Пікірлер
@AbdiGabre-y3c
@AbdiGabre-y3c 29 секунд бұрын
Magaaladii fusiqa weeye way ka bad badiyeen marka waa talaabo wax lagu tusayo ❤❤❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Минут бұрын
indhowydba gobolada markaynka qaar baa lalaha biyo malhee darada ha waramin malin hebla moyee malin kale waxan dawaday qaar madabakhooda tuudaa intay dalooyee n biyaha ay weelka ku xalaan weel u dhigaya dhirta ku waraabinyaa waa yaab mar qudha biyihii ku yareedn canada biyo siisaa oo ku cawisa dunidan way kulaataay ka warama dhulka somalida wax lagu baqtiiyaba ma yaalo biyo diyara ma jiro aduunkan meel walaba guban kartaa somalida maaxa uga meel yaala tolow ama dunidan africa amaba ta carbeed dabkan dunida meelo badan buu helay kuna socoda Allah ha inaga nabad yeelo ha inga ilaliyo ina u ku gubano ama gurayahena iyo maalkeena ku gubto
@JamiloOrey
@JamiloOrey 5 минут бұрын
LAMA AAMINI KARO YUHUUDDA IYO KUWA CARABTA ISKU SHEEGAYA WAA IN AY KA FIIRSA DAAN SIDEY WAX U DHACAYAAN
@Hudadhan-qr7tj
@Hudadhan-qr7tj 5 минут бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar
@basraabdi5491
@basraabdi5491 6 минут бұрын
mashalah❤ allaha ku xifdiyo
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 6 минут бұрын
Reer suuriya allah ka meyro wixii horay uso maray dowlada ku meelgaarka allah u adkeeyo
@MohamedAden-i9s
@MohamedAden-i9s 8 минут бұрын
MASHA ALLAH, guul falastiin Yemen masar suuriya ciraaq soomaaliya sudaan liibya nayjeeriya jaad aljeeriya afgaanistaan🕋,,, iiraan bakistaan turki lubnaan Jordan marooko Malaysia qadar sucuudi arabiya cumaan kuweyt dhamaan islaamka guul
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 9 минут бұрын
Wariyahan wax baa ka khaldan. Mucjiso ambiyada Allah kaliya ayaa la siiyey. Looma isticmaali karo wax lala yaabay. Nin diinta ka muuqato ayaad u egtahay haddana haddana mustalaxa caamada ayaad isticmaashaa ee iska ilaali
@hassanbarrehIsmail-v9m
@hassanbarrehIsmail-v9m 9 минут бұрын
Waan Ku racsan nahay xamas sida ay ugaaminayso wada hadalada iyaga iyo yuhuda allah halajiro umada RER falastin
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 9 минут бұрын
Allah ku xafido walal wan ognahay qiimahaaaga iyo waxa aadno tahay
@FaadumoDaahir-wt5op
@FaadumoDaahir-wt5op 10 минут бұрын
Allaha u siyaadsho mujrimiinta cadaabkii aakhirana uu u yaalaa
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 11 минут бұрын
hada waxay leeyihin gabadhaii madaxwaynaha u tartamaysay baa gureedi dabkii gaadhay asalamad dabkan wa dab mucjiso wata wax diyarad iyo ciidami markanka iyo dabdamis gobalada markanka dhaman isugu tegay canada iyo maxioco cawaniya intaba waa baqtiin la yihin ilahow qabooji oo ka dhig kuwo wax ku qata manta kii calq i leh wa ogayahay power ilahay uun baa leh
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 12 минут бұрын
Walaalkay waa xasuuqii umada Musliminta
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 13 минут бұрын
Wararka kala furfuran ee aad inoo soo gubiisid ee runta kusaleysan waadku mahadsantahy
@AbasMohamud-k2t
@AbasMohamud-k2t 14 минут бұрын
Asc sh mustaf adig aad ayaa kuu dhagaastaa, waxaa jaclahay in aad ka hadashit dalkaan, badiisa, somali hada xal😂kada ma mficno sidaa ku sacato ,dabadan oo aqyar ah baa kugu xaran, isha Allah khar
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 15 минут бұрын
Mahadsanid walaalkay mustafe ali masha Allah xuutiiyinta guull ayaan lehay inttii ku dhimaatey Allah u naxaristo inta dhawacana Allaha cafiyoo insha Allah
@barkhadibrahim2085
@barkhadibrahim2085 16 минут бұрын
لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير سبحان الله والحمد لله ولا اله الا الله والله اكبر ولا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم
@Axmedsaafii
@Axmedsaafii 17 минут бұрын
Subxaanallah Allahu akbar Allaha burburiiyo yuhuuda 😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@MaxamedxasanMahamed
@MaxamedxasanMahamed 19 минут бұрын
Ilaahay ha cadaabo.gaalada ❤
@fadumafarey
@fadumafarey 22 минут бұрын
Yaa u sheeko in jahanama ineey Dan beeyso
@Shukri-o1s
@Shukri-o1s 22 минут бұрын
ويعفو عن كثيرا ولله الحمد والمنة اللهم انصر اخواننا في فلسطين وفي سوريا وفي يمن وكن لهم عونا ونصيرا ويعيننا يالله يا حي يا قيوم برحمتك يا أرحم الراحمين
@AsadShire2024
@AsadShire2024 25 минут бұрын
ILAAHAY DABEELAHA HA UBADIYO ILAAHOW LADAMIN WAAYA OO MARAYKAN KUJABA ISLAAMKU NAFTA UKEENAY ALAHA HOLCIYO AAAAAAMIIIIIIIIIN
@AbdiBoor
@AbdiBoor 25 минут бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 27 минут бұрын
Allah u siyadiyo asxaan uma eysan sameyn reer qasa iyaga babi'iyey yuhuuda garab ku siiyey iney 64000 ka dintaan reer falastiin alle uma naxariisto gaalada Aamiin Aamiin
@maryanabdullejimaale8709
@maryanabdullejimaale8709 27 минут бұрын
Mahadsanid 😊😊
@Shukri-o1s
@Shukri-o1s 28 минут бұрын
Ilaahay heshiiskaas lhyrkiisa hana siiyo
@SalaxHaaray
@SalaxHaaray 28 минут бұрын
Wexey Qasa kusameeyeen Ayaa laga gudayaa Alaha usiyaadiyo
@abdirashidrabile683
@abdirashidrabile683 28 минут бұрын
Ilaahay hausiyaadiyo musiibada
@FaadumoMaxamad-z8m
@FaadumoMaxamad-z8m 30 минут бұрын
Ale kama damiyo
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 32 минут бұрын
Ilaahow Jebi Yuhuuda InshaAllah
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 33 минут бұрын
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@MeimunaMaimuna
@MeimunaMaimuna 33 минут бұрын
Haku siyaado marakanka
@Ilhansweet
@Ilhansweet 36 минут бұрын
Magaalada koofiyad yar baa u badan
@maxamuudyusufaamiinaamiind6541
@maxamuudyusufaamiinaamiind6541 38 минут бұрын
Yaanla dhihin .musiibo.sababtoo.ah .iyaguwaagaalo.waaha Laag .waahaligmeen.kuligood.joogsanmaayo .insha Allaah.miyanu aadayn.hubkìi.meshuyaley
@maden7818
@maden7818 43 минут бұрын
Sheekh Mustaf aaway linkiga skynews aad sheegaysid??
@degaghedi1738
@degaghedi1738 46 минут бұрын
Masha allaah than I’m moving to suuriya insha allaah illaahow raxmaanoow Gaza kuli Palestine,guuleeh degdeg guul waarta oo illaahow aad ugu deeqdid smliya na illaahow guuleeh oo israaci oo gumaysiga ayagu isku hayaan nabad isfahan ugu badal Aamiin Aamiin
@yaxyeosmanhasanWarsame
@yaxyeosmanhasanWarsame 50 минут бұрын
اللهم زدهم يا رب العالمين ءامين
@saciidaxmedshariif3551
@saciidaxmedshariif3551 50 минут бұрын
Falastiin free
@saciidaxmedshariif3551
@saciidaxmedshariif3551 50 минут бұрын
Allahu akbar
@AbdirahmanMaxamed-h3y
@AbdirahmanMaxamed-h3y 52 минут бұрын
Sck zxp caydarus hargesa ayan joga waxan marwalba lasocda wararkaga aad soo galiso KZbin marka wanku tagera zxp gulayso insha allah
@WaailAnwar
@WaailAnwar 53 минут бұрын
Qasa uqu wadii ay kaleen ayaa ilaahey ogo jawaabey al xamdu lilaah ilaah aa mahada leh
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 53 минут бұрын
xuuti illaahaay haguuleeyo kuli iyagaa dhaama waxa islaamka sheegta ee carabta iyo turkigu ugu horeeyaan iyo iiraan guul xuuti
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne 53 минут бұрын
USA wixii ay gaza ka geesatay hubkii yuhuuda ku dishay dad qaxooti ahoon hub heysan 15 bilood ilaahow 20 baa dhimataye 1million alow gaarsii yuhuudana ilaahow awooda iyo ciqaab kulul alow marsii yaa rabbi
@Lool-ek7en
@Lool-ek7en 54 минут бұрын
Masham alaah
@XaliimoShiiq-u7i
@XaliimoShiiq-u7i 54 минут бұрын
Markeykanow bayna kaa yeertey dabku ilaahay kusiibadi baroor tiisa baxaysa muslinow ku bishaareysat habo habaroorto Beydna yuu uharin kase 😂😂😂
@saciidaxmedshariif3551
@saciidaxmedshariif3551 55 минут бұрын
Niyahow runtaa kugu jeclaaday Wariye run sheego umadaa u baahan
@dahirKhaliif
@dahirKhaliif 55 минут бұрын
alaahu akbar
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Сағат бұрын
Israiil halisbaykujirta mustaqbalka turki baxududa uyimid kunadhisay dawlad suniya rushna kudabanyahay iyo shiine xukumada sisi Emasar iyo israilba xalad cabsiyaykujiran wana sababta maraykan usodedejinayo xabadjojinta iyo in israil dhulka falastin isaga baxdo xududihi 1967 waistaratijiyad fog sababta xamas bijin iyo mosko shirarka loguqabanayo xogtoda laqariyo
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b Сағат бұрын
yuhuudu hajabto imaaraad iyo sucuudi waa cadawga islaamka ee illaahay hajabiyo
@AxmedYuusuf-j6m
@AxmedYuusuf-j6m Сағат бұрын
Wal ciyadu bilaah