Пікірлер
@kashkash7600
@kashkash7600 10 минут бұрын
Wadankeenkii aanu lahyn ayaan itoobiyaan u kala dhuumanaynaa maxaad u maleynaysaa falastiin inaan u tari karno
@SacdiaSheikhqasim
@SacdiaSheikhqasim 42 минут бұрын
Inaalilaahi wa,inaa,ilahum,rajucun
@AbdunasirKomi
@AbdunasirKomi 55 минут бұрын
Alloow و naxariisoo yexya sinwaar
@AichaAbdillahi.
@AichaAbdillahi. Сағат бұрын
Mashaallah gesiga. Samliyed abalyo. Hamza. Libax Africa vive. Falistine ❤❤❤❤❤❤vive. Le. Muslim
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 2 сағат бұрын
Somalia ciyalkin ilasha this guy is dangerous
@fadumoabtidon3586
@fadumoabtidon3586 2 сағат бұрын
Xasan. Haduu. San. Oogoleyn. Miyuu. Reyisul wasaaruhu. Dhihilahaa.
@yonisali3529
@yonisali3529 2 сағат бұрын
Aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 😢
@DuniaSHURIYE
@DuniaSHURIYE 2 сағат бұрын
Aamiin
@HalimaIbrahim-p6n
@HalimaIbrahim-p6n 2 сағат бұрын
RERKU KA DHASHAY XAMZE GAAL KAMA BAQAN
@hawoali120
@hawoali120 2 сағат бұрын
Aamiin aamiin yaarabi inshaa
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 3 сағат бұрын
فلسطين قلبنا
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 3 сағат бұрын
Captain ma Nairobi Kenya baad joogta
@kaptan-serious
@kaptan-serious 3 сағат бұрын
May walaashay lkn wn kala aqaanaa magaalada waan joogi jiray
@kaptan-serious
@kaptan-serious 3 сағат бұрын
May waagii hore ayn joogi jiray lkn wan kala aqaanaa
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 3 сағат бұрын
Haa malaysia miyaan kaa daawanaa😂​@@kaptan-serious
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 3 сағат бұрын
بسم الله سبحان الله
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 3 сағат бұрын
Hadey Soomali iyo Yeman deris la ahaan la haayeen Falastiin 76 sano kuma qaateen UN iyo meel walba weligeen Yahuud State uma aqoonsanin mana aqoonsan doono ilaa Falastiin xuroowda markaas xitaa ma rabno xixiirkooda. Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@kunlow2570
@kunlow2570 3 сағат бұрын
Kuwan Somali wey ceebeeyeen waalidkooda gabdho Asturan ayey u yihiin,dhanka kalana wey qaraabanayaan yaaahuuuuu
@maryanomar7366
@maryanomar7366 3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@karrimuse7043
@karrimuse7043 3 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sax
@Mohammad-kw9bw
@Mohammad-kw9bw 3 сағат бұрын
Kilimani miya
@kaptan-serious
@kaptan-serious 3 сағат бұрын
Haa
@Fadumomaxamud-qi8mf
@Fadumomaxamud-qi8mf 3 сағат бұрын
الشهداء لايصلا ولايغسل
@Fadumomaxamud-qi8mf
@Fadumomaxamud-qi8mf 3 сағат бұрын
Yaxye sinwaar iyo shuhadada umabaahna janaaso eema ogtahay?
@deqa868
@deqa868 3 сағат бұрын
Aamiinyaarabi
@Jiida-h7x
@Jiida-h7x 3 сағат бұрын
Somalia 🇸🇴 🤝🇪🇭
@Malaak-xb2th
@Malaak-xb2th 3 сағат бұрын
الله اكبر ولله حمد
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 4 сағат бұрын
falasdhiin waa dadka ugu nasiibka badan adduunka inta kalee aduunka muslim joogo ayaa ah kuwa ugu nasiibka daran wayo waxay aqbaleen yuhuud iyo nasaro waxay rabtey
@JimcaleJimcale-p5d
@JimcaleJimcale-p5d 4 сағат бұрын
Masha. Allah. 🇸🇴🩸🇵🇸🩸🇱🇧😭
@Shuceebwarsamejamac
@Shuceebwarsamejamac 4 сағат бұрын
Yaxeye.sinwara.alle.ha unaxaristo.amiin
@Sophia-gv4hm
@Sophia-gv4hm 5 сағат бұрын
Amiin amiin 🤲
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 5 сағат бұрын
Ayaadahaas waxey kujiraan waa suratul maaida. ❤❤
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 5 сағат бұрын
Geesi xamze guulayso ❤❤❤❤❤❤
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 5 сағат бұрын
Aamin yaa Rabi 😢
@xpressexpress552
@xpressexpress552 5 сағат бұрын
Somali meel walba ay joogaan way midoobeen
@nimoabdi5909
@nimoabdi5909 5 сағат бұрын
The Quran told us how yahudu will end
@nimoabdi5909
@nimoabdi5909 6 сағат бұрын
Allahuma amiin yaa-Allah mideye Somalia 🇸🇴 Wayne yaa-Allah
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 6 сағат бұрын
Aamin Aamin illahy ha u naxariisto janadiisa haku irsaqo geesigii islamka walahi wa geesi garab wayey
@israwadani9113
@israwadani9113 6 сағат бұрын
Illaahay ha unaxariisto yahya sinwaaar mujaahidkii muslimiinta RW XAMSE CABDI BARE anagaaba ku taageernay jadalkii geesinimada lahaa ee uu kaga jawaabay qadiyada falastiin allaahu akbar
@soraya.a7956
@soraya.a7956 6 сағат бұрын
War maxay ku kala duwan yihiin Ethiopia iyo Kenya iyo Israel, markaad qadiyadii falastiin ku suuq gey neyso qabyaaladaada xarka goosatay? waxaa kaa go'an in aad M Hassan sii marto, Kenya ayaan u adeegaa si danaheeda dhulka Muslimiinta Somaliyed uga fushato waa kuu xalaal miyaa? 😅😅 adeer alif wax maleh iyo waa leeyahay ayaa maalin walba ku catoow daa, dowlada Soomaalia maaha Xamsa oo kaliya dowlada Soomaaliya dastuurkeeda ayuuna ku qoran yahay in falistiin dowlad tahay hadaad xamaas si qaasa uga hadlay sidna dowlada ilaa baarlabaan ayaa taageero M Hassan si cad ayuu BBC iyo Bulenberg News ugu sheegay lkn adiga wax kale iska daaye xataa waad caytan taa oo xeen daabka dhaqanka wiilasha Soomaaliyeed banaanka ayaad ka taagan tahay. Qab yaalad intaad ku mash quuli lahayd Oromada lawareegeyso dhulkii Soomaaliyeed difaac
@ashasalah2835
@ashasalah2835 6 сағат бұрын
ALLAHU AKBAR
@LaylaAbdi-p5m
@LaylaAbdi-p5m 6 сағат бұрын
Ilaahay haguuleeyo reer falastin
@amalianasrani894
@amalianasrani894 7 сағат бұрын
God bless Israel and protect 🇮🇱🇸🇴❤ 🙏✝️ Genesis 12:3 NIVUK [3] I will bless those who bless you, and whoever curses you I will curse; and all peoples on earth will be blessed through you.’
@Xaashaa6
@Xaashaa6 6 сағат бұрын
Hhhh calanka mesha noga qad dhiladi ku dhashey wase orod yuhuda adiga u Niki nacladi kugu dhacdey
@deeqocabdicabdule-8104
@deeqocabdicabdule-8104 7 сағат бұрын
Alaahu akbar
@amalianasrani894
@amalianasrani894 7 сағат бұрын
Shacanka somaaliyeed Naftooda ha daryeeleen oo qaboilka ay dowladooda iyo dadkooda ku qarxinayaan ja iska dayeen Falatiin wax kaama galine dadkaaga qabiilka iyo tuugada ka midee Raysulwasaaruhu Dadkiisa hamideeyo Duli iyo duli isdoobtay . Doqonimada ayaad isku jeclaateen.
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 8 сағат бұрын
Ilaahoow yahuuda dhamee
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 8 сағат бұрын
Aamiin Alaahuma Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@MisraaQuen
@MisraaQuen 8 сағат бұрын
💪🕋🇮🇷🇵🇸🇹🇷🇸🇴🇸🇴✅✅☝️☝️
@ismahanshrf5919
@ismahanshrf5919 8 сағат бұрын
Amiine Amiine 🤲🏾🤲🏾
@MisraaQuen
@MisraaQuen 8 сағат бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇮🇷🇮🇷🇮🇷🕋🕋🕋🕋💪💪💪💪
@MisraaQuen
@MisraaQuen 8 сағат бұрын
☝️🕋🇵🇸🇮🇷🇫🇲🇫🇲🇫🇲
@queensahara5735
@queensahara5735 9 сағат бұрын
Wa mujahiid wuu nolyahay ILLAHAY garabkisa. Mahad EEBEE geesiga na siiyay.
@AliMohamed-ub6ob
@AliMohamed-ub6ob 9 сағат бұрын
YAXYE SINWAAR ILAAHEEY JANADII FARDOWSA HAKA WARAABIYO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahnettek3298
@ahnettek3298 9 сағат бұрын
Maasha allaah .aad ayaan ugu faraxsanahay .iney soomaalidu u midooben qadiyada falastiin.teeda kale waxaan ku xasuusinaya soomaalidu 50.sano ka hor ayay hees ka soo saartay waa 100.yuhuudu oo aysan jirin dowlad saas uga hadli kartay oo aan soomaaliya aheyn.