4/1/2025 22:58.pm Ma jiraan tolow dad Dhagaysa naaya 2025 codkii x,khalif magool Alle ha u naxariistee
@MOHAMEDIBRAHIMABDI-l2w8 күн бұрын
03/01/2025 MUQDISHO WADAJIR 1:15AM ALXAMDULILLAAH WAA XILI AAN XAALADII NOLOSHEYDA UGU ADKEEEYD AAN KASOO BAXAY ALXAMDULILLAH ALLE DIB IIGUMA CELIYO INTA LADHIBANNA ALLAHA KA DULQAADO...... NOLOSHU MA ADKA MARKA AAD KALIGAA SOCOTO LKN WAXEEY AAD U ADAGTAHAY UNA XANUUN BADAN TAHAY MARKA AAD QOF RAACDO OO AAD KALIGAA SOO LAABATO.... ANIGA QOF AYAAN RAACAY OO AAN WADAJIR AHEYN MUDO KU DHAW 15 SANO NASIIB DARO KALIGEEY AYAAN SOO LAABTAY KALINIMADA WAAN KU DHIBTOODAY ALXAMDULILLAH LABA BILOOD OON ALLE BARYAAY SI FUDUD AYAAN KAGA BOGSOODAY WALOOW EEY XASUUS IIGA TAGTAY HADDA WAAN WACANAHAY ALXAMDULILLAAAAAAH
@AbdiasisSaleban-f4p10 күн бұрын
Yeye caawa ookale bay iibaxaysay /31/12/ 2023 anigoo hargaisa jooga❤❤❤
@Ahmedhajiqadar11 күн бұрын
Kii dhaba Jacaylkuna, Lama kala dhantaaloo Lafahuu dhammeeyaa. UHUN Abwaan Xuseen Aw-faarax & Fan:Xaliima Khaliif Magool.
Ilahay ha u naxariisto fanaanad qaliya ayay ahayd heesaheeda aanlaga daaalin dhagaysigooda heestan waxan markale dhagaysanaya 25/12/2024 haben Arabic ah arbaca bil u danbaysa waan habeen mirqaan aniga iyo asxaab badan iyo gabilay somalilnad hadad iga danbayso like ta ii saar habeen wacan
Alle hawnaxariisto janatu fardawsa Alle hakawaraabiyo Aammiin Aammiin Aammiin Aammiin Malaga yaabaa in ❤ uu dhagaysanaayo sanadka ❤ Cusub Ee 2025 Wxii caafimaad ku gaadhaa love ❤️ haysaaraan Waa habeen Ay Taariikhdu thay ❤❤8/10/2024❤ Mugdisho to tha hargaysa
@HarbiProfEPS3 ай бұрын
Haaa,waan dhegesana goorwalba
@HarbiProfEPS3 ай бұрын
Allah haa kuu ghaabiloo janna fardowsa.❤❤❤
@ApdifatahApdinuur4 ай бұрын
Gh 5:38
@Musam3774 ай бұрын
12 sept 2024 11:37pm hada qoralkayga aragto wanag ban ku rajaynaya
@mohamedally74 ай бұрын
Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu aasay😢😢😢
@apdirohmankaizeh49454 ай бұрын
Greatest women singer of all time 🎉🎉🎉 i ever seen 4 sep 2024
@MohamedMuktarMuktaribrahim1234 ай бұрын
Qofki ugu codka macana ee hees qada aduunka oo dhan