ilaahay waxan ka baryayaa inuu sahlo salaadiisa😢😢😢
@NasroMire-m8e6 ай бұрын
Alow no dambi dhaf
@AhmedMohammed-k8n6 ай бұрын
Allah hu akbar 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@shabeel74676 ай бұрын
Bukhaari 190 kadib geeridii nabi Mohamed SCLWS ayuu yimi Xijaas iyo wadamada Carabta af Carabi ma aqoon dadka uu wax ka tabinayey wax saxaaba ah ma nool aynu wax qoristu aad bay u liidatay marka Culimo badan oo Carbeed waxay u jeediyaan in axaadiista uu weriyey badan koodu xaqiiq ku fadhiyin 190 sano kadib waxa la helaa mala awaal tahay arntaa ka waran?
@yuusuf346 ай бұрын
Maxa cadeen ah oo aad u heydaa in axaadista uu soo wariye ina ay xaqiiqo when?