Masha Allah. Qaabkan Uunbay U Shaqeeyaan Warshadaha Aduunyada Kale. Hambalyo Reer Somaliland From Canada.
@QodarAbdulahi4 ай бұрын
Wadan dadkiisa ayaa horumariya qurbajogta si wanagsan bey sameyeyen dadkana shaqo bey u abuureyen waa mid lagu daydo mashaa aallah Mashaa aallah Mashaa aallah Mashaa aallah
@semanamin344 ай бұрын
Next week i will come to vist from Ethiopia 🇪🇹. InshAllah
@ayaanleg5 ай бұрын
WAA WAX LAGU FARXO. ILAAHAY HAYDIIN BARAKEEYO. WAXAAN KU SII FARXAY WARSHADDA DUMARKU 90% KA AHAAYEEN. WAA IN WARSHADAHA DUMARKA AAD LOOGA QORTO. SOMALILAND GUUL. ILAAHAY ICTIRAAF KANA HAYNOO SOO DHOWEEYO. DAD IYO DAL ISKU TASHADAY ICTIRAAF IYAGAA ISKU HAYA
@AbouGui-xm1oq6 ай бұрын
Machaaallah 😊
@kaneecgroup7 ай бұрын
wadan aan beero lahayn waxsoosaar lahayn oo been cad sheegaya qalabkadibada laga keeney xita jawanka iyo sareenkaba ben badana warshad unba mesha taal
@Ayaanle1333 ай бұрын
Sxbow adiga 34 years ayaa amisom kuu talisa xita findhicil iyo bac ma samaysan kartid, Markaa beenta iyo calaacalka iska jooji 😂😂👍
@abdillahibasheabdi49047 ай бұрын
Haddiii koronto a helo horumar baa jiraya Koronto jaban
@amalidiris96418 ай бұрын
qoloyinkan plastic so sara wa inay din uceliyan si anay deeganka u afayn.dib uwarshadeya idinkuna wad ka faidaysan dagankuna wa badbadaya..talada bal warshadahan wadanka kuso guraya plastic wax usheega