Hussein Shire Jama - Profesor.
6:12
12 жыл бұрын
Hussein Shire - Galdugub
5:09
12 жыл бұрын
Yaasiin Jey - Qalad nikii galo
5:20
12 жыл бұрын
Heestii xilka dhabarka saar Jabuuti
5:13
Zeynab Cige - Qabrigii jacaylka
3:32
12 жыл бұрын
King Khalid - Nagma
5:29
12 жыл бұрын
Hees Jeek iyo Fatma Shaxshaxleey
5:55
Hees Faatma Shaxshaxleey - Xabiibi
4:36
Пікірлер
@JamacDhancade
@JamacDhancade 4 күн бұрын
Ax Yaa Qarami dheh saynab cige heestan waxan dhagasan jiray 2009 ilaa maanta oo ay tariikhtu tahay 2025 1/ 12
@caliinasuge1869
@caliinasuge1869 5 күн бұрын
Aniga wayba igo cosobtahay 2025 walhi 😂😂
@badridahir7499
@badridahir7499 7 күн бұрын
Wlhi HeesTan Marky soo baxdy weyLaha AyaaN baadiya kuraaci jiray Xazuuz 2008 MelaHa Filayaa
@badridahir7499
@badridahir7499 7 күн бұрын
2025 what 😮
@xamdasiciid-p8d
@xamdasiciid-p8d 8 күн бұрын
😭🫶🏽
@bashkaproduction4029
@bashkaproduction4029 16 күн бұрын
1/1/2025:😢😊🎉
@ShaadiaUpdiaziiz-k1n
@ShaadiaUpdiaziiz-k1n 19 күн бұрын
28/12/2024
@FaadumoYuusuf-b8r
@FaadumoYuusuf-b8r 26 күн бұрын
Qabrigii jacaylkoow ilaalahy janadii hawku geeyo
@afrobosska9498
@afrobosska9498 29 күн бұрын
Sax
@MarwoJamac-x7v
@MarwoJamac-x7v Ай бұрын
Qaprigu jaceylkow😢
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y Ай бұрын
Mom qaran somaliyed seynab cige family gabar ka donay no diden
@raaxoaxmed9611
@raaxoaxmed9611 Ай бұрын
12/12/2024. Malin qamis eh eraydi Maxamuud abdullhi sangub. Iyo laxankii Maxamuud abdullhi sangub Xasustii seynab cige mahamed. Keydki radio mogadisho 6/7/1973. Fan wa kii 😊hore😢
@NafiisaCabdulaahi
@NafiisaCabdulaahi Ай бұрын
Dhamadka 2024😢
@naima1972
@naima1972 Ай бұрын
Who is listening 🎧 2025😊
@xasanxusen2706
@xasanxusen2706 Ай бұрын
King of king
@AishaahmedHussein
@AishaahmedHussein Ай бұрын
2025🎉😍
@haduyahi3714
@haduyahi3714 Ай бұрын
2024/12/3dec ❤😢😢
@callidheere2600
@callidheere2600 Ай бұрын
Heestan waxaan u diray gabar Reer burco ah waqtiga nakala geeyey nasiib wacan u rajeeyna salmo ❤ from muqdisho ❤❤
@zucdiKHaliv
@zucdiKHaliv Ай бұрын
30/11/2024 hben axada 9:19😢😒
@LuulXasan-o4b
@LuulXasan-o4b Ай бұрын
21 /11/2024❤khamiis
@AbdihassanKurti
@AbdihassanKurti Ай бұрын
Allah hawnaxriisto amiin
@sucdiqalanjo5493
@sucdiqalanjo5493 2 ай бұрын
2024/11/17
@SamawadalMedia-w5l
@SamawadalMedia-w5l 2 ай бұрын
Ookay waan ku salaamay sxb kolay waad i fahmasaaye 😂❤️
@KhayriyaMohamud
@KhayriyaMohamud 2 ай бұрын
Qabrigii jacaylka😢😢😢
@bashiircabdirisaaq-hm1hr
@bashiircabdirisaaq-hm1hr 2 ай бұрын
Hees waxa ibaray layaabay
@Abshir-Ahmed
@Abshir-Ahmed 2 ай бұрын
November 2024 watching it
@AbdirahmanAbdirahmanabdulahi
@AbdirahmanAbdirahmanabdulahi 2 ай бұрын
heestan waxaan ku xasuustaa 2014 kii ayaa iyado isla sanadkaad abahay dhintay ayaa waxaa ii yimi habeen walalakay oo dhegeysanaya heestan iyadoo gaadhigiisa ka baxasaa aad waxan u xasuustay abahay waxaan ku iri “ walalow heestan ma haddaa la qaaday?” maya walal maxaa aragtay buu igu yiri ? waxba wlal baan ku iri ! habeenkii oo dhan niyada waxaa igaga soo dhacayey erayo waxaan sameeyey maanso magaceeda aan u bixyey “ana kaa danbeyn maayo” ilhaya ha unaxariisto abahaygii naxariista badnaa😢
@RadioQaraami
@RadioQaraami 2 ай бұрын
OGOW OGOW OGOOW OGOOW baaxad sooriyo Cishqi baaxad weyn baan Beryahaa La jiifee Baashihii naftaydoow OGOOW OGOOW OGOOW OGOOW baafiskaagiyo Booqashada kalgacalkana KUGU soo bariidshee Boqoradii HAWEENKAAY HIBAAQ Baxay la moodyow Midkii aan u bogayee Barbaartaba dhammaantood KaLa soo dhex baxayoow BIYO dahab la moodyeey Midaan baafinaayeen Bilistaba dhammaantood KaLa soo dhex baxayeey Waa bilig iyo hilaac Waa badhaadho nolol wacan Waa sidaan u badinoo RABBI inoo bayaanshee Waa badhaadho iyo samo Waa bishaaro khayr badan Waa sidaan baryeynoo RABBI inagu beegee Waynagaa badhaadhnee Beyd wacan yagleelee BOQOR boqoradii weeyaan Batarkiyo ciyaartiyo AROOS Laysku soo baxay Waynagaa binaynee AYNU wada bardoodnee Barkhad EEBE weeyaan BULADIYO ciyaar iyo AROOS Laysku soo baxay. Erayadii ILKO JIIR Laxankii ILKO JIIR MUSIC MSFE DAFLE
@UbaxDeeq-e5u
@UbaxDeeq-e5u 2 ай бұрын
2024😢
@AyuubKhadar-g4p
@AyuubKhadar-g4p 2 ай бұрын
😢😢😢😢
@Maryanhalgan97
@Maryanhalgan97 2 ай бұрын
❤😢
@abdisalammohamed-k7b
@abdisalammohamed-k7b 2 ай бұрын
Weli wan dawanaya jimco 25/10/24 muqdisho-somaliya.
@JimcaaleCali-l1s
@JimcaaleCali-l1s 2 ай бұрын
Ok
@FadumoIbrahim-g3q
@FadumoIbrahim-g3q 3 ай бұрын
9/16/2024/🫶🏻🎼
@OBOOSS
@OBOOSS 3 ай бұрын
OId is goild mamo xalimo yeray otidhi marna sxp kay marna wllkay marna ninkayii ax ax
@XakiinXakiin-fc4ry
@XakiinXakiin-fc4ry 3 ай бұрын
14.10.2024 ❤❤❤❤🎉
@ilhanabdullhi5931
@ilhanabdullhi5931 3 ай бұрын
Hoyo aya igu tir heestna abeha uqdhi jir said ayn ujecaly
@MaidaMayz
@MaidaMayz 3 ай бұрын
Who’s listening 12/10/2024
@NourizhaEsmil
@NourizhaEsmil 3 ай бұрын
11/10/2024 Malina Jimcaha who is listening 🥹❤️‍🔥🫶🏼
@libanabdule548
@libanabdule548 3 ай бұрын
2004 xili aan school Al-Fajri dhigan jiray waxaan ka dhageysan jiray canjal iyo Radio yar oo walaalkeey lahaay qiiro iyo jaceyl fara badan ayaan dareemi jiray illa hada xasuusta heestaan igama harin markale 10/10/2024
@Mohamedadenabdi43
@Mohamedadenabdi43 2 ай бұрын
20sano kahor wax dhiganaysay cimriga majogo prother😂😂😂😂
@mohamedbashirahmed-r6d
@mohamedbashirahmed-r6d 3 ай бұрын
Waa erayadii abwankii waynaa maxamud cabdillahi ciise singub AUN 😢
@AsluubAadan-r5d
@AsluubAadan-r5d 3 ай бұрын
Abwaankii erayada lahaa uun baan soo xasuustay ALLE ha u naxariisto Abwaan Maxamuud Cabdulaahi Ciise Singub
@nimcoesse5699
@nimcoesse5699 3 ай бұрын
Oct 2024😢 lkn ma fhminba heesta wa iska jclhy uun😂
@AshrafCarab
@AshrafCarab 2 ай бұрын
Wa qof uu ka dhintey qofkii uu jeclaa
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
Sheeko. Anaga waxba hano.suro nin
@hamseDheegmaxamed
@hamseDheegmaxamed 3 ай бұрын
Ax. Waa hees oohin ah 😢😢
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
Ax wllhi wey oyaysa
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
Qabrigi jacaylkow raga qaba. Boqor qabrigi jacaylkow. Allahayow qiyamaha intu nabi kufaraye. Rabi qaata kayeel ❤❤❤ qaydki ibliskiyo laga qari. Cadabkiyo. Qima bdenen. Badan fardawsiyo janadi qudhqudhiyo
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
Qabrigi jacalkow
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 3 ай бұрын
Ax ax ax😭😭😭😭😭😭😭
@KhadiijocwaliCali
@KhadiijocwaliCali 3 ай бұрын
2024🥺