Пікірлер
@CabdiqaniCabdirishiid
@CabdiqaniCabdirishiid 14 күн бұрын
waa hees qaraami oo mcn
@Abdinurmoha
@Abdinurmoha 21 күн бұрын
Dila baan la oranoo Duubcas aan Naxayn iyo daraawiishi kuma Helin. Dumarbaad ka tahay oo Dembi Taana kuma Lihid ❤
@hassano
@hassano 29 күн бұрын
Allah hakuu naxariisto
@AliYare-r1q
@AliYare-r1q Ай бұрын
X❤tas
@AliYare-r1q
@AliYare-r1q Ай бұрын
🎉
@XamdiCabdi-w1p
@XamdiCabdi-w1p Ай бұрын
erayada heesda waxaasameya haraawi iyo cabdiqas codakana waxaah kuluqeya maxada mooge
@NunuNuna-t8f
@NunuNuna-t8f Ай бұрын
ʜᴀᴀʜᴀᴀ
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ AHN
@abdirisackkhalifmirrow3191
@abdirisackkhalifmirrow3191 2 ай бұрын
Khadro Dahir Cige, Allaha unaxaristo Qabriga Allaha uwasiciyo 😢
@maxmedmaxmuud
@maxmedmaxmuud 2 ай бұрын
Waa hees qaaliya
@damurich506
@damurich506 2 ай бұрын
hees iyo bar Apwaan hadrawi iyo mahamed mooge allah unaxariiiso bulsho badan weey mada daaliyeeen xaqiiiqdi waan uxiiisnaY
@JamaalMaxamed-v2e
@JamaalMaxamed-v2e 2 ай бұрын
Offfff yaa mooge
@moremath3378
@moremath3378 2 ай бұрын
If I was giving one option to pick one musician to listen for the rest of my life, it would have been ML Mooge the greatest
@bishaarcadde9929
@bishaarcadde9929 3 ай бұрын
Heesta miraheeda yaa leh Hadanan khaldanayn abdiqays baan umalayn
@SuhayrAbdi
@SuhayrAbdi 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@jimcalehtimoh2859
@jimcalehtimoh2859 3 ай бұрын
Gacantii maxamed mooge liibaan❤️
@hanadolad2061
@hanadolad2061 3 ай бұрын
Maashaa Alaah This is true History Alaah Rabulcaalamiin ha idin xafiddo Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@iqraali8188
@iqraali8188 3 ай бұрын
🎉
@SadamSaxane
@SadamSaxane 3 ай бұрын
Waan salaamayaa cida iga dambaysa ee daawanayza🤚💋
@BashirAbdi-g7m
@BashirAbdi-g7m 4 ай бұрын
Eryada aadan tarbi codka maxamed mooge liibaan aalya raxma raxmiin
@MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j
@MaxamedcaliibrahimBuuni-j9j 4 ай бұрын
Ahun:-Dhaxalkii marxuum xuseen awfaarax dubad❤😂🎉😢😮😅😊 1:26
@RidwaancuradMaxamed
@RidwaancuradMaxamed 4 ай бұрын
Sidey hooyadey iiga sheekaysy HeestaN wxu u qaadey xaaskiisa oo ku tidhi siyaad barre ayaan cafis kuuso waydiiyey oo uu ku cafiyey Mrkaasu heestaa uso qaadey
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 4 ай бұрын
Taasi sheeko caana oo heestan qiso looga dhigo lkn xaqiiqdu sidaa maaha wll Nin abwaan ah oo lagu eedeeyay inu snm yahay ayaa hargaysa k baxsaday kadibna isagoo baxsad ah gudaya habeen saq dhexe ayuu reer kusoo baxay kadibna markii tosiyay ayay gabadhii reerku ku tidhi maxay dadka xiligan soconaya Markasay ku soo dhacday dar allaad u hurudaa waxba dunida kama ogid dumar baad ka tahayoo danbi taani kuma lihid ugu danbayna markii uu talaabay ee awaare tagay ayuu heesta maxamed mooge u dhiibay oo qaaday hadaad cadayn rabtana ku qor KZbin ka abwan tarabi qisada heesta dar allaad u hurudaa
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 3 ай бұрын
@@sakariyedayib1491wad saxanthy
@AxmedMawliidAbdillahi
@AxmedMawliidAbdillahi 4 ай бұрын
Axya
@SiciidDaahir-dm1xx
@SiciidDaahir-dm1xx 4 ай бұрын
Yaa salaam yaa salaam
@SiciidDaahir-dm1xx
@SiciidDaahir-dm1xx 4 ай бұрын
Ereyadii: Abwaan Aadan Tarabi jamac . Luuqdii: Maxamed Mooge Liibaan AHUN
@SiciidDaahir-dm1xx
@SiciidDaahir-dm1xx 4 ай бұрын
Ereyada: Abwaan Maxamed Aadan Dacar Luuqda: Sahra Axmed jaamac AHUN Laxanka: Siciid Maxamed Cali xarawo
@SiciidDaahir-dm1xx
@SiciidDaahir-dm1xx 4 ай бұрын
Ereyadii: Abwaank Cismaan Aadan Xuseen(C. Askari) AHUN.
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 5 ай бұрын
Al abwaan c/ aadan qays
@matanibnujibril1601
@matanibnujibril1601 5 ай бұрын
Yaa salaaam qaraami
@mcnncm1318
@mcnncm1318 5 ай бұрын
Abwaan cabdi qays
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 5 ай бұрын
Xasan aadan noolow
@RadioQaraami
@RadioQaraami 5 ай бұрын
ERAYADA HEESTA LYRICS Waxaan ahay dooni Badwayn kula dakaantoo Waxaan ahay mid daashoo Duufsaday jacaylkuye X2 Waxaan ahay miduu dilay Uu dagay jaceelkuye x2 Allahayow dal ma aqaan Allahayow dal ma aqaan Qori daad wadaan ahaye Dowyo hayga raaridin X2 Waxaan ahay duhurkii Gabal dam uyahayoo Waxaan ahay mid dadan- Oo durkin wayday socodke X2 Waxaan ahay miduu dilay Uu dagay jaceelkuye x2 Allahayow dad ma aqaan Allahayow dal ma aqaan Qori daad wadaan ahaye Dowyo hayga raaridin X2
@rashidhassan572
@rashidhassan572 5 ай бұрын
Erayada Geeraarka Ergadiyo farriintii, ku adkeeyay heestee, waxyigiyo ilhaankaan, sida uur-ku-baallaha, indhaheeyga saaree, adna Maxamed Moogow, Aakhiro halkey tahay, Cabdi-Qeys ogeeysii. Intaas waa muqaddimada Heesta ama hordhaca. Erayda Heestan Arraxmaan oo dhameystiran waan hayaa, qofkii iga soo codsadana waan u soo qorayaa. Haddii kale waxaad ka heli kartaa erayada Arraxmaan markuu abwaan Shaacir ka sheekeeynayo "SIINLEEYDA"
@abdihassan7791
@abdihassan7791 6 ай бұрын
Al faanaan mohamed nuur gariig ❤❤❤❤❤❤
@hawohassan8559
@hawohassan8559 6 ай бұрын
Amiin for my brother M. Mooge
@sahroahmed1892
@sahroahmed1892 6 ай бұрын
Abwaan Abdi qees heesahoo qaado iyo heesahoo Alifaba waan jeclahay wlh Asxan Abwaan
@alisaid2008
@alisaid2008 6 ай бұрын
Mirihii cali afloow laxankii ismaacil yare codka x.a.samatar
@moogemooge3836
@moogemooge3836 6 ай бұрын
Aun naxariisto dhamaantood
@alisaid2008
@alisaid2008 6 ай бұрын
Mirihii yamyam laxankii c.m.lugeey codka hibo nuura
@MohammedIbrahim-vu4bm
@MohammedIbrahim-vu4bm 6 ай бұрын
AHN Maama Khadra Daahir.
@HassanIbrahim-bg9su
@HassanIbrahim-bg9su 7 ай бұрын
Wa waw
@AxmedCabdiraxmaan-hm2lw
@AxmedCabdiraxmaan-hm2lw 8 ай бұрын
❤❤❤😊
@fuaadmohumed9146
@fuaadmohumed9146 8 ай бұрын
Erayadii abwaan Xuseen aw farax Dubad laxankii Cabdilahi qarshe muusigii Walaalo hargeysa codkii magool alayarxamu dhamantood 03 July 1960kii jiibinta walaalo hargeysa sidas ula socda dhalinta Dambe yaan fanka been laga Sheegin by Fuaad shibiin
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 8 ай бұрын
AHUN
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 8 ай бұрын
Erayadii alle haw naxariistee ciise warsame
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 8 ай бұрын
king (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.
@QareenibnuQareen
@QareenibnuQareen 8 ай бұрын
Qisada heesta❤😢
@Almaaz-gh2ub
@Almaaz-gh2ub 7 ай бұрын
Noso sheeg qisadeda hada taqanao😢😢
@adamabdi743
@adamabdi743 8 ай бұрын
Caadi ma aha kabankaas dananaya Cigaal u ekaa caadi ma aha
@adamabdi743
@adamabdi743 8 ай бұрын
Markan kabanka waa cigaal sida aan ka dhadhaminayo caadi ma aha heesta
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 8 ай бұрын
Aad buu ugu eg yahay siiqaddii Cigaal waxbaase igu leh ka cod weyn xarkihii Cigaal, kabankan waxaan jecelahay waa Goobbe ama Caydaruus oo Jabuutiyaan ah aadna u gacan macaan. Rag akhyaar ah ayaanse la wadaagin oo aad u kala yaqaan gacanta raggaas hore. Mahadsanid wll
@adamabdi743
@adamabdi743 8 ай бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed isla beejkan heesta kujirta ee la yiraa JACAYLKI MARKAAN YARAA bal iyadana dhagayso midhaa Hal habeen in la duubaan u badinayaa kabankaasna kii Cigaal Ayaan ku qiyaasay
@adamabdi743
@adamabdi743 8 ай бұрын
@@AbdiazizSaidAhmedBashiir Goobe markuu u garaacayo way kujirtaa isku dhadhana ma aha Ustaadi
@ahmetmosa
@ahmetmosa Ай бұрын
@@adamabdi743 sxp heestaan cigaal baa tumay fiiri daqiiqada 6:24 marka Music is badalayo xargaha sida isku raac raacinayo shaki kuma jiro sxp waa cigaal.
@ahmetmosa
@ahmetmosa Ай бұрын
heestaan isna cigaal baa tumaya waxaan arkay dad badan oo leh waa goobe waliba waa qaaciyadii danbe oo la tumay xiliyadii danbe . waxaa jira meela badan oo cigaal iska far egyhiin sida music hordhaca ah kzbin.info/www/bejne/p6ionnSHltSWd6c&start_radio=1
@CabdirisaaqAadan-bj9sg
@CabdirisaaqAadan-bj9sg 8 ай бұрын
Ilaahay ha u nxristo al fanaan maxamed nuur giriig wuxu ah fnn Cajib ah heesihisa wan jclhy ❤❤❤❤❤❤❤❤
@kalidabdifarah
@kalidabdifarah 9 ай бұрын
Cuudka yaa tumaya?