Saddex Jeer Baa laqalay Gabadhan Yar
6:33
BAY BAY REER  NAIROBI
17:34
2 жыл бұрын
Muuqaal kooban oo Cajiib ah
16:50
2 жыл бұрын
Igarre  yaasiin iyo  Dar-daaran
9:01
2 жыл бұрын
SHORT FILM CUSUB IYO QISO CAJIIB AH
13:51
Maxaad ka fahantahay Muuqaallan
21:09
Пікірлер
@jacfaribraahim5988
@jacfaribraahim5988 Сағат бұрын
Qalbiga i xanuunay ax yaakhey 😢😢😢 ilintaan ceshen waayay
@AhmedAbdi-sahan
@AhmedAbdi-sahan 11 сағат бұрын
Waxay raacsay tahay tixda Aniga fikirkayga maxa yeelay Tiraabta wa hadal iska caadi ah Oo aan murti laheyn
@FarxiyoDhicis-d2w
@FarxiyoDhicis-d2w 2 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭
@WaliCabdulahi
@WaliCabdulahi 4 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭
@CaydiidXayir
@CaydiidXayir 7 күн бұрын
Zhb gabyga gabar masiisteen xgee kahelaa asago dhmystiran yaase tiriyay
@cadecalasoowcariif1257
@cadecalasoowcariif1257 8 күн бұрын
Asc waxaad tahay soomaali dahab aj
@cadecalasoowcariif1257
@cadecalasoowcariif1257 8 күн бұрын
Asc allaha unaxariisto nur ismaan jeyte waxa ahaa macalin bb kadibna jiilaay
@SaynabsheikhSaynab
@SaynabsheikhSaynab 9 күн бұрын
Ilaahayoow kucaafi yaarabi
@RuqiyaAbdi-p9b
@RuqiyaAbdi-p9b 13 күн бұрын
🎉🎉🎉 ❤❤❤❤❤❤ Aabohod away
@mursalquulemedia
@mursalquulemedia 14 күн бұрын
Masha Allah
@khaalid_cabdullahi123
@khaalid_cabdullahi123 21 күн бұрын
😂😂
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 23 күн бұрын
❤❤❤❤bir magaydo waa dadka caruurta haweenka dhakhtar fannaan macalimiin culimo nooca fiica iwm❤❤❤❤
@Yuusuf-Adam143
@Yuusuf-Adam143 Ай бұрын
Assalaamu calaykum Walaalyaal meeshani waa halkee, ma NFD baa hadday tahayna waa ka halkee?
@AhmedAlixeyle
@AhmedAlixeyle Ай бұрын
Umal kheyr waaku wataa ❤❤❤
@abdinoorhassankono
@abdinoorhassankono Ай бұрын
Maxasanid😮😅😊😢
@AdenMohamed-dx3fx
@AdenMohamed-dx3fx Ай бұрын
Asc waxaalayidhaa geel ramad ah
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢 ruunti wan o yee
@Maxamadyusur
@Maxamadyusur Ай бұрын
Adigu masoomali baatahay mise. s laand
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Ай бұрын
Kuwi dily marshalee wali lama qabqn kuwi ilkacse sumyeye lama qaban alhu akbar ilhow so qabo kuwi dily
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Ай бұрын
Walhi xumn mahn si ficn bad no fahn sise abyo ❤❤❤❤ ilhy ha u naxristo
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Ай бұрын
😅😅😅😅
@abdulkarimdahir5022
@abdulkarimdahir5022 Ай бұрын
wax badan ayaan ka faa'iiday aabe. mahadsanid Igarre.
@DayarkaXafada
@DayarkaXafada Ай бұрын
Ilaahey dhibta haka dulqaado
@FaadumoMuuse-jq4vp
@FaadumoMuuse-jq4vp Ай бұрын
Ala nimankan yaa waraysi caadiya nooga soo qaada oo weriye fadhiya u geeya😢2024 bn nasiib u yeeshay lkn werihan baa ciil igu diley
@BishaaroAweys
@BishaaroAweys Ай бұрын
maa sha allaah
@Haremon-u3k
@Haremon-u3k Ай бұрын
Waad mahadsantihiin
@AbdiQaadirbashiir
@AbdiQaadirbashiir Ай бұрын
اللهم لاتجعلنا من الشيعه
@MuscabKaamil
@MuscabKaamil Ай бұрын
Walahi qozal igu harin 😂😂😂😂😂
@isseolowahmed5860
@isseolowahmed5860 Ай бұрын
Ninkaan hadalkiisa iyo murankiisa Marka aad fiiriso nin Shar badan waana nin Ogu tala galey inuu dadka marin habaabiyo ilaahey Shartiisa ha naga Qabto
@diktorzaki1076
@diktorzaki1076 Ай бұрын
War kan yaa i tusa eygan
@mahadali1052
@mahadali1052 Ай бұрын
Sxb Soo badadi geela dhaqankiisa waa xiiso badan
@SaalaxBadal
@SaalaxBadal Ай бұрын
Soo maalidu way xumaaden markay diintiikabexeen
@maxamedaadanaxmed1626
@maxamedaadanaxmed1626 Ай бұрын
Somalidu diinta kamay bixine waa dhowr qof oo indho beela nacdali kortay. Adna umada somaliyeed ha wada eedayne cidii eeda mutaysatay eedee laxay baad tahaye.
@abdiwalideekabdilahi2471
@abdiwalideekabdilahi2471 Ай бұрын
Walhi xasuus bu igaliyay
@abdiwalideekabdilahi2471
@abdiwalideekabdilahi2471 Ай бұрын
Ninkii geel la haan jiray uun baa fahmaya❤
@MohamedSheikh-m3g
@MohamedSheikh-m3g Ай бұрын
@HanaSaba-u1d
@HanaSaba-u1d Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@HanaSaba-u1d
@HanaSaba-u1d Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@HanaSaba-u1d
@HanaSaba-u1d Ай бұрын
😂😂😂
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Ай бұрын
Dhulbahante cano geel dhamay dheh
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Ай бұрын
Anigaa ka mid
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
@Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Ай бұрын
Adeerkey axmed dirir nuur aadan maha samater baxnaan
@arfabdallah7190
@arfabdallah7190 Ай бұрын
هذا الحيوان الذي يطعن بالصحابة اساله سؤال من الذي حمل الإسلام الي بلاد الشيعة فرس والغراق البس الصحابة رسول الله الكرام صلى الله عليه وسلم. والله ما ارتد من عن الإسلام الذي حمله الصخابة الي أيران والغراق الا شيعة 😊😮
@rmalomaxmuud
@rmalomaxmuud 2 ай бұрын
Cabiga waaye riyawaadan qoslawaaye❤
@farrahmoses
@farrahmoses 2 ай бұрын
Adeerkeey gabadh baa ka maqan oo uga maqan Burco ilaa Hargeisa. Askari buu ahaa Sargaal ah. Hargeisa wuuu kasoo qaxay 1991 hada wuxuu joogaa GEDO. Gabadha iyada aan loo waqlalin buu kasoo tagay.
@farrahmoses
@farrahmoses 2 ай бұрын
Somalida waa dad cadow ah. Dumarka arxan malaha weey is gumeestaan.Subxaanallah
@farrahmoses
@farrahmoses 2 ай бұрын
Geelka baarqabka ah waa dad cun.
@farrahmoses
@farrahmoses 2 ай бұрын
Odeyga waa oday waayo arag ah oo weliba aftahan ah. Reer awoowyaasheen Dhulbahante waan idin salaamay.
@MisraaQuen
@MisraaQuen 2 ай бұрын
😭😭😭😭
@siidowcali1509
@siidowcali1509 2 ай бұрын
Ilahow usahal