Пікірлер
@abdikanifarah7329
@abdikanifarah7329 10 сағат бұрын
Mid jayga uga dhow anaa haayaa $7000
@Aalaageesood
@Aalaageesood Күн бұрын
Xoogas may wabiga etobiya iskaga soo further iskaga ciliyaan
@Hankaabmedia
@Hankaabmedia Күн бұрын
Manshallah wlhi dhul jaanis ah❤❤❤
@HamdiHassan-zm6xf
@HamdiHassan-zm6xf Күн бұрын
M.a waa dhul aad u qiima badan
@qadarkenyow-bd4lt
@qadarkenyow-bd4lt Күн бұрын
6000 dheh
@xaliimasacdiyo4679
@xaliimasacdiyo4679 4 күн бұрын
Lii waxaa noo keentaa adoo mahadsan anagoo kamid ah asxaabtaada rowda banaankeeda 15-20 boos 20/20 mahadsanid
@makohassanyusuf840
@makohassanyusuf840 4 күн бұрын
Qiimaha shegay afisiyoni dhul dawlo ayu ahan jirey ama dhib ka imaada hadhow
@hodanaden6681
@hodanaden6681 5 күн бұрын
Lamiga saran iyo 1 km ow u jira isma qabtan
@jakoj9220
@jakoj9220 5 күн бұрын
Been wax ka jiro ma jiro
@jakoj9220
@jakoj9220 5 күн бұрын
Waxa u bahan tahay in ad barato side wax loo sharaxo
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 5 күн бұрын
Lamiga u saranyahay maxa u dhehe? Bloga 4 ee lamiga dheh 10000 xita uma qalmo
@arabe9921
@arabe9921 6 күн бұрын
Thank you liilove
@hassan38955
@hassan38955 6 күн бұрын
6000 diyaar ayee iga tahey? 20 -7 1/5 wuu yar yahay bro
@AishaAli-p5v
@AishaAli-p5v 6 күн бұрын
Lil phone number maledhay
@SaidoSaido-g2c
@SaidoSaido-g2c 6 күн бұрын
Lamiga qurux alagadhigey
@SaidoSaido-g2c
@SaidoSaido-g2c 6 күн бұрын
Lil adi waxan kuweydina dadka waxba ma uogolidbee hadii dhulwalbo raqiis adii gadeneysid waana IGA kaftan😊
@Ibrahim7539Ibrahim
@Ibrahim7539Ibrahim 6 күн бұрын
Magankaro
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 7 күн бұрын
Qiimaha sheeg
@Heimatar
@Heimatar 7 күн бұрын
Hal biyaano ka badan malaga dhisi karo
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 8 күн бұрын
Qiimaha sheegtiinay eheed hadikale jiirankale lawarsana
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 8 күн бұрын
Adeerkaan waxaan ula talin lehaa intuu gadi lahaa inu shirkad ka kireeyo bishii lacag fican ayuu ka helaa dhulkiisane waa loo dhisaa aakhirka dhul dhisin ayuu helaa lacag fican wuu helaa fadlan camoow lacag lagu siiyo wey ka dhamaanee kiradaas gasho insha allaah
@AliMohammed-yn3yv
@AliMohammed-yn3yv 9 күн бұрын
Qiimaha sheeg hee xafad dhimatuu ku yaalaahe
@ahmedhagi1097
@ahmedhagi1097 9 күн бұрын
How much?
@ismhan2398
@ismhan2398 9 күн бұрын
Qiimaha maad shegtaan
@hodanaden6681
@hodanaden6681 9 күн бұрын
Qimah maba shegina
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 9 күн бұрын
Meeqo waaye aan isa sii diyariyee...
@UmuAbdalla1
@UmuAbdalla1 12 күн бұрын
Daarusalam saas qaali uma ahan ee yu idiin dalinin qofka boska leh
@MOHAMEDHERSI-tu4bi
@MOHAMEDHERSI-tu4bi 13 күн бұрын
qiimaha walaal ma 18000 mase 8000
@DuniyoBilaal
@DuniyoBilaal 16 күн бұрын
Waa.lacag Yar
@sowdamohamod7595
@sowdamohamod7595 16 күн бұрын
Mahal boosaa waa weyn yahay
@cckoronto
@cckoronto 16 күн бұрын
Burujeed iyo biyacado miyaa
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 17 күн бұрын
Qiimaha lagu dhisay waa meeqo?
@SSS78781
@SSS78781 17 күн бұрын
QIIMAHA WA IMISA?
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 18 күн бұрын
Mahadsanid
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 18 күн бұрын
Qurux meeshan ugama jeedo saxiib fuundi aa ku faagtay
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ 18 күн бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉
@zarahmohammed573
@zarahmohammed573 18 күн бұрын
MashaAllaah meqalagu dhisey nomasheegin❤
@luulyalahow3163
@luulyalahow3163 18 күн бұрын
Maasha Allaah
@TrafiKo-x6p
@TrafiKo-x6p 18 күн бұрын
Gurigaan haduu jiingad yahay waa branka been been waaya rinji ayaa la mariyay
@husseind7942
@husseind7942 18 күн бұрын
Mashà allah Guriga cabirkiisu waa intee miter.
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 18 күн бұрын
Guryahaan oo kale waa musqul ee Guryaha caalamka oo kale dhisa wll waa idin salaamay 😅
@KhadraAbdalla-ze4vl
@KhadraAbdalla-ze4vl 19 күн бұрын
Midabada indhaha kaa xanuunjinaa
@RayaanAmmiin
@RayaanAmmiin 19 күн бұрын
Qaali waa adeer lami maba jecli
@hyy610
@hyy610 19 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@ymmmu7734
@ymmmu7734 19 күн бұрын
Sxb boos maka heysa xawo cabdi oo degaanka cusub ah
@husseinaden7560
@husseinaden7560 19 күн бұрын
Aaway hee qiimihiisa ma sheeginee
@HalyeeyGA
@HalyeeyGA 19 күн бұрын
biyano maxay tahay?
@bulaaleahmed8556
@bulaaleahmed8556 19 күн бұрын
ASC walaal lii Dhulkaa Waa dhul warqad been loo sameyay waxaa leh dhulka cabsiye waana jogaa lkn waxaa gadayo wiilkisa oo tuug ah yaa la gadanin please walaala yaal Sidow kale dhulkaan waxaa ku dhacay sharci siyaad bare lkn markale ayuu saaray nashqad warqad cade ah iska jira
@yusufabdulle4433
@yusufabdulle4433 20 күн бұрын
Meesha aya ku egtahay hada cml