Xarardheere oo Lasoo Macsalaameeyay.....
3:48
Пікірлер
@LIBAANMohamud-sk7by
@LIBAANMohamud-sk7by 5 минут бұрын
Allow unaxariso qabrigana hauwasiciyo damantod janada ilaahey ragga hakukulmiyo
@Buurta
@Buurta 24 минут бұрын
Tanag madhan oo raba in la buuxiyo qeyladiisa looma fadhin karo
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 4 сағат бұрын
dadka dilka geysteen ha la so qabto sharciga ha la geyo si nabad lo helo
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb 6 сағат бұрын
Aaaamiin DUCADA ALLAHA U AQBALO
@Salmasaafi-hf7wm
@Salmasaafi-hf7wm 7 сағат бұрын
Ragaas waa shuhado ee Alle haka aqbalo shahaadada
@samirasahra1747
@samirasahra1747 8 сағат бұрын
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 Күн бұрын
Guul iyo gobanimo Ayaan leeyahay barbaarta gaashaaman ee geesi yaasha macawisleey guuleeysta
@TesMode-c5j
@TesMode-c5j Күн бұрын
Marjasto sidaan ayaa ludilaa xawaadle ee masoomari karaa
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Күн бұрын
Xawaadle guul iyo gowanimo iyo geesinimo in shaa Allaah❤💯💯🦁✊💪👍
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Күн бұрын
Xawaadle guul iyo gowanimo iyo geesinimo in shaa Allaah❤💯💯🦁✊💪👍
@MahmodJaruw
@MahmodJaruw Күн бұрын
dhulkii ay ku dha sheen ayey ku dhu mana yaan nimanka diley as karta
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko Күн бұрын
Yasiin dacad wariye sare❤💯💯🦁✊💪👍
@bazeera5520
@bazeera5520 2 күн бұрын
Sanbalooshe sidaad u hadashi Nin sharci ilaala ma tahay Dad dhan aad tiri dawlada xaq uma leh.kakac
@HassanHadow
@HassanHadow 2 күн бұрын
Dadka beenta kadaaf Cadaabta alle kugiliyee Xoolayaaw wecelka ah
@jamaimport
@jamaimport 2 күн бұрын
Been low kaadib ah ilaahey umada masaakiintaa hakaa qabto
@jamaimport
@jamaimport 2 күн бұрын
Doofaar
@ismailmohamed4507
@ismailmohamed4507 2 күн бұрын
Nabad dalka waa ianyu Ka wada shaynaaa melkatonsomli jogto laakin inta askarta Ajanibku joogan melna garinayno. .mudisho dawaldu ha Soo dhaafto fadlan
@geeljire1658
@geeljire1658 2 күн бұрын
😡😡😡😡
@CabdiqaadirDabagooye
@CabdiqaadirDabagooye 2 күн бұрын
Dalxureeye❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 2 күн бұрын
In taas waa inta Al sheydaan Ay ka galaan
@abdirashidjibril8331
@abdirashidjibril8331 2 күн бұрын
Caalamku wuxuu kugu ogyahay inaad tahay tuug,qabiiliste, musuqmaasuq. Adiga ayaa soomaaliya dib u celinaayo,ka tag cidi kumarabto. Get out of here. Culsadaha adigu hurisay geiyiga soomaaliyeed Ilaahay cuqubadeeda deg deg ha kaaga soosaaro. Aamiin Aamiin Aamiin
@KhadraAdan-x9b
@KhadraAdan-x9b 2 күн бұрын
Belaayo ku salaanyay duli dal xaraashe khaa i nul wadan ayaa tahay ilaahay mataqaanid ee naga hortag ku diidnay
@samir7657
@samir7657 2 күн бұрын
Tuug tuug dhalay o beenale ah. Wajiga gubay oo awoowga lacadaab
@ijarachannel534
@ijarachannel534 3 күн бұрын
L9
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 3 күн бұрын
Mooriyaan.waxaas.iyo.waxkasiixunba.waalagafilaayay
@nasiidohassan
@nasiidohassan 3 күн бұрын
Adiga wariye miya tahay mase qabil ayad tahay Marka kuwa Hiram waa fanisa lakin kuwa ceelbaraf waa xun yahin yaa kaa dhageysanayo
@143-k1d
@143-k1d 3 күн бұрын
faqash kaan bastar ka ah kala laabta subscribe ka waa ni n cuqdadeysan oo is qari waaye
@143-k1d
@143-k1d 3 күн бұрын
faqash kaada bastar ka ah ciwaanka bedel nacalad yahee xawaadle xaqoodo lagama hortaagna abgaal iyo xawaadle waa wiil iyo abtigiis
@143-k1d
@143-k1d 3 күн бұрын
faqash maseerka joojiya nacalad yahee hawiye waa boqortooyo waana dad walaalo ah
@youngboy5293
@youngboy5293 3 күн бұрын
Ninkaan Hawiye wax la yiraahdo ayuu aaminsan yahay inuu maanta uu ka ooyo kuwii uu aaminsanaa waa farxad
@ubaxabshi5563
@ubaxabshi5563 3 күн бұрын
Ka xaxabi aaway anaga hawiyo ah waa adigii ku digrin jiray Moryan Shareeco Islam ☪️ waxba kama ogid qabileyste ey ah😅😅😅😅
@qaalidIlyaas
@qaalidIlyaas 3 күн бұрын
Hir.shlle waa maamul mideysan marka laga reebo hal beel ayagana midnimada iyo wada.jirka inay wax wanaagsan yihin alle ha fahamsiiyo. Aamiin
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 4 күн бұрын
Wariye yasin❤💯💯🦁😔👍
@Yasiindaacad
@Yasiindaacad 4 күн бұрын
Mahad sanid MR Osman
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 5 күн бұрын
Wariye sare yasin dacad❤🦁💯💯👍
@143-k1d
@143-k1d 6 күн бұрын
xawaadle hadaa aqli leedihiin h/g aa abgaal intee bareejey is dhaheyse xirooyinkii dowlada laga saaray jagoouinkee haayeena laga qaaday
@143-k1d
@143-k1d 6 күн бұрын
xawaadle beledweyne webiga ka xeliya sanad kasta kusoo fatahaadaayo lacagtii somali dhan u urruurisayna waaa cunteen , dad kiinana sanad kasta webiga aaku soo fataha oo weeka cararaan hadaa aqli leedihiin webigaas xal u hela markaas gaaljecel iyo gugun dhabe hawiye la tartama not a abgaal cismaan
@143-k1d
@143-k1d 6 күн бұрын
xawaadle beledweyne 15 qabiil aa niila degan marnaba ma dhaceyso, inaa abgaal aa dhulkiisa aa xil ka qabataan abgaal ku xigeen nii noqdo ma dhaceyso taas , xawaadle iyo gaal jecel iiyo jejeele iyo baadi cade in taasba dekad iyo bad malaha hadii lagu dhaho maxaa kusoo darsatay hirshabeele maxaa ku hadlee?
@143-k1d
@143-k1d 6 күн бұрын
Xawaadle Dekad Malaha Airport Ma;aha Degmo Klaigiis Oo Degan Yahay Malaha, Airport Iyo Dekada Somalia Ugu Weyn Warsheekh Aaalaga Dhisaa New Muqdisho Xawaadle Ma Abgaal Ee Rabaan Inee Dhulkiisa Iyo Dadkooda Ugu Tirada Badan inaa xilka ugu sareeyo aad qabatana ma dhaceyso m/w hassan aa abti ahaan niigu siiye asagaana hada kasoo horjeedaan
@143-k1d
@143-k1d 6 күн бұрын
Ragii Wax Dilay Waala Soo Qabtay Waxaana Dhahay Hala Soo Qabto Odayaalka Abgaal
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 6 күн бұрын
Abgal waamadax xawaadlana waa ciidan meelkasta kirshawele iyo fedeeralka iyo taliyaasha ciidanaka
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 6 күн бұрын
Yasinow muqalada sidan nogu daa micnaha Aan dawano❤💯💯👍
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 6 күн бұрын
Yaasiin daacad wariye sare ❤💯💯🦁✊💪👍
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 6 күн бұрын
Yasiin wariye sare❤🦁💯💯✊💪👍
@cabdicama7917
@cabdicama7917 6 күн бұрын
Walhi waa runtaa waxa isku laaya waa cali guuud laawe
@AbdikaadirMahamud-mf5yx
@AbdikaadirMahamud-mf5yx 7 күн бұрын
Iska dhaafa abgaaloow kuligiin alshaab baad yihiin been beenta iska dhaafa
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 7 күн бұрын
Xawaadle the lion,s of somalia the Reality❤💯💯🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 7 күн бұрын
Xawaadle the lion,s of somalia the Reality ❤💯💯🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@adanomar-px8fy
@adanomar-px8fy 7 күн бұрын
Allaha unaxaristo umadan somaliyedna Allaha kalabadbadiyo war aqliga hashaqeyo islaax halagawada shaqeyo plz
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 7 күн бұрын
Xildhiwaan maxmd cbdulaahu buraale Raxeeye ❤💯💯🦁✊💪👍
@MaxamedCali-cn9sf
@MaxamedCali-cn9sf 7 күн бұрын
Allaha nabadgeeyo