CAAFIMAADKU WAA LACAG BIYUHU WA LACAG WAX WALBA WAA LA CAAHUURAY MAXAAA LAGU QABTAY SIFAACANA CIIDANKU RAASHIN WACAN MA QAATAAN 6.5 KG BARIIS AH 6.5 KG DAQIIQ AH 1.5 LITIR SALIID AH MAXAA LAGA DHEEFAY
@sircilo2 ай бұрын
h ,jeclo lacagta bixiya
@Ilkacasemaxamuudkhadar2 ай бұрын
Wagar ma sheekadii xasan shiikhbaa meesha ka socota waa yaab
@710_TV2 ай бұрын
Golayaashu ma ansixiyeeen
@AhmedMahamud-fo6lu3 ай бұрын
Maa Shaa alaah ilaahay ha inooka dhiko
@710_TV3 ай бұрын
CIIDAMADA WAA LA CASHUURA MUSHAHARKA
@tayosirdiihaal3 ай бұрын
Ilmaadeerayaloow walahay labada nin midna ma aqaan laakin shaqo wacan ayay hayaan ee chanelkiina ka daayo ruwaayad ahaan usiiya xayasiinta si aay cidwalba ugaadho
@AadanMaxamuud-n9p3 ай бұрын
GUUSHUU WAA WADANI WX WALPOOD AKHRIISAN 🧡💯☝🏼
@suhaypiid2 ай бұрын
hooyadaa iyo wadanigaagaba wase meesha kabax
@samawadeahmed43803 ай бұрын
Kuwan xisbiga muuse Juudaan ayey si dadban ugu ololeynayaan lol😂
@abdilahiali66773 ай бұрын
One talaabo two... 3:38
@Mujapdirahmaan403 ай бұрын
Sorran iyo jawan kuwii badali laha welcome 😂😂😅❤
@SafiyaCabdisalad3 ай бұрын
Maxaad isoogo bixi wayday
@h.makhtal83683 ай бұрын
SURAT AL-NAXAL(إِنَّ اللَّهَ مَعَ الَّذِينَ اتَّقَوا وَّالَّذِينَ هُم مُّحْسِنُونَ) ILAAHAY (SWC) WUXU LA JIRAA KUWA KA CABSADA IYO KUWA WAX WANAAGSAN SAMEEYA ADEER XUSEEN
@h.makhtal83683 ай бұрын
SURAT AL-NAXAL(إِنَّ اللَّهَ مَعَ الَّذِينَ اتَّقَوا وَّالَّذِينَ هُم مُّحْسِنُونَ) ILAAHAY (SWC) WUXU LA JIRAA KUWA KA CABSADA IYO KUWA WAX WANAAGSAN SAMEEYA ADEER XUSEEN
@h.makhtal83683 ай бұрын
SURAT AL-NAXAL(إِنَّ اللَّهَ مَعَ الَّذِينَ اتَّقَوا وَّالَّذِينَ هُم مُّحْسِنُونَ) ILAAHAY (SWC) WUXU LA JIRAA KUWA KA CABSADA IYO KUWA WAX WANAAGSAN SAMEEYA ADEER XUSEEN
@h.makhtal83683 ай бұрын
SURAT AL-NAXAL(إِنَّ اللَّهَ مَعَ الَّذِينَ اتَّقَوا وَّالَّذِينَ هُم مُّحْسِنُونَ) ILAAHAY (SWC) WUXU LA JIRAA KUWA KA CABSADA IYO KUWA WAX WANAAGSAN SAMEEYA ADEER XUSEEN
@h.makhtal83683 ай бұрын
SURAT AL-NAXAL(إِنَّ اللَّهَ مَعَ الَّذِينَ اتَّقَوا وَّالَّذِينَ هُم مُّحْسِنُونَ) ILAAHAY (SWC) WUXU LA JIRAA KUWA KA CABSADA IYO KUWA WAX WANAAGSAN SAMEEYA ADEER XUSEEN
@h.makhtal83683 ай бұрын
SURAT AL-NAXAL(إِنَّ اللَّهَ مَعَ الَّذِينَ اتَّقَوا وَّالَّذِينَ هُم مُّحْسِنُونَ) ILAAHAY (SWC) WUXU LA JIRAA KUWA KA CABSADA IYO KUWA WAX WANAAGSAN SAMEEYA ADEER XUSEEN
@LMI-cs5qw3 ай бұрын
document attestation anoo ree Borama ah fadhiga ugama kaco halkaas bn ka cashuuraa lacgtana visa card by ka goostaan
@BiledhayibSheekhalibadal3 ай бұрын
3:13
@BaaltaagAli3 ай бұрын
One talaabo majidho two talaabo 😂😂😂
@muslimbrother84613 ай бұрын
maasha allah waa wax lagu farxo QARANKA HORE AYNU U WADNO
@cadceed-wt53 ай бұрын
Sheeko yaro caata ah bey kenen hobaladii bal aaway qarankii io xuduudihii ciidankii qaranka aaway heshiskii ethobia ma waxa u dambeysay muuse biixi inu dhaho magaran karo waqti heshiis loo badalayo halka wasiirkiisu arimaha dibada leyahay mar dhaw ba lo badalaya war caqligena haku cayarina
@AxmedYaasiin-s9g3 ай бұрын
Adigu waxa aad ka midtahay kuwa wadanka haday wax ka xumadeen xumeeyay dalkana raba inuu baaba,o muuse adeer waa bini aadan waxna way ka xumankaran waxna wuu hagajiyay kuwa kadanbeyana halkas ayunbay kasibilabi
@axmedaden16553 ай бұрын
Inkastoo loo baaqo oo loo sheego barwaaqo, qaar bay meeli buktaa, waar niyow waxaan la yaabanahay nimanka muuse biixi ku mucaaridka ah ee kala garan la, isaga iyo qaranka,ciro oo duufku ka da,ayo ninka isbedel kheir qaba ka sugayoow, candhuuftaada dib uliq wale ayey katahay
@mustafeabdillahi18963 ай бұрын
Hhhhhhh 😂 intasa ka badan qaran yaqan ololaynaaya 😂leexo daasha ku xidhan 😂
@NouraniHDhamme3 ай бұрын
Horta inaad u gafto masuul ahna musharax xisbi inaanad guri wanagsan kuso korin ayay cadaynaysa muusena waa madaxweyne kan aad caayaysaana waaka badalaaya marka dhaqankaaga iyo afkaaga hagaajiso
@engRaajix3 ай бұрын
Hore ayaan u arkay insa wx aad soo sisaty $200 cashuur $500 ayaa lagaa qadayaa bilbaana lagu wareejinayaa ama sadexba beenta kadaaya dadka
Kkkkkk War waaxay dowladan waalani mise waa jaftan 100m oo la cashuurayo 50m Ma kala badhbaa cashuura. Meel halkana waaa 100kiina 5 5%
@mahadroble414 ай бұрын
Masha Allah nabada illaliya
@cabdirisaaqcalirasta10374 ай бұрын
Wax la fahmi karo meesha keena.
@Ilkacasemaxamuudkhadar4 ай бұрын
Anba sand gaadhiga cashuur ka maan bixin
@CrAbukar-fc8yb3 ай бұрын
Ma is fashilee 😂
@Qaasin-t3p4 ай бұрын
Zmdmfm❤
@ahmedyasinhariiri8109 Жыл бұрын
Meel fiican bay maraysaa runtii❤
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Maansha Allah ❤❤
@monaali1630 Жыл бұрын
Waayo iyo wakhti la soo maray Masha allah maanta halka la joogana hore ayaa looga socon inshallah
@iamzackyy__4339 Жыл бұрын
somaliland dhalinyaradeedi badaha iyo europe ayay buuxan inta ku hadhay dalkiina so uunbay uraadinayaan inay ka baxsadaan somaliland i mean dhamaan somalia. dhalinyaro waa waxa dal ku faano waayo waa awooda dalku leyhy xili walba dhalinyaro ayaa loo baahanyahay. dhalinyaRada intayna idinka weynaan ee amba nin cadaan ah ku shaqaysan halaga faa’idaysto. 1. dadka hala jeclaysiiyo dalka iyo africa. khaYraadkii waynu haynaa balse ma garanayno sidii aan wax uga dhalin lahayn. * first hala isku dayo sidii lacagta dalka ka baxaysa loo yareyn lahaa sida Qaatka lacagta Qaatku ethiopia ayay too ugashaa millions of dollars everyday i mean everyday out of the country. balwad laga maarmi maayo dadka qaarkood ayay soo jeedisa balse qaatku waa too much balwadu badane waxkale oo dhaama. * sida kubada caGta oo lacag laga sameynayo garoomaDa oo caalami laga dhigo, * transportation ka oo la hormariyo, * meelaha taariikhiga ah oo la ilaaliyo waayo maalin ayay dalxiisayaashu furmi karaan oo baqasho somalia-du bi’i kartaa * and of course ciidamaDa. ciidamo discipline leh waayo waxa ciidan ka dhiga professional is discipline ka iyo naf hur nimada i mean 24h ready for duty. - safety is important without safety there’s no business or school even life will not be possible so security is sooo important * get rid of corruption waayo corruption waa burburka dawlad iyo curyaamin dhaqaale. dagaaaaaaal waa inlala gaLaa oo ilaaa dil la gaadhsiiya waayo qofka wax isdaba marinaya dal burburis iyo xaaran qaate weeyaan