Пікірлер
@mohamedomar8649
@mohamedomar8649 7 сағат бұрын
Waw ee nolow
@hanaduk-ec5dy
@hanaduk-ec5dy 7 сағат бұрын
30/08/2024 habeen jumca soogalayo 12:00 am Algeria city Algeris
@hanaduk-ec5dy
@hanaduk-ec5dy 7 сағат бұрын
4sano kadib ayaan soobooqdey caawa heestan awal wxn joogey caasimadeydii aan jeclaa hargaysa Kadib markii qabiil dartii aan uga imi Maanta waxan tahriib qaxoonti ku ahay algeri iyo tunisia iyo libya ayaan u dhaceeya iyo niger Dalkayga hadii dhisnaan lahaa qabiilkana layska daynlahaa maanta maan hoos joogeen dad wadankooda dhistey oo qapiil iyo qudhun iska dhaafey iyo colaad 😢😢😢😢
@MaxamedCabdiaxmed-jm1rb
@MaxamedCabdiaxmed-jm1rb 2 күн бұрын
Musicga ninka tumay balaayo ayuu ahaaa
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 2 күн бұрын
King voice tubec aun😂😂😂😂 jano ilahow si tubec
@AsadkulaneMahamed
@AsadkulaneMahamed 2 күн бұрын
🎉
@AsadkulaneMahamed
@AsadkulaneMahamed 2 күн бұрын
Wow
@user-du8si7bf6h
@user-du8si7bf6h 3 күн бұрын
Machala
@FayZaApthuLahigEedi
@FayZaApthuLahigEedi 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤🤕🤕🤕🤕🤕👀👀👀👀👀💔💔💔💔💔💔
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@user-cq3eo4zw8m
@user-cq3eo4zw8m 3 күн бұрын
Heestan waxan dhagaysanya anigo niyad jaban oo qof waxa kasta oo aduunka yaal aan sameyay iga tagay mrku tagay Canada waqtiga sacadu waa duhurki ama .12.57 sanadku waa 26(8(2024 aad iyo aad ban dareemay xanuun ma garanyo waxa sameyo inshallah waxa rajeynaya Ina heel raajo aan dareemo daganan😢
@Fanscr7-Ziu
@Fanscr7-Ziu 5 күн бұрын
Raganimoy ninka maxa helay 😢
@XasanXayle-po9ed
@XasanXayle-po9ed 5 күн бұрын
Waa g.dabadamadow.waagii.waxlayku.ahaa.mahayno.xaarka.iskaga.biiya.xaqle.2.waa.iniga
@abdiadenEST86
@abdiadenEST86 5 күн бұрын
Lyrics Waan daalee i daayoo I damaqdee i daawada Waxaa u daran nin daaloo Dantiisuna kaa durugtee 2x Hadaan duudo idila oo Dadyahow ha idagaalina Hadaan duudo idila oo Dadyahow ha idagaalina Waan daalee i daayoo I damaqdee i daawada Waxaa u daran nin daaloo Dantiisuna kaa durugtee Waan doortee i daayoo I damaqdee i daawada Waxaa u daran taad dooratoo Ku diidee ha ku daalinee Waan daalee i daayoo I damaqdee i daawada Waxaa u daran nin daaloo Dantiisuna kaa durugtee 2x Dayaxiyo daruuruaha Dushoodaan ka dayayaa Dayaxiyo daruuruaha Dushoodaan ka dayayaa Waan daalee i daayoo I damaqdee i daawada Waxaa u daran nin daaloo Dantiisuna kaa durugtee Waan daalee i dooriyoo I damaqdee i daawada Waxaa u daran taad dooratoo Ku diidee ha ku daalinee
@hirsihussein5833
@hirsihussein5833 6 күн бұрын
She was so beautiful may Allah be Merciful towards her and All Somalis and Muslim
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@funnyofficial7989
@funnyofficial7989 6 күн бұрын
cawa oo taariikhfa tahay fri Aug 23 waxaan ka dawanaa dalka Egypt🇪🇬🇸🇴ilove you somali heestaan pin iigu xiran🤳
@salahudinabdisalam
@salahudinabdisalam 6 күн бұрын
WLLKEY MAXAMED XUSEIN LAFIILE Adbaan oga helay hestan 2008😢 2224❤ WAQAALI SHARAFTUYE QARDHO IO HARGAYSA XAMAR QARARKISAAN
@user-sl9bh2uh8k
@user-sl9bh2uh8k 7 күн бұрын
❤❤❤ 🎵🎵🎵!
@Abdulaahi_madar
@Abdulaahi_madar 7 күн бұрын
Still 2025😢
@AkarimHassan-o3x
@AkarimHassan-o3x 7 күн бұрын
wacan oo wanaagsan Allaha unaxariiste sahra axmed jamac
@Mudugawi
@Mudugawi 7 күн бұрын
Dad Wa Dadki Hore lafihii Hore Hada tahay 🙏✋Who is watching 2025😂😂
@ahmednurhaji6629
@ahmednurhaji6629 5 сағат бұрын
I am here bruh 🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️
@user-maaida
@user-maaida 7 күн бұрын
22/8/2024❤
@FarhiaismailMohamud
@FarhiaismailMohamud 8 күн бұрын
Aun king voice tubeec
@Qoojistan
@Qoojistan 9 күн бұрын
Alla igama qadan qalbi nura🔥
@XusenMaxamed-fj9ys
@XusenMaxamed-fj9ys 9 күн бұрын
Maxamed salamaan tubeec
@MeghanMoore-oe4tq
@MeghanMoore-oe4tq 9 күн бұрын
Brown Karen Thompson Frank Martin Steven
@RidwanAbukar-iu7hz
@RidwanAbukar-iu7hz 9 күн бұрын
20/8/2024 xaus malin is nin ah calol kuseyy❤❤love macn makacas 2 deyna qaas noyhy
@Nuurcabdulahi-k1k
@Nuurcabdulahi-k1k 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤😂❤❤😂❤😂❤❤❤😂❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdala-adam
@Abdala-adam 10 күн бұрын
After 10 years who is watching 2024.😂
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 10 күн бұрын
2024/8/20. Zeynab laba dhagax carab fudeydka ku jeclhy ereyada ay ku heeseyso iyo sidey barteeda u dhigeyso dad kale uma dhigi karaan Zeynab iyo saaso cali , sahro cumar baan fanaaninta dumarka u jeclhy cod iyo carab fudeyd isku darsadeeb ayakoo ereyo mug iyo micno miisaan leh ku heesaya
@user-xg2mu5dg2n
@user-xg2mu5dg2n 10 күн бұрын
19/8/2024 malin isnin ah sacada yurub tahay 5:03 anigana casho diyarsanaya❤❤❤❤❤❤
@user-jy5wq8vm2d
@user-jy5wq8vm2d 10 күн бұрын
Rooxanta musikada Al macalin jimmy.. 2024 Garan mayaan ciyiiil sharma
@caynaasheshow2961
@caynaasheshow2961 11 күн бұрын
Jaamac yare ya salam
@Cadaroosh
@Cadaroosh 11 күн бұрын
2024 August 18 😅
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 күн бұрын
Hees xusid mudan AHUN USTAAD MSTUBEEC
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 11 күн бұрын
Waar nimaanu sxbo ahayn oo Ahmed Shaadhcase la odhan jiray ayaa heestan jeclaa oo aan markii iigu horaysay ka maqlay wakhtigu waa 2012 meelahaa waa wakhtiyadii iyo waayo waayihii wacnaa, Ahmed Shaadh Germany isaga oo jooga ayaa iigu dambaysay haduu halkan iga maqlayo aad baan u salaamayaa Ahmed. 12 SANO Kabacdi ayaan hadana soo dib usoo milicsaday heesta waa wax Cajiib ah runtii. ThankyouDEEQ.
@user-yp9mh4on2j
@user-yp9mh4on2j 12 күн бұрын
Taariqda caawa /18/Aug/8/2024/sacadu/😢01:12😢💔💔Heeskan xasus wuu igeliye Allow Qalbiga ii qabooji💔😭😭
@SagalCawil
@SagalCawil 12 күн бұрын
❤❤❤❤😢😂😊
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 12 күн бұрын
Alloow unxriso mama❤sahra❤❤❤
@diindhaarey6938
@diindhaarey6938 12 күн бұрын
17/8/2024 haben axad soo galayso godey gacalo ayaan ku dhagaysanayaa yaa dooxay caashaqada yaa dabinadaa dhigay qalpigeenii duufsaday ❤❤❤❤❤
@tusbaxgeedi3323
@tusbaxgeedi3323 12 күн бұрын
Heestan anoo yaroo sagal jiraan dhagaystay horaantii sanadkii 1997 maanta waa 17=08=2024
@FarhanMahmaed
@FarhanMahmaed 12 күн бұрын
❤❤❤
@FarhanMahmaed
@FarhanMahmaed 12 күн бұрын
@KhaliidCalli
@KhaliidCalli 14 күн бұрын
2024/1:43
@muparikmedia8894
@muparikmedia8894 16 күн бұрын
2025 Waxa Ka Haray Sadex bil Waa Marki iigu Horeysay oo Aan Heestan Dhagaysto Hadaad Iga Dambayso Legend Paatahay
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 16 күн бұрын
Illaahoow kuunaxariiso 🌸🌺💙🌸🌺💙🌸👋👋👋👋😜🌺🌺🌺🌸🌸🌸🌸
@luizmartel7004
@luizmartel7004 11 күн бұрын
let's go, naima where are you listenning for, me from Djibouti
@AsluubAadan-r5d
@AsluubAadan-r5d 16 күн бұрын
Abwaankii erayada sameeyay Fanaankii qaaday iyo laxan saaraha dhamaan ALLE ha u wada naxariisto Aabihii jacaylka Kaariye Tubeec iyo jiir
@CadnaanMaxamedSaleebaan
@CadnaanMaxamedSaleebaan 16 күн бұрын
Aarka Fanka
@YellowDiamonds
@YellowDiamonds 17 күн бұрын
I’m here in 2024 for this classic