Пікірлер
@dhuux143cilmi7
@dhuux143cilmi7 3 күн бұрын
Waeiye fican ma ahaan dawladiiba wa fashishay
@HirsiFarah-h4k
@HirsiFarah-h4k 4 күн бұрын
Dufow inaxaare
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 4 күн бұрын
dowladaa ba,day waxaan dowlad aqoon oo dameero ahaa weeye xasan bakhti u sujuude xasan fule xasan beenaale xasan isburiye xasan hunguri xasan xaraash ufey uf
@aweysali
@aweysali 3 күн бұрын
Langab qofka marka oo yahay ama cuqdo qabil ka buxo adiga camal lo jojin mayo adiga iyo kuwa kula mid ah
@HaniHassan-j5c
@HaniHassan-j5c 4 күн бұрын
War been badanaa
@MaxamedcadiSalax
@MaxamedcadiSalax 4 күн бұрын
Rufiyan cade qate benale intaba wad tahay lanoqo waxas benta ah
@AbdiIsmail-y7k
@AbdiIsmail-y7k 6 күн бұрын
Ma runbaa
@HusseinHAden
@HusseinHAden 6 күн бұрын
Kenya Axmed madoowe wuu la shaqeeyaa lagana yaabo in ay Somalia ku soo wareejiso ayadoo kamid ah doowladaha saxiixay interpol
@FatimaAbdirahmaan
@FatimaAbdirahmaan 6 күн бұрын
Xasan.sheekh.asagoon.iswaalinuu.waxwalba.xukumaa
@SahroSahroHusseinMohammud
@SahroSahroHusseinMohammud 6 күн бұрын
Keenya waba walantahaye nin al shabab ah ayeey diyaraad u dirtay
@SahroSahroHusseinMohammud
@SahroSahroHusseinMohammud 6 күн бұрын
Oo kenya ayaba diyarad u dirte
@dhuux143cilmi7
@dhuux143cilmi7 6 күн бұрын
Warkas ficana
@maxamudfaarax7761
@maxamudfaarax7761 9 күн бұрын
Asc marhadii lawayay dawlad midnimada wadanka ka shaqayso oo xasan siduu doono wax udhigo axmed med islaam waa laan dheeraha geeska afrika ee xasan gurguurte cadawyadisa haduuna garanaynin oo uu wadankiii xasansh uqaybiyay hore slilaand maqanzyd 2 putlaand ay maqantahay jubalaand nalamid oo uu wadaykii uqaybiyaa5 qaybod yaa umiciina xasan sh iyo xamse maral kkkkk
@mahadabdiaziz6583
@mahadabdiaziz6583 10 күн бұрын
Wiil yahow maxamed muusaha ah been ha sheegin Sheikh axmed ma baxsanine 😂😂😂abgaaalow aabaha was
@abdiali3204
@abdiali3204 11 күн бұрын
ganaral odawayow waa kula talinaya farmajo daaqada kabaxay dowlada lashaqayso
@mohamedmohamud5118
@mohamedmohamud5118 12 күн бұрын
Oday waa waa nin abgaala sow ma oged…maha daarood kkkkk
@shukrigalandiid7044
@shukrigalandiid7044 15 күн бұрын
Farxad ma aha ee waa siyaasad, horaa loo yiri Nimaad dili Nimaad dagi iyo Nimaad dabin la gaadeyso waa leysku kala daadiyaa yuusan kaa didini, war xumo tashiil looma baahna ee Caqligu ha Shaqeeyo, mar haddii uu ka guuleystay oo Ciidankoodi Dalka ka saaray wuu qosli karaa, Siyaasiyiinta Maangaabka ah ee Dantooda meelahaas ka raadinaya warkoodu qaadasho ma leh.
@Blackiislo
@Blackiislo 15 күн бұрын
Dalxureeye xafidu Allah Danta qaranka Somalia cadaawd joogta ah malahin dowlad nimada ayaa idinka maqan
@mohamedmohamud5118
@mohamedmohamud5118 15 күн бұрын
War yaa cadow somali ayaa tahay.
@ugaskabeesha4539
@ugaskabeesha4539 15 күн бұрын
Doqonow waxa kuso qortay iyo waxa ka hadleyso isma lahan marka hadleyso 1 qod ahaw😅
@zakariyemuxudiin2632
@zakariyemuxudiin2632 16 күн бұрын
Miyaan la heshii karin
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 16 күн бұрын
Maxaa kale sawir iskadaaye
@dhuux143cilmi7
@dhuux143cilmi7 16 күн бұрын
Dadka khasab waye
@AbdullahiFarax-kk7kn
@AbdullahiFarax-kk7kn 16 күн бұрын
Qabriga lagu cadaab naar filo
@AbdullahiFarax-kk7kn
@AbdullahiFarax-kk7kn 16 күн бұрын
Daalim ayaad tahay
@AbdullahiFarax-kk7kn
@AbdullahiFarax-kk7kn 16 күн бұрын
Naar filio iyo cadaab
@abdiali3204
@abdiali3204 16 күн бұрын
sujuu sujuu dhalay mac sokor firimbi ayaa ka soo haray sacadiyo (firimbi) xasan (firimbi) waa dowla diid madobe danay sayid maxay udiiden dolada dalka waxaa iska laha hawiye iyo raxaween
@faatoxo-n5m
@faatoxo-n5m 16 күн бұрын
WAxaydee ma cabdi ilay ayuu latashaday waxbaa sucda
@sheikhhassanhusienindhacad8301
@sheikhhassanhusienindhacad8301 18 күн бұрын
Waxaa la doonayaa abaalmarinta Novelpress, si kalena laguma helayo.
@abdirahmankablow3438
@abdirahmankablow3438 18 күн бұрын
Wallee xilkas naahid. Bee weeynidaa. Macbuudkoow.
@mohamedmohamud5118
@mohamedmohamud5118 18 күн бұрын
War ma adayo ee beenta dhaaf kkkk
@dhuux143cilmi7
@dhuux143cilmi7 18 күн бұрын
Gedo do dad malahan marka axmed madobe uso hanjabayo
@AbdifataxAadan-x4o
@AbdifataxAadan-x4o 21 күн бұрын
guul somaliya
@143-k1d
@143-k1d 24 күн бұрын
beenaale aan diin laheyn aa tahay cidii lacag kusiisa aa dirac u xirataa
@Subeyriga
@Subeyriga 24 күн бұрын
HA LASOO QABTO AXMED MADOOBE DHAFOORKA HALA TOOGTO
@AbdiNasir-n5h
@AbdiNasir-n5h 24 күн бұрын
wa gur gurte ka madaxa cid kasta uforariyo ila ay manta marayso in dalki iyo dadkiba laga qato oo mel cadla ah uu ku so boxo cadawgina isu dhibo oo futada uballaqo....
@AbdiNasir-n5h
@AbdiNasir-n5h 24 күн бұрын
Masari iyo erateriya faraha ha kala bexen munafaqad gur gurte itobiya ha waste in la wasuu rabaye tuuga xabala qotaha ah, fiqina wa doqon mar Horan anu ushegay inu shaqada iska cazilo...
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 24 күн бұрын
Beentan yaa lacg kusiiya waxaan😂😂😂😂😂😂😂😂
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 24 күн бұрын
❌️🇪🇹🧔‍♂️🎤🧕🏻🎤🇪🇹❌️🇪🇹🇪🇹❌️🖕❌️🌊🌊🌊🌊🌊🌊❌️❌️👈
@MaxamedcadiSalax
@MaxamedcadiSalax 24 күн бұрын
Waxba haku mash qulin ged iyo garbaharey waxey hostagan kismayo waxana gacanta ku hayo axmed madobe marka kor uga bax tas oo haku walan
@halimamahamud7431
@halimamahamud7431 25 күн бұрын
Wallee waa yaabey madaxweyne xasan maxaa ka qaldan itoobiya waa itoobiya goormey isbedeshey waa untii itobiya ayadoon ka noqon heshiiskii ay la gashey soomaaliland ka noqon soomaaliyeey war Kanaan idinka sugaa
@alabaamadi8460
@alabaamadi8460 25 күн бұрын
2 kaarlaa ka xun, itopia waa dowlad calanle, laba kaar lase waa mas.
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 25 күн бұрын
Love ✨️💙🇸🇴🇸🇴💙✨️🫅🫅🫅🫅👎🏼❌️👎🏼🇪🇹🧔‍♂️🧔‍♂️🎤🧕🏻🎤🇪🇹🇪🇹🇪🇹❌️👎🏼☠️❌️🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹❌️👎🏼🇪🇹🇪🇹❌️👎🏼❌️🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊🌊❌️
@sour.candly7868
@sour.candly7868 25 күн бұрын
Waa Fulaynimo ee Dulqaad ma ahan iney tanasulaan Dowladan Fashilan Wadanki God ayey ku riday Alle ha ina dhaafiyo Soomaaliyeey kaca naga tuura wxan Wadankii waa iibiyeen Baddihi Dhullki ..........
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 25 күн бұрын
Xasankii naagihii gaaljeceluu dilay kursiga ku fuulay ee abii cagaha kaleefay ee u sujuuday dhuliyo badba qaado daarood igula duul keliya xasan qabuur la sheeginuu futadiisa xataa dhiibtay
@DahirHassan-h9t
@DahirHassan-h9t 25 күн бұрын
Wankaxumahay
@MahmodJaruw
@MahmodJaruw 25 күн бұрын
malaka mood deg dega aan ugu ducey nay insha,allh dad badan gacan tiisey ku baxeen
@abukardhaay8360
@abukardhaay8360 25 күн бұрын
Waa yaab coyaal kazn 30 sano aan gaarin oo lebbadaa labixiyay
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 25 күн бұрын
Somaliya cadawgeedu waa kee ama waa ayo
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 25 күн бұрын
Beenbaad sheegtay kol haddii itoobiya ka dhaansatay kolaha jimciyada quruumaha ragba haysta xubnaha kale waa shinbirayaw heesa hees wanaagsan heesa. Qabka aad sheegayso maxaad itoobiya luqunta ugu laalaadisay tuug weyn
@hodans7ufi
@hodans7ufi 26 күн бұрын
Wasiirka yuu kaaugayaa in ay ciidanka kashaqeyaan tankale ciidankii ay oogu imaaden xukunka hadii ay dayaceen ma waxay oran yaan lasheegin ciidanka lumay waar qarankii wad qaawisene alle ha idinka badbaadiyo dalka iyo dadka
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 26 күн бұрын
Kkkkkkkkkk
@almasahmedali3967
@almasahmedali3967 26 күн бұрын
Love ✨️💙🇸🇴💙👮👎🏼❌️🧔‍♂️🎤🇪🇹🇪🇹🇪🇹👎🏼❌️🇪🇹🇪🇹👎🏼❌️