Legend of October II
17:05
11 жыл бұрын
LEGEND OF OCTOBER
4:04
11 жыл бұрын
Kol hadaan hantiyay-Hambalyo Somalia
3:39
July First
8:15
12 жыл бұрын
Diidnaye Ogow-Somali nationalist song
5:18
gobanimo-Somali nationalist song
8:53
xubnayohow
7:44
12 жыл бұрын
WADANI -somali nationalist songs
15:01
Somali crash development program
15:00
MOGADISHU 1960-1990's part 3
15:01
13 жыл бұрын
MOGADISHU 1960-1990's part2
15:01
13 жыл бұрын
somali history 1400-1991
41:21
13 жыл бұрын
26 JUNE
14:01
13 жыл бұрын
TAARIIKHI promo
3:35
13 жыл бұрын
OGADEN WAR DOCUMENTARY
40:26
13 жыл бұрын
SOMALI ARMY 1987
46:36
13 жыл бұрын
iskaa wax u qabso-riwaayad
14:31
13 жыл бұрын
SOMALI AIR FORCE
11:54
13 жыл бұрын
Пікірлер
@Mayson_17
@Mayson_17 Ай бұрын
One Africa💪🇿🇦🌍
@siciidcabdilahi1007
@siciidcabdilahi1007 2 ай бұрын
SOUTH AFRIKA MA MOOGANI MA DADKOODA XUN MAXAY INOO.LAAYAN
@sharmakesaid
@sharmakesaid 2 ай бұрын
Ani ma ihi dadka commentiyada bixiya, lkn hestan sanadkiba mar ban dhageysta, runti qof kasto waxyaro wadan jaceyl ah ku dambeyo xita mrku hestan dhageysanayo wuxu daremayaa quus iyo in wadankisu adunka ka haray horumar ahan hadana usan waxba u qaban karin😰💔. Aan iska qirono koley waxba ma qaban karne😑
@MaanHersi
@MaanHersi 3 ай бұрын
Wai Hees darted ilin ima ima. HEESTAN ka Hor Anigo dhashay 1997 Oo dowlad Qiimaheda Arki HADA wN suureysty ligay Somaliya dowlada ahayd Wxn idinka so Salmn Burtinle Somalia ❤
@abdihashi1863
@abdihashi1863 3 ай бұрын
1 luuliyo dadkii qabkaa lahaa baa maanta beesha calamka baryaa kuligood ilahow somali si udhaaan abwaan sangub Iyo fanaaninta heesta kuluqaynee allaha unaxariiste dhaman ❤
@falehaha4556
@falehaha4556 3 ай бұрын
1luulyo 2024 ayaan dib u dhagaysanaya anigoo ka daydayaya inaan dareemo qiimaha xuriyada iyo wadaniyada leedahay aloow nabadeeey😢😭😭😭😭😭😭😭😭
@ShaaficiMaxamediidle
@ShaaficiMaxamediidle 3 ай бұрын
Heestaa markii afrika kushireeyday mogdhusho ayaa lasoonaweeyey
@Feisalahmed-rnn
@Feisalahmed-rnn 3 ай бұрын
Hestaan aad ayanijeclahay waa la qiiroday allow sharafteni iyo awodeni nosocelu😢😢😢😢
@adoontiialle229
@adoontiialle229 6 ай бұрын
Masha Allah waa hees aad u qurux badan 😢
@AnisoAbdi-i3b
@AnisoAbdi-i3b 7 ай бұрын
Sacab sacab sacab sacab sacab sacab sacab sacab dhulkaga yaan lagu gu gumeysan
@SahroHassan-h4c
@SahroHassan-h4c 8 ай бұрын
I'm somalia l tell ever one in the world l sey all africa we seme we 1 balack power nigga can you feel me when you feel me keep just itopia pro l'm old the then you most you moats know
@freepalastine3850
@freepalastine3850 9 ай бұрын
Somalia guul
@yusufaliabiikar7531
@yusufaliabiikar7531 10 ай бұрын
hestan waxa sameyay abwan san gub wana gaday koxdi wabari cali gab iyo wabari
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
I love you Africa ❤❤❤❤❤❤❤
@mustafaomar8175
@mustafaomar8175 10 ай бұрын
Dadka somaliyeed oo commentiyada so qoraaya waxa an ka layaabay,somalia so noqon meyso iyo dadkii hore somalinimo ayey lahayeen ayey so wada Qoreen,,anigu waxa an idiin dhihi lahaa idinku dadkii hore mad ku dayataan,Dad idinka oo kale ah ayey ahayeen wadankoodu qiima la laha oo aad uu Jeclaa dadkuna uu sinaayeen,,,IDINKA DADKA HADA JOOGO QABYAALADA ISKA DAAYA OO MIDOOBA MARKAAS AYAD DAD QIIMO LEH AHANAYSAAN
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 10 ай бұрын
Fanaan juba noolow
@abdifatahgaryare5039
@abdifatahgaryare5039 11 ай бұрын
I'm now 23yrs and i wish to see one day great somalia
@Zamzam-m5n
@Zamzam-m5n Жыл бұрын
Somalai guul
@mohamedyasin7726
@mohamedyasin7726 Жыл бұрын
Naxariistii jano Alaha ka waraabiyo Dhamaantood Wa erayadii Abwan sangub iyo codkii bacalwaan iyo dalays Soomalidii xalaasha ahayd dadkaasa ugu danbeeyay
@Salmo530
@Salmo530 Жыл бұрын
Say somali somali leh
@bushrabotaan-ee1py
@bushrabotaan-ee1py Жыл бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊😅😅😮😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mohaabdi8605
@mohaabdi8605 Жыл бұрын
I have been listening to this song since I have been a youngster I hop to visit somalia again insha allah I hop the civil conflict with al shabab will end soon and stop tribalism and stop 4.5 be united one day
@Mohanjb51
@Mohanjb51 Жыл бұрын
Afrikadii shalay aan sidaa ugu dhimanay maanta wax abaal ah nooma hayso
@DhadoonKhuuriye
@DhadoonKhuuriye Жыл бұрын
Heesta waxaaa lahaa AUN Sangub runtii waxay ifa faalo u noqotay in la xoreeyo dalal badan afrikaan ah oo gumaysi ku hoos jiray sida mosambiik angola rodishia now sambia south africa Gini bisaw alxmlil waa dawlado xor ah
@abdinooryussuf9850
@abdinooryussuf9850 Жыл бұрын
2023 😢😭
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
Like
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
Loves
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
ShortS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
Share
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 Жыл бұрын
Live
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Idor ma layen mana u dhameyen SSC dadkeda hadan garab la sineyn mindiyihi qarsona jarer lagu mirayay raxanweyn ma mogin somaliyey is maqal midab gumeysi dida irir leysi Dila Dila Dila jarerow is maqal muqaga ki neceb tisana ha Mel marin hadi an maskax talin dhagta maqal xumaha jira ninba malin aragti lugo howsha mamulin gacmahuna wax ku Qaban cadaw kama mato hadaliba murti leh somaliyey is maqal midab gumeysi dida madaxdi irir samale macnahoda waxu yahay wanka macasha I qabo aniga gowrac I mari dhigana an mudsado sirti ad ku maranay maya hadan nirahdo ma afka marorsami somaliyey is maqal midab gumeysi dida jarerow is maqal midab gumeysi dida jarerow is maqal midab gumeysi dida 😂😂😂😂😂😂😂😂
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Idor ma layen mana u dhameyen SSC dadkeda hadan garab la sineyn
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Mindiyihi qarsona SSC lagu dilayo Mindiyihi qarsona jarer lagu gubayay madowgaga kan Rabin muqaga ki neceb tisana ha Mel marin jarer weyne I Maqal midab gumeysi dida jarerow is maqal midab gumeysi dida jarerow is maqal midab gumeysi dida raxanweyn is maqal midab gumeysi dida
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Somali is maqal midab gumeysi dida 😅😅😅😅😅lo bedeli Insha Allah fursad u helo
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Hees kan hadane bedeli irir samale u bedelin midab takor ku hayan somalida kale malintey I dili lahayen noqon
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun abwaan sangub 😅😅😅😅😅
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Africa wan jeclahay lakin juboyinka marka marto kenyati ku nacsin Africa South Africa Africa ku nacsin sidey somali ula dhaqman 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 inaga yaran tena nalagu barbariyay midab madow inu nala dhashay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@YusufMohamud-l7z
@YusufMohamud-l7z Жыл бұрын
Mansha Allaah❤❤❤❤❤
@AyaanleEric-xf4cm
@AyaanleEric-xf4cm Жыл бұрын
Gumeesi meey la dagalameen mise hormarkii Somalia ee hor istaagen Somalia fiiriya Africa sidee u hormartay waliga kuwee gacanta ku haayen France iyo UK wadamada ugu hormarsan waye africa
@sommild-sb4eu
@sommild-sb4eu Жыл бұрын
Insh allah the good days are coming soon . Somalia 🇸🇴 will wake up and prevail again. United we stand divided we fall.
@Faaraxfankacade
@Faaraxfankacade Жыл бұрын
Wallahi marki anmaqlo erayada Wan qiroda
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Muuqaaga kii neceb.. Kiisana hameel marin.. Hadal murti leh saxiix👏🏻 Allow kunaxariiso Abwaan Sangub muxu taarikh cajiib ah nooga tagey iyo Suugan dhaxal gal ah
@suberbaba
@suberbaba Жыл бұрын
Walaal sawirka kusaran maxaa kaqaldan
@albaalex3040
@albaalex3040 Жыл бұрын
I'm still ruling over you. Don't forget that black people
@geriileguled347
@geriileguled347 Жыл бұрын
Dowladaas namarisay u qiirooda idinkoo qabiilkiina huwan dadka kalana aqabiilkooda u diida qabiilkoida badbaadinaya dhul dad iyo dhaqaalaba
@ambileh1
@ambileh1 Жыл бұрын
IAN SMITH ruler of RHODESIA now known as Zimbabwe
@absjones2916
@absjones2916 Жыл бұрын
When my national identity somali was fighting to free it brothers and sisters in southern African. I hate the illusion and illness of Somali clan identity……. Its the very reason why the Somali people regardless of clan identity is living hell on earth today. Imagine if the civil war didn’t happen in Somalia. We have been the leadership of African. But the evils of my clan identity destroyed our people and its identity. 😢😢😢😢😢😢😢
@haykalalpha
@haykalalpha Жыл бұрын
Africa is a big continent, it has many countries, if they stand together, every colony is afraid of it
@enggaabow3801
@enggaabow3801 Жыл бұрын
Waa kuma yanisimit!
@princessofjanah829
@princessofjanah829 Жыл бұрын
Gumeysi dahson ban kujirnaa manta somaliyey 😢 sidey no kala goyen wali labo is ado wala la yahy 🇸🇴💔
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Alle haw naxariisto Intiidagaalkii 1977 ku dhimatay