KHADRA DAAHIR CIGE (AHUN)
4:09
4 сағат бұрын
XASSAN AADAN SAMATAR HEESTII BARDIHII
6:56
16 сағат бұрын
XASAN AADAN SAMATAR HEESTII GUDGUDE
6:37
21 сағат бұрын
XALIIMO KHALIIF MAGOOL (AHUN)HEESTII XALAY
7:11
AAMINA FAYR QARAAMKII BEERDILAACSHE
3:37
FUAAD CALI XAMARI HEESTII DHAMAYS
4:18
Пікірлер
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Күн бұрын
Kuu Qorin Alaah Raxmaan loo lama Raamsado subxaanallaah Cadiim
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar Күн бұрын
Lama maqlayaa ustaad ee ka saar weey mcn thy
@gorayhaldhaa8296
@gorayhaldhaa8296 2 күн бұрын
Laxamadda Ruwaayadda qaybta ugu culus waxa lahaa Ismaciil Cabdi Guuleed (Ismaciil Yare). AHUN
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 күн бұрын
Dhaharku ku muu ahaa tolow
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 4 күн бұрын
Cabdilaahi green waa studio madax banaan
@VincentAnnabelle-l4l
@VincentAnnabelle-l4l 6 күн бұрын
Davis James Anderson Kimberly Walker Deborah
@alisaid2008
@alisaid2008 9 күн бұрын
Mirihii cali afloow laxankii ismaacil yare codka x.a.samatar
@hanadolad2061
@hanadolad2061 10 күн бұрын
Maashaa Alaah
@hanadolad2061
@hanadolad2061 10 күн бұрын
Sadaqallaahu Cadiim
@AhmedMohammed-ye3vg
@AhmedMohammed-ye3vg 11 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉ww
@SuhaybMohamedadam
@SuhaybMohamedadam 13 күн бұрын
Waa isku shuban🎉
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 13 күн бұрын
Hees aad u Macaan, Illaahay ha u naxariisto inta heestan ka qayb qaadayey Abwaan Tuuyo Axmed Mooge Cabdinasir Macalin Laxanka waxaan filayaa inuu leeyahay aun Axmed Gaceyte hees qaaliya waad ku mahadsan tahay hillaac media iyo My brother Mr Mustafe Yusuf hore usoco Halkaa ka wad hawsha kaalin muhiima ayaad Fanka iyo suugaanta ugu jirtaa brother
@CabdleSicid-us3mp
@CabdleSicid-us3mp 11 күн бұрын
Laxanka axmed gacayte anba waan u maleeyey wll Lkn wax cadayn ah miyaad haysaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 11 күн бұрын
@@CabdleSicid-us3mp Cadeyn uma baahna. Laxanada iyo codadka uu sameeyey aun Axmed Gaceyte qofka yaqaana fartiisa wuu fahmi karaa. Abwaan Tuuyo heesihiisa ita badan Axmed Gaceyte ayaa codeeyey
@hilaacmedia
@hilaacmedia 9 күн бұрын
Waad mahadsantay wllo Laxanka mahubo wallo
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 14 күн бұрын
Yaa, salaam yaa, salaam muuse ismaacil Qalinle A.H.N aamiin
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 14 күн бұрын
❤❤
@user-Axmed
@user-Axmed 14 күн бұрын
Shukran Alfa marah
@abdiali7666
@abdiali7666 14 күн бұрын
Yasalam
@ahmedcaalim3147
@ahmedcaalim3147 14 күн бұрын
Heestan waxaan raadinayey mudo dheer, xitaa Cabdullaahi Green mar baan wacnay oo waydiiyey. Qaybta Kinsi uun ayaa hore loo hayey, iyadoo talantaali ah lama hayn waana ku tuhmayey reer Qadar. Thanks for sharing
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 15 күн бұрын
❤❤❤
@user-Axmed
@user-Axmed 15 күн бұрын
Alaah yaa cisak halkaa ka sii wada Qaraamiga
@SiciidDaahir-dm1xx
@SiciidDaahir-dm1xx 15 күн бұрын
Heestan waligay maan Maqal maqal
@SiciidDaahir-dm1xx
@SiciidDaahir-dm1xx 15 күн бұрын
Yaa salaam yaa salaam
@user-Axmed
@user-Axmed 15 күн бұрын
Mahadsanid halka kasii wada
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 15 күн бұрын
hilaac media mahadsaniid soo baadi Heesaha legend-kaan iyagoo Qaraam ah
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 15 күн бұрын
Ax yaa legend
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 15 күн бұрын
Waligay Muuse Ismaaciil qalinle oo laxaamada Qaraamka ah Qaadayo ma arag woow 😱
@ahmedcismaanofficial1948
@ahmedcismaanofficial1948 15 күн бұрын
Ya slam ya salam luqdi qalinle iyo kabanki ahun cumar dhuule cali
@AhmedMohammed-ye3vg
@AhmedMohammed-ye3vg 15 күн бұрын
Wooooow inaba caadi maaha heestani
@ronny7suii3
@ronny7suii3 16 күн бұрын
Tani hees way dhaaftay, Allah caafimaad cimri dheer siiyo Legend Xasan Aadan Samatar Aamiin, Eebe Naxariistii jannatul firdowsa ha ugu bishaareeyo fanaanadii weeyneed Magool iyo Abwaan Sulub iyo Ismaaciiil yare Aamiin
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 17 күн бұрын
❤❤❤
@HindaMuhummed
@HindaMuhummed 18 күн бұрын
Cismaan askari ayaa lahaa heesta
@user-Axmed
@user-Axmed 20 күн бұрын
Waaw waa heesahaan ku garaadaystay 1983 Radio kiiniya xilgii ilacadihi afweyne mamnuceen mujaahidka
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 20 күн бұрын
Idaacaddiii kenya Weli ma furantahay horta
@AhmedMohammed-ye3vg
@AhmedMohammed-ye3vg 20 күн бұрын
Wooooooooow🎉
@Rooxaanta
@Rooxaanta 22 күн бұрын
Kayd radio hargeisa ku duuban tahay cide ? Ma sidii kalaa caawa
@yoondheermedia
@yoondheermedia 22 күн бұрын
Kabankii Goobe Ayaad ka Ilawday
@BartonBaird-l2m
@BartonBaird-l2m 22 күн бұрын
Rodriguez Frank Jones Brenda Clark Betty
@AhmedMohammed-ye3vg
@AhmedMohammed-ye3vg 23 күн бұрын
Dhamay 🎉🎉🎉
@AhmedMohammed-ye3vg
@AhmedMohammed-ye3vg 23 күн бұрын
Woooooooowf
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 23 күн бұрын
Cabdulahi green waa nin fanka aad uga warhaya ha ku degdegina walaalayaal waxaa laga yaabaa inuu heesta lahaa dacar oo cismaan riwaayadda ku daray. Sidaa awgeed aan ka war sugno
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 23 күн бұрын
Waaba heestaan ugu jecelaa riwaayadda oo dhan
@jamilafarah5679
@jamilafarah5679 23 күн бұрын
Beenaale,waa heestii ugu horaysa riwaayadii caanka ahayd ee Wadhaf iyo Shimbiro war isuma hayaan,erayadii abwaan Cismaan Askari,laxankii Aweys Goobe,1978.
@Samosheegismail
@Samosheegismail 24 күн бұрын
Heesaha cabdi cali wayd heesaha aan ugu jeclahay ayay ka mid tahay iyo laxanka cajiibka lugeey
@FUAAD-t4r
@FUAAD-t4r 24 күн бұрын
Hees boob ayaad ku jirtiin garxajisoow
@ahmedabokar6271
@ahmedabokar6271 24 күн бұрын
Wadhaf iyo shimbiri War isuma hayaan
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 24 күн бұрын
Asc heestan waxa lahaa cisman Adan xusen (ciman askari)
@hilaacmedia
@hilaacmedia 24 күн бұрын
Cisman ahun Riwaayada ayuu lahaa laakiin heestan dacarbaa lahaa riwaayadana way kujirtay
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 24 күн бұрын
Asc heestan waxa lahaa cisman Adan xusen (ciman askari)
@hilaacmedia
@hilaacmedia 24 күн бұрын
Cisman ahun Riwaayada ayuu lahaa laakiin heestan dacarbaa lahaa riwaayadana way kujirtay
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 24 күн бұрын
Asc heestan waxa lahaa cisman Adan xusen (ciman askari)
@hilaacmedia
@hilaacmedia 24 күн бұрын
Cisman ahun Riwaayada ayuu lahaa laakiin heestan dacarbaa lahaa riwaayadana way kujirtay
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 23 күн бұрын
@@hilaacmedia waa sidaan is iri anba
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 25 күн бұрын
❤❤
@AbdisamadCumar-x9c
@AbdisamadCumar-x9c 25 күн бұрын
@ismaaciilarbache5244
@ismaaciilarbache5244 25 күн бұрын
❤❤
@FUAAD-t4r
@FUAAD-t4r 26 күн бұрын
Qaaqay muuna heesta lahayn
@hilaacmedia
@hilaacmedia 25 күн бұрын
axmed saleebaan bidde