Hobolka iyo Habeenka Ciidda.
4:38
Heesta Xanaano | Zamzam Sharaf
8:46
Nasteexo - Xuseen Miiraale.
3:57
3 ай бұрын
Пікірлер
@CabdiXafid-uo3wl
@CabdiXafid-uo3wl 47 минут бұрын
Xogteta qof masiyo😂😊
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 5 сағат бұрын
Cagta Socodka kuma dhererto Ciidee weey Ciribsataa 🎵🎵 Alla maxeey tahay hees. Mahadsanid Al fanaan Fu’aad Cali. 24/07/2024
@Cabdimaxmed-go7fj
@Cabdimaxmed-go7fj 20 сағат бұрын
Alla markaliya hallow.maydhahdo.rky
@user-ke7df3zm3t
@user-ke7df3zm3t 23 сағат бұрын
❤❤🎉🎉
@hassnaali9864
@hassnaali9864 23 сағат бұрын
XUSUUS jedah 2000
@LibanMax-o8y
@LibanMax-o8y Күн бұрын
QOF GOAY IYO ROOB GALBED MIDKODNA HADU GALBADO GADAAL UMA SOO NOQDE. WAA JACAYL WAALAN QOF KALE AYU KARACAY. WAXAY TIRI HORAADKAN GAAGUXIN LAHA ILMAHA HOYADA MARKU JAQAYO XALADU KU JIRO HADI LOO DIDO IYANA WAXAN KAGA GUDBA GOBEY LIICO HA JABIN WAY STILAYSA XANUUN.IYADO DAREEN SIINAYSA WAXY TIRI (❤GANTAASHANA 😂😂WAAN 6:28 😂WAAN QABA) TAAS MIC NEHEDU YAHAY DHAWAC AYAA IGARAY LAAKIIN WAXAY TIRI WAAAW(MARTINA GUULAN U AHAY) ILAHAY AYEY TALO DAARATAY. ANIGU DHACDO SAAN CAMAL SXBKEY MARQATI KAHA HEESTAN SXBKAY LOO SOO DIRAY HEESTAN WAXA MUDO GALASKA BUIQ ARINTA DARADEED. HEESAHA WAXA LAGU GUDBIYA JACAYLKA QASHINKA HADA KOMBOYINKA MADIBADA ISKU GARACAYA HA DHEGEYSANINA.
@ayaanabdi2852
@ayaanabdi2852 Күн бұрын
22/7/2024😭💔
@raxmacail
@raxmacail Күн бұрын
My name is nasteexo
@raxmacail
@raxmacail Күн бұрын
My name is nasteexo
@raxmacail
@raxmacail Күн бұрын
My name is nasteexo
@raxmacail
@raxmacail Күн бұрын
My name is nasteexo
@raxmacail
@raxmacail Күн бұрын
My name is nasteexo
@raxmacail
@raxmacail Күн бұрын
My name is nasteexo
@raxmacail
@raxmacail Күн бұрын
My name is nasteexo
@raxmacail
@raxmacail Күн бұрын
My name is nasteexo
@raxmacail
@raxmacail Күн бұрын
My name is nasteexo
@NasteexoHassan-y9s
@NasteexoHassan-y9s Күн бұрын
Waar inaa hadaan dhagaysanayaaa 22/7/2024 time 6:16 maqrib soo dhaw yahay habeen salaasa soo galayso inta iga danbaysa like ta ii taabta shpayaal
@katraabdi2047
@katraabdi2047 Күн бұрын
Woof caleyk malabo
@farahgurey6058
@farahgurey6058 2 күн бұрын
Laxankii Cabdi kariin jiir
@maxamedfarcaano7454
@maxamedfarcaano7454 2 күн бұрын
Yaa salaam❤Maxamed Moogaha nool Cumar Xarrago guuleyso walaalkeyow🙏nice wlhay waad ka baxsatay qofkii ugu horreeyayna waad noqotay ee dib u soo qaada heeskaa!
@isaaqkaran3442
@isaaqkaran3442 2 күн бұрын
heestan, Nawaal aya asalkeega la yira. Waa heesaha lumay ayay ka mid tahay. Qaraami.
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 2 күн бұрын
Boqoradii Franka ee ay iska dhaleen labadii boqol ee fanka Una she day boqorkii fanka Mursal Musa.Axyaa Hodan.
@nadiration
@nadiration 2 күн бұрын
Nice vibe
@Abdisalandeeq
@Abdisalandeeq 3 күн бұрын
Cabdiqadir xusen mayoow iyo cumar nuur cabdile AHN Wali ma arag fanaan la cod ah maansh Allah.
@HassanHassan-hx6bc
@HassanHassan-hx6bc 3 күн бұрын
Abwaan Barre, waad ku mahadsan tahay sida aad u tilmaantay dhaqankii soomaalida bilowgii 90'naadkii.
@koesarnasir9160
@koesarnasir9160 3 күн бұрын
Hestanaa 🥹
@mustafekeybiiofficial3525
@mustafekeybiiofficial3525 3 күн бұрын
Reer sheekh isxaaq fanka iyo suugaanta wa looga hadhay bilaahi calaykum heesaha noocano kale noo soo badiya. Jaweriya jano wa hiboolad cajiiba masha allah qaaciga waa looga hadhay😮❤
@mustafekeybiiofficial3525
@mustafekeybiiofficial3525 3 күн бұрын
2024 yaa igula raaxaysanaya heestan cajiibka eh. Hadaan daarood nahay iyo somali oo dhan ba weligoodba suugaanta iyo fanka reer sheekh isxaaq ayay uga dambayn jireen. Juweriya jano wa mar la arag dhal fanaan isaguna ma hawl yara ❤🎉
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 4 күн бұрын
ilaahay hawnaxariisto kinsi xaaji aadan yufle my hometown❤❤
@cirjiidh77
@cirjiidh77 4 күн бұрын
❤❤
@user-wv5dr6id1n
@user-wv5dr6id1n 4 күн бұрын
Somaliland..... madaxdu haday ka dhacsan tahay waaqaca..miyaa laga daba qaadanayaa..madaxda hadaan rabin,ma saaxiibo soo kordhinayaan.. ... sheeko Xalkeeda la rabo garab marsan yihiin.golayaal jira....dalka ma isbedalo ku imanaya..
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 4 күн бұрын
Allha unaxaristo dhamaantod 😢
@CarabNuur-k1n
@CarabNuur-k1n 4 күн бұрын
Waaw
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 4 күн бұрын
Axsan hore u soco
@SacdiyoyuusufSacdiyoyuusuf
@SacdiyoyuusufSacdiyoyuusuf 4 күн бұрын
Boqorada codka love❤ qadraay❤
@AxmedNuur-c1k
@AxmedNuur-c1k 5 күн бұрын
Qali
@Dr_MustafeDaacad
@Dr_MustafeDaacad 5 күн бұрын
Waa habeen jimce ah 19/07/2024 sacaadu tahay 12:19 am riyona waxaan kaga gudbaa gobeey liicoo ha jabin khadra daahir cige alle ha kuu naxariisto runtii waxaad ahayd fanaanad dadkoo dhan raali galiyaan heesaheedu😢😢😢😢 hadad iga danbeyso like 👍 😢
@mustafesulyman
@mustafesulyman 5 күн бұрын
Fanaankan.ooah.fanansomaliyed.oo.aan.asd.ujeclahay.qaab.mashraxeedlisa.shaqsiyana.aan.aminsanahay.qof.asd.ufiican.waxan.aaminsanahay.intu.fankakusoojiray.qaabkan.loogutumay.hargaysa.hoyga.fanka.waligiiloogumatumin.habi.asyanku.ahay.
@mahirvip
@mahirvip 5 күн бұрын
2024 love ❤ dhac ku sii
@NairKaise
@NairKaise 5 күн бұрын
Caleeek 🎉
@KhadarAxmed-g9t
@KhadarAxmed-g9t 5 күн бұрын
Errayadi muxumed soofe kaneec Aun ❤❤❤❤
@ahmetzaraaye274
@ahmetzaraaye274 5 күн бұрын
Dhuun dahab❤
@khadarqadaafi4371
@khadarqadaafi4371 5 күн бұрын
Heesta heesaha ugu jeclaaa oo hadaana macna weyn xambaran alaha haw naxariisto ❤dhmnteenba❤ciyaalnimo ku dhagaysananayey ❤
@MoA.-pw3so
@MoA.-pw3so 6 күн бұрын
Beautiful Lady & Song.. 🎉🎉❤❤
@AxmedXassan-m9p
@AxmedXassan-m9p 6 күн бұрын
Intii tiktok laga soodiray❤❤
@hassaanaden4480
@hassaanaden4480 6 күн бұрын
Boqol waa boqorka codka umadda somaaliyeed ayagoo arko qaarbaa iska indha tiro legend kaan m.a
@user-wq1jz2tu2f
@user-wq1jz2tu2f 6 күн бұрын
Ceedh cal hees ❤
@noahD1636
@noahD1636 7 күн бұрын
Dadka musiga tumaya 🎉🎉🎉top
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 7 күн бұрын
Caasha kii noosoo qaad heesihii hore fadla. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cumarahmed134
@cumarahmed134 7 күн бұрын
Caasho kiin fanaanad qaran alle ha dhawree