Red ball 3 call mode
8:54
14 күн бұрын
Ei ei ei 🤣🤣🤣🤣🤣
0:20
14 күн бұрын
Red ball 3 19-20
1:47
14 күн бұрын
Hungry pumpkin in Roblox
1:44
14 күн бұрын
I back
1:07
14 күн бұрын
Abc and 123
13:36
14 күн бұрын
Numberblocks
2:53
14 күн бұрын
Numberblocks
0:09
14 күн бұрын
red ball
0:01
Ай бұрын
Red ball
1:18
2 ай бұрын
13 May 2024
1:18
2 ай бұрын
Red ball
6:45
3 ай бұрын
Maxaa soo rida Ilmaha??
8:01
3 жыл бұрын
Sheekadi foosheyda canugeyga 4ad
10:15
Nadafada jikada iyo dhiiragalin
10:09
Adigo ugub eh ciyoow ma dhali karta?
10:31
Пікірлер
@Anas3738
@Anas3738 Ай бұрын
Mom trying
@Anas3738
@Anas3738 Ай бұрын
Ahhhhhhhhhhhhh
@Anas3738
@Anas3738 Ай бұрын
0:03
@user-qe6jm4um9l
@user-qe6jm4um9l Ай бұрын
Abaay wiil 3 jir i jogo 7 igu bilawate foldinka hadana bisha 8 kujira fooldiin darema kuma xerno week danbe
@Anas3738
@Anas3738 2 ай бұрын
😮😢😮a-redball?
@Anas3738
@Anas3738 2 ай бұрын
Red ball3
@Anas3738
@Anas3738 2 ай бұрын
Red ball 1
@sowdaabdi7363
@sowdaabdi7363 2 ай бұрын
Amin yarabi
@Adnodahir-ti3zh
@Adnodahir-ti3zh 2 ай бұрын
Thanks abaayo ❤
@Qaali5
@Qaali5 3 ай бұрын
M,a thnks abyo wax bdn ubaahnaa iga jaahilbixisay 15beri canug iidhalan shuban markasta ku arkaa blse ma ooyin badno calooshyda we qylisaa marke saxarooneso tankale anigo xafaayad kabadalinvwax masiiyo e sokacdo horaa uga badalaa blse iyado hurdeso hadaa kacsho sikasta aan sameyo caano bdn igama cabto wayar cabeysaa we hurdesaa
@NnasteexcaamirCali
@NnasteexcaamirCali 3 ай бұрын
Xanuunba i qabano 10 ki daqiiqaba mar 1 daqiiqo ayuu zaaid ii heyna fool mala dhihi karaa
@hamdihusein1833
@hamdihusein1833 3 ай бұрын
War ani 9 malin aan umul ahay walina waa ihyaa mindhicir xanuunkas
@deeqo2407
@deeqo2407 3 ай бұрын
Uuriyaa
@Nazrohirsi
@Nazrohirsi 3 ай бұрын
Guurguurata ladhaha
@prencesscaishosoodaan7063
@prencesscaishosoodaan7063 4 ай бұрын
Matag iyo shuban baa leyhy iyo lug dhan ma qaadi karo xnuun miskaha 😢 allow noo fududeyo 39 dhamd ii ah
@user-qd6mv2tg8h
@user-qd6mv2tg8h 4 ай бұрын
Aamiin yaa rabi dhamanteen
@xaawokiin7465
@xaawokiin7465 5 ай бұрын
Mashalaah abayo baraka laah afrikaa jogaa inta umulay wali meel mafariisan horay Lee ka ordaa
@nasromohamed3778
@nasromohamed3778 5 ай бұрын
Sax wllhi
@user-hy5mh1yr2m
@user-hy5mh1yr2m 5 ай бұрын
Ilaahow nofududey ani iyo inta ilamid ah🤲😥
@user-fh2jm5ft7e
@user-fh2jm5ft7e 5 ай бұрын
sida usku gaad gaadayi wa daaly mana dhaloyi hawen walibo xanun iyo wana lii dena ugu damben
@ubaxahmed3297
@ubaxahmed3297 6 ай бұрын
Uur yaal
@raxmoxasan8937
@raxmoxasan8937 6 ай бұрын
Anoo wadada socdo buu roob badan soo daatay waaaan sooo orday guriga markaaan imaaday foolaa iqabatay😂😂😂
@user-nl3eq4ym1b
@user-nl3eq4ym1b 4 ай бұрын
Na ma ordi krtaa ani maba orde 🤔😊
@raxmoxasan8937
@raxmoxasan8937 4 ай бұрын
Haaa in badan waliba
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 3 ай бұрын
Madhashey marka abaayo
@munaabdiducalle7032
@munaabdiducalle7032 6 ай бұрын
Wale wan arkay ilmi 3 4casho dhalanay kii ugu horeyay man arag xanun kii labad iguma badnayn lkn kan 3 ilaa hada habenki 5 ah xanun weliba marka nujinayo igu daran
@umuridwaanchanel6041
@umuridwaanchanel6041 5 ай бұрын
Haa wlh 4 bri dhalany waa ba zaaid😢😢
@user-lu8dc4em1j
@user-lu8dc4em1j 6 ай бұрын
Wa isku arkay calamadahas dhn allaha no fududeyo yarabi 38week 1dey ahy allahayo no fududey 😢❤
@user-hb3nb3uz5v
@user-hb3nb3uz5v 6 ай бұрын
Abaayo waxaa la dhahaa uuryaal❤❤❤❤❤❤
@ifraaxcabdi9255
@ifraaxcabdi9255 7 ай бұрын
Aamiin
@iqlas2638
@iqlas2638 7 ай бұрын
Hada ayaanba la xanuunsanhy abyo naas xanuun barar gaduud 😢
@ducoqabto3079
@ducoqabto3079 7 ай бұрын
Wll Qodbaha umusha See iiga soo Baxayaan i caawiya Pls 😢😢
@user-sw3xp4xi1e
@user-sw3xp4xi1e 8 ай бұрын
Mahdsanid abyo anigba wuu iqabty labad malin ugu horesay ley alx hda
@MaymuunAbdikadir-yb3bd
@MaymuunAbdikadir-yb3bd 8 ай бұрын
Guurguurto baan u aqaan hadaan dareemyaah 😥
@suhuurbintusuhuur5711
@suhuurbintusuhuur5711 8 ай бұрын
Guurguurto ayaa ladhahaa
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 8 ай бұрын
38 isbuc maroya
@user-iy7du9mv1v
@user-iy7du9mv1v 8 ай бұрын
Ma dhashy abyo
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 8 ай бұрын
@@user-iy7du9mv1v maya weli waye isbuuci40 ibilabtay
@user-gc7gn5bc6u
@user-gc7gn5bc6u 8 ай бұрын
Xanun kas waxaladhaha afsomali uryal aniga waxo iqabta 2malmod
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 8 ай бұрын
Rabi ha ino fududeyo inta ila mit ah
@naimanaimaqueen-oj1kh
@naimanaimaqueen-oj1kh 8 ай бұрын
Amiiin abayo😢
@naimaniyaasshiiq4896
@naimaniyaasshiiq4896 9 ай бұрын
Masha alllh shukrn xbbti
@user-dq6pw3ri5c
@user-dq6pw3ri5c 9 ай бұрын
@user-zc1yv4pe1n
@user-zc1yv4pe1n 9 ай бұрын
Allaw iifududeey 42week ayaan dhameeste aad ayaan ujilcay midhicirka iyo dhabarka week leyga haayaaa foolne ima heyso cfmdne ma arko allaw iifududeey HBgeyga 6.2 wye aad ayaan daciif u ahay aad ayaan uniyad jabsanahay allaw adigaa iskukeey abuuurey waaku baryaa isooo kala furo waa ku baryaa illaahayooow cunugeygoo cfmd qabo dhabta iisooo saar😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥺😭😭🥺😭😭😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nastexaaxmedsuge5050
@nastexaaxmedsuge5050 9 ай бұрын
Abyo ma dhashay
@Shur7052
@Shur7052 8 ай бұрын
😢😢😢😢😢 rabi hakuu yasiro aby
@user-zc1yv4pe1n
@user-zc1yv4pe1n 8 ай бұрын
@@nastexaaxmedsuge5050 Haa abyo alx alle wuu isoo kala furtey waan dhalay
@user-zc1yv4pe1n
@user-zc1yv4pe1n 8 ай бұрын
@@Shur7052 alx alle wuu iiyasirey waa dhalay abyo
@niciimaxasan6325
@niciimaxasan6325 8 ай бұрын
ma dhashay wll
@Bilannita
@Bilannita 9 ай бұрын
Xnunka wa isku arke 3beri dhalanaha caloshana wa lega qaban iyo. Wadnaha
@juweriaabdi
@juweriaabdi 9 ай бұрын
Abyo plze ii so jawab muhiim u ahaye 35w 3day ahay biyo bdn iga socdo wana shubmaa ma lagu dhali kraa abyo plze ii so jawab wx xanuun ah ima haayo
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 8 ай бұрын
Dr ad biyaha ilmaha waye
@user-sk4ei5ix2g
@user-sk4ei5ix2g 8 ай бұрын
madhashay abaaye
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 8 ай бұрын
Dr ad aniga wali ma dhalin waqtiga kunbuyutarka ishegay ina ku beganahay 4 malin ku darsday waligey isbuc wan ku darsan jiray
@Bilannita
@Bilannita 9 ай бұрын
Wlhi midka benta wa iqabta
@user-sy3hf8sv7s
@user-sy3hf8sv7s 9 ай бұрын
Asc abyo maanta ayn kugu soo biiray wll aniga ilmahaygii ugu horeeyey anoo 8 bilood ah oo 9 hal isbuuc ka galay ayan dhaqtarka aaday ka dib waxaa laygu dhahay ilmaha yar mareegta ayaa gorta uga maran markaa waa laygu galay hadana cunugayga oo 4 bilood jira ayan uur ka qaaday markaa ilmihii 2 na waa laygu qalay abyo biyo ayaa iga socday mudo is buuca wn ka qoomaysanayhy Illaahay qaliin dambe ima celiyo abyo isoo jawaab
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 8 ай бұрын
Adoo lagu qalay sidee 4bil kadib uurkuqaaday naftaada kafakar gabareey adiga lee lagu qalqalaa ninka shaqo kuma laha waxaa filaa inaad dalka joogto dhaqtar tag iska xir 2sano ilaa 3sano hadaad rabto inaad caadi udhasho alah kuu fududeeyo waan kusooduceynaa Raalinoqo hadaad idhibsato lkn walasha kaafakareesaa ahay
@user-sy3hf8sv7s
@user-sy3hf8sv7s 8 ай бұрын
Shujran xbbti dhib malaha
@fjgcbmutdko7807
@fjgcbmutdko7807 10 ай бұрын
Umul an ahay aniga ur qurmoon isku arkaa cuno badan inan cuna aan raba mana darema inan cuna cunay
@waarimayneewanaaghanalagah4581
@waarimayneewanaaghanalagah4581 10 ай бұрын
Jajaboow weeye
@nasracabdi7991
@nasracabdi7991 10 ай бұрын
Allow no fudaydi Ani iyo inti ila midka yaa rapi
@user-wx3jq1ub3g
@user-wx3jq1ub3g 11 ай бұрын
Waat mahsanthy xppti
@user-bd5nz8mb2d
@user-bd5nz8mb2d 11 ай бұрын
Waxa laa dhaha urraya
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 11 ай бұрын
Mahad sanid walashay illahay hanoo sakhiro foosha Aaamiin yaarabi
@nasroxuseen-ex7cm
@nasroxuseen-ex7cm 11 ай бұрын
gabadhayda 2 bil aye jirtaa hadane labadaas bilba wa iga shubantaa naaska kaliya ayan siyaa calol majiir oyin badan
@safiyocilmi7545
@safiyocilmi7545 11 ай бұрын
Anipo 😢
@nasroxuseen-ex7cm
@nasroxuseen-ex7cm 11 ай бұрын
@@safiyocilmi7545 maxa la sameya marka wanba yabanahaue hada darad dhaqtarka keyay sharobo iyo gojo iso qoray hadane wali wa sidi marka ilahay aya jogo ilahay ha ino cafiyo
@niciimaxasan6325
@niciimaxasan6325 5 ай бұрын
Abaayo anay hada saas iga tahay 2 bil bay jirtaa shuban biyo iyo miro miro ah bay sii daynaysaa dr ma gayn maxaa ku daawaysay adi
@XamdiWali-un8md
@XamdiWali-un8md 4 ай бұрын
Wllshy alle haku barakeyo wax bdn adn ayaan kaa faidy shukrn ilamahii igu horeyy Aya. Dhaly waxas Wan Ku arky❤❤
@yasmiinmaan6216
@yasmiinmaan6216 11 ай бұрын
Jaranjarta Murqaha lee saameynaysaa abayo, Socodka lagaa rabo wa socod lugaha in kala baxan oo Miskaha Saameeyo. Lkn jarnjarta lugaha maba kala foganayaan murqaha le ku daalaayo
@avaplays7890
@avaplays7890 11 ай бұрын
Maashaa allah abaayp