Bashar Abshir adeer waxbaa kuu dhiman calnkan aad sheegaysid somaliland ayaa iska lahayd markii hore
@cadnanm.mascuud50527 жыл бұрын
Bashar Abshir calanka buuluuga somaliland ayaa iska laheyd waxana laga taagey hargeysa somalia markaa may jirin kadib markii ay xornimda qadatey ayeynu u tagney inagoo wadana oo ra isalwasaare le si loo iskugu keeno somalida oo dhan lono xoreeyo fikirkaasi wuxuu ka yimi somaliland