. Mahadin dhammaan inta ka shaqaysay. Waxaan rejayn in taxanuhu u gudbo qaybaha kale ee xarakooyinka sida tayaarka suufiga iyo salafigaba.
@Somalitraveli1
@Somalitraveli1 2 жыл бұрын
22:00 Is very good advice for all
@AliMadoobe
@AliMadoobe 2 жыл бұрын
45:00 Dam Jadiid story. Break away leader AbdiKareem Gulleid, is now presidential candidates 55:00 Please comment more on this sensitive story
@AliMadoobe
@AliMadoobe 2 жыл бұрын
46:28 Weak Takfiiri like Sheikh Xassaan of Nairobi
@AliMadoobe
@AliMadoobe 2 жыл бұрын
22:45 The first group against the communist junta in Somalia. Do you know any?
@AliMadoobe
@AliMadoobe 2 жыл бұрын
39:00 King’s delegates and throwing the Shk under the bus by his minister