Umadyahay midnimo hees
7:50
3 жыл бұрын
Heesta Calanka qolobaa
3:04
3 жыл бұрын
Afrikay hurudooy
5:11
3 жыл бұрын
Arligaygoow
8:31
3 жыл бұрын
Dhulka sow annigu ma lihi
7:04
3 жыл бұрын
Dhulkaygow
7:56
3 жыл бұрын
Guusha guusha
7:10
3 жыл бұрын
Dhigi maayo tuutaha salaad derbi
6:05
Soomaali baan ahay
14:18
3 жыл бұрын
Soomaaliyeey toosoo toosoo
5:52
3 жыл бұрын
Naftii hure waxaan ahay
6:53
3 жыл бұрын
Allaa weyn ninkii aaminaa awood leh
10:27
Ka tashada cadaawaha
7:04
3 жыл бұрын
Afrikaay daya
5:20
3 жыл бұрын
Пікірлер
@maryanigal3349
@maryanigal3349 Ай бұрын
Heestaan aad iyo aad ayey iigu sheer tahay Kama dhargo heesaha kale ma dhagaysto
@omarmohamed3292
@omarmohamed3292 2 ай бұрын
1978 Stadium Mogadishu ayaa markii ugu horeysay heestan wadaniga laga qaday. Waxaan ka mid ahaa ardaydii sameynaysay looxaatul-khalfiyah. Waxaan taagneyn garoonka cawska ah dhexdiisa. Waan jiriiroocaday markii ugu horeysay ee aan heestan maalintaas. Waxay aheyd sanad ka yar dagaalkii 1977. Musiibo ka weyni ma jirto in Soomaali is dileysaahi isu soo qaataan heestaan. Rabanaa dalamnaa anfusanaa, wa in lam taqfirlanaa wa tarxamnaa la nakuuna minal khaasiriin. ALLOW qalbigeena isku soo jeedi oo taladayada u dhiib kuwa noogu aqayaarsan oo kuugu cabsida badan. Waxaan adduunka imid iyada oo ay Soomaalidii xoola-raacatadda u badneyd dawlad sameysatay oo xor tahay oo iyadu is-maamusho. Waxaan hana qaaday Soomalidii oo xad-dhaaf, iyo xowli ba'an horumar ku gaartay. Waxaan xoogeystay Soomaalidii oo sidii tuxbax go'ay mid meel ku faniinay. Haddii aannu Alle na cafin oo na caymin, waxaan adduunka ka tagayaa Soomaalidii oo cagta gumeysi hoosteeda ku jirta. Dhaawaca xawdayadda jarayaahi waa mid aan anagu isu geysanay. Tolow ma waxaa lagu tartami doonaa gumeysiga reer hebel ayaa u daacadsan? Ma waxaan carruurtayadda uga tagi doonaa in ay ku faanaan in walaashood Xabashi qabo oo ay Soomaalida kale xukunka uga dhow yihiin? Mise waan is-daba qaban doonaa? "Allaa weyn ninkii aaminaa awood leh. Ummad waliba aayaheeda in garato iyadaa u leh." Hobaladda Waaberi, Stadium Mogadishu,1978 "My blues are for the Horn and the Horn is in Africa." K'naan
@Faaqiddari
@Faaqiddari 3 ай бұрын
Waa reer caabuduwaaq dadkaah
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 4 ай бұрын
Heesta: Qaranimo Heesaa: Kooxdii Gen. Daa'uud ama Horseed Hargeysa Miraale: Axmed Shire Baandey EREYADA ===1===: Ummadyahay qabiilkiyo Qaranimadu waa labo Aan is qaadaneynoo Weligood is qabaneyn, Waa qori dabliyo gaas oo Haddii aan la kala qaban Iyagey is qarxinayee, Inta aad ka qabataan Weey midnimada quweeyoo, Qiimeeya calankoo Qaaradaha wax qaas u ah (Ma fahmin sadarkan), Qowmiyadda (Soomaali) kii neceb Toogadiisu yey qumine Toogadiisa haw quminina. ===2===: Soomaaliyey Soomaaliyey qoys Uma qaybsanno toban Magacaas qudhaan nahay Adduunkana ka qoranahay, Qayrkeen aan gaadhnee Weey midnimada quweeyoo, Qiimeeya calankoo Qaaradaha wax qaas u ah (Ma fahmin sadarkan), Qowmiyadda (Soomaali) kii neceb Toogadiisu yey qumine Toogadiisa haw quminina.
@zaynabmiff357
@zaynabmiff357 4 ай бұрын
Allah unaxaristo
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 5 ай бұрын
Hees: Allaa Weyn Qayb: Waddani Heesaa: Hoballad Waaberi Miraale: Maxamud Tukaale Cismaan (AUN) Codeeye: Saalax Qaasim Naaji.
@cabdallazubeyr4637
@cabdallazubeyr4637 9 ай бұрын
Nolosha waa Taariikh Laga Tago Hbn Qurux bdn oo Taariikhdu Thy 28/12/2023 Sanadka Cusub 2024 Labo Cisho Ka Hadhsan thy Goobtuna waa Hargaysa HadhwanaaG Aniga iyo Sxb iGu Qli ah Sharmake Mawlid Jawi mcn Alle Cimri dheer cibaado suuban caafimad qab Ha ina siiyo
@Faaqiddari
@Faaqiddari 9 ай бұрын
Ingiriis nin masiin karaah dhulkayga waa maya waa been ovaada anigaase kusiinkara
@Faaqiddari
@Faaqiddari 9 ай бұрын
Lan ma maya wadajir somaliya guuulguuul.kkkkaftanyar daaroodna guuulguuul
@Faaqiddari
@Faaqiddari 9 ай бұрын
Waaa ssc qatumo heestu war lan maya punland guuul 2walaal ah mataano
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Abwaan Maxamuud Tukaale baa Curliyey Heestan wadaniga , iyo Ducaysane, Timir lafbaa ku jirta iyo Somali hadaan Nahay Sinji Baanu Leenahay Allow Kuu Naxariiso Halyey Abwaan Tukaale
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaaleedoow .midooba Soomaali Diid Eryaerya Idoor Wagaashe Eryaa
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Sscoow Idoorwagasha eryya Erya Erya Maamulka snm Erya erya
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Calanka Of Soomaaliyeed Ssc Of Ssc
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Guulwacan of Soomaalia
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka sscoow Idoor Wagaashe Bakhtigooda Cade Ssc Bellings
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka ssc or Soomaalia
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Idoor Wagaashe Ssc Dhulbante belongs
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Maxamed Salan sare
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Gobanimo Iyo Guulwacan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Laascaanood Ufdhaha Maamulka Iidoor Wagashe
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Laascaanood Guulwacan shacabka Sscoow Xoraynta Laascaanood u Dagaalka Laascaanood Fuley Oo Ah Sscoow BuuhoodleGala Dagaalka Xoraynta Laascaanood idooroow Bakhtiga Iga Gagee 😊
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Reer Ssc Gubta Aastaa Laascaanood waa Xaruntii Daraawiish Waa Raggii Keeney Calak
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Laascaanood Libdhimayso Libdhimayso Idooroow Bakhtina Ma Qaadan kartaa
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Laascaanood Idoor Wagaashe Macuul Ha Bakhiyey Cod Jooge Cade
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka idooroow Gooja Bakhina wuu Ku Ruraya Laascaanood waa Meeshii La Abaalay Mida Soomaaleed
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Muse Daayeer Of Idoor Wagaashe Buuhoodle Laascaanood Ayaan Lee Muqdisho Ana Lee Shacabka Isaaqoow Shacabka Soomaaleed Boobe Ari baayo Dadkaagaga Dhinac Raac Laascaanood It Part Of Soomaalia
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaaleed Guulwacan shacabka Ssc Guulwacan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Ssc of Soomaalia
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka ari Arbooye of Soomaaleed Midnimo
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Ssc Laascaanood Guulwacan walee Ma foga Isaaqoow Dadkiinaa Dhinac Ka Rascal Ari Booye No Citifaaf 😊
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Iidoor Bakhtiga Qaada Hadii Waraawe It is Ready
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Ari Booye Ari Ari Baayo Waa Luuqada Harti Of Soomaalia Iidoor 1oo Years For Get Ssc Laascaanood
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Laascaanood of Ssc Of Soomaalia
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Viva Shacabka Soomaaleed mida
@yassinhasan6871
@yassinhasan6871 Жыл бұрын
Waxaan filayaa kooxdii heegan
@Abuturki-v3p
@Abuturki-v3p 2 жыл бұрын
💙🫂💫💪
@Abuturki-v3p
@Abuturki-v3p 2 жыл бұрын
💙🫂💫💪
@Abuturki-v3p
@Abuturki-v3p 2 жыл бұрын
💙🫂
@Abuturki-v3p
@Abuturki-v3p 2 жыл бұрын
💙🫂
@Abuturki-v3p
@Abuturki-v3p 2 жыл бұрын
🫂💙❤💯
@JubbaFilm
@JubbaFilm 3 жыл бұрын
Heestan waddaniga ah yaa ku luuqeeya?
@JubbaFilm
@JubbaFilm 3 жыл бұрын
Waddani heestan qiimaha badan yaa halabuuray?
@JubbaFilm
@JubbaFilm 3 жыл бұрын
Waddani heestan kooxdee ayaa ku luuqaysa?
@JubbaFilm
@JubbaFilm 3 жыл бұрын
Waddani heestan share.
@saadiaali6644
@saadiaali6644 3 жыл бұрын
Waa wadaniyaasha
@JubbaFilm
@JubbaFilm 3 жыл бұрын
kooxdee ayaa ku luuqaysa heestan?
@JubbaFilm
@JubbaFilm 3 жыл бұрын
Waddani heestan yaa qaaday.
@JubbaFilm
@JubbaFilm 3 жыл бұрын
Jawaab dhab ah ayaa laga rabaa waddaniga dhabta ah.