KZ
bin
Негізгі бет
Қазірдің өзінде танымал
Тікелей эфир
Ұнаған бейнелер
Қайтадан қараңыз
Жазылымдар
Кіру
Тіркелу
Ең жақсы KZbin
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Жазылу 491
Suhayb Graphics
Assalamu Alaikum!
Channelkan waa channelka Kaliyee soomaaliyeed kaa soo lagu soo gudbiyo courses free ah 100% Sidoo kale waxa aad Helaysaa Certificate International aha Marka aad ka gudubto Examkaas.
Courseskaaina waxay kala yihiin Afartaa Application Adobe Photoshop , Premiere Pro, After Effect, Illustrator.
hadaba si aad casharada ula socoto fadlan subscribe dheh channelka.
Mahadsanidiin.
14:09
Sidee Baad Usameysan Kartaa Social Media Posters In Adobe Photoshop.
21 күн бұрын
8:28
Waa Maxay Logo Variation ? What Is The Logo Variation?
Ай бұрын
17:17
Sidee Baa Loo Sameeyaa Social Media Poster Design School Ah Adoo Isticmaalaaya Adobe Photoshop ?
Ай бұрын
4:20
Sidee Loo Sameeyaa Shadow || How To Make A shadow In Adobe Photoshop ?
2 ай бұрын
12:09
Sidee Loo Sameeyaa Jumca Poster Design ? || Adobe Photoshop
3 ай бұрын
5:24
Sidee Loo Sameeyaa clipping Mask || Adobe Photoshop.
4 ай бұрын
18:31
Sidee Loo Sameeya || Social Media Poster Design House?
4 ай бұрын
8:50
Sidee Loo Sameeyaa Youtube Banner | Adobe Photoshop ?
5 ай бұрын
9:16
Sidee Loo Sameeya Card Business Mockup Adobe Photoshop?
5 ай бұрын
9:57
Sidee Loo Sameeyaa Board Mockup Design | Adobe Photoshop ?
7 ай бұрын
5:25
Sidee Loo Sameeyaa Poster Designka Ciida .
7 ай бұрын
6:45
Sidee Loo Sameeya Poster Design Jimca Ah.
7 ай бұрын
9:51
Sidee Loo Sameeya Design Board Mockup
8 ай бұрын
10:57
Adobe photoshop qaybtii 12 aad | Sidee loo sameeyaa Poste Design Football Mohamed Sallah.
8 ай бұрын
6:53
Adobe photoshop qaybtii 11 aad | Sidee Loo Sameeyaa | Youtube Thumbnail Adobe Photoshop.
8 ай бұрын
18:21
Adobe photoshop qaybtii 10 aad | Sidee loo sameeyaa Poste Design Football ah .
8 ай бұрын
8:37
Adobe photoshop qaybtii 9 aad | Flayer Design.
8 ай бұрын
9:27
Adobe photoshop qaybtii 8 aad | Flayer Design Restaurant.
8 ай бұрын
1:19
Sidee loola soo degaa iconska aan Designkaaga u isticmaali lahayd.
8 ай бұрын
6:47
Sidee Loo Sameeyaa Simple Social Media Design.
8 ай бұрын
6:54
Sidee loo sameeyaa 3D Basketball | How to make 3D Basketball In adobe Ilustrator.
9 ай бұрын
4:33
Sidee baad design Photoshop aad kusameysay ugu badali kartaa sawir height quality .
9 ай бұрын
19:22
Adobe photoshop qaybtii 7 aad | social media poster design Burger
9 ай бұрын
12:36
halkan kaal soo deg toolska aad u is ticmaali lahayd Designkaga.
9 ай бұрын
15:40
Sidee loo sameeyaa Social media Poster design | Adobe photoshop casharkii 6aad
9 ай бұрын
8:07
Sidee loo sameeyaa logo Constraction Company ah adoo is ticmaalaaya Adobe Illustrator.
9 ай бұрын
10:59
Sidee loo sameeyaa Facebook cover design | Adobe Photoshop Casharkii 5aad .
10 ай бұрын
9:08
Lasoco Casharkii 4aad ee Adobe photoshop qayb muhiim ah.
10 ай бұрын
4:31
Sidee loo sameeyaa Manipulation in Text Efect BANANA
10 ай бұрын
Пікірлер
@NuurcusmaanAbdulaahi
6 күн бұрын
Resources No so dhig Telegram ma Lee Dahay oo Resources La so dhigo
@AbdiAsyr
11 күн бұрын
Mahadsanid zhb wax badan ban run ahaanti ka faaiday keepgoing
@SuhaybGraphics
11 күн бұрын
thanks wllo sii faafi channelkan si dadbadan usii gaadho .
@AbdiAsyr
21 күн бұрын
Muqaal kazo sameey ustaad
@SuhaybGraphics
19 күн бұрын
thanks halkee ka soo sameeyaa. muuqaalkana fogeeye insha allah.
@musemaxamed8857
Ай бұрын
thanks bro
@mohabuuhoodle
Ай бұрын
Sxb casharku ma intan bes baa mse wuu ka badan yahay
@mohabuuhoodle
Ай бұрын
Sxb lamarkag noo reeb sxb ok
@musemaxamed8857
Ай бұрын
Welcome back brother
@ahmednooradan7950
Ай бұрын
Jazakallah
@SuhaybGraphics
4 ай бұрын
fadlan Comment ka dhiibo muuqaalklan haduu ku xiiso galiyeyna lakegree , siina share garee . mahadsanidiin . facebook page link. facebook.com/profile.php?id=100066508514270
@MrSanka-g1u
4 ай бұрын
Illustrator Soo mameey sidaa oookale
@AbdirahmanSulieman
5 ай бұрын
Well done ustaad❤
@fardowsomahamed
5 ай бұрын
Mhdsnid macalin ❤
@abdirahmandigaale531
5 ай бұрын
good teacher
@abdirahmandigaale531
5 ай бұрын
good waa casharo wanaagsan oo free ah thanks teacher
@AbdirizakAbdullahi-tc4co
7 ай бұрын
Thanks Eng
@MaxamedDhaye
7 ай бұрын
Bayn tarastigu halkee kujiraana
@SuhaybGraphics
7 ай бұрын
Waa website laga dheehdo designada idea na laga qaato Google ka ku qor pinterest.com
@zhakiipilkacaze3665
7 ай бұрын
Zxp mxd horta videowga ku duubta
@NO_cArE791
7 ай бұрын
EID MUBARAG❤MACALIN😊
@SalmaanReermagaal-my9ke
8 ай бұрын
😂
@mohamudsaidjama2396
8 ай бұрын
Amazing ❤
@SuhaybGraphics
8 ай бұрын
mahadsanid 🥰
@mohamudsaidjama2396
8 ай бұрын
Thanks ustaad❤
@SuhaybGraphics
8 ай бұрын
mahadsanid
@mohamudsaidjama2396
8 ай бұрын
Thanks ustaad❤
@samo____side9401
9 ай бұрын
jasaka Allah ustaad qali
@abdihafidmohamed-xq8ey
9 ай бұрын
mansha allah soo badi ustaad
@SuhaybGraphics
9 ай бұрын
hye zxp waan soo badin insha allah
@YuusufjibriilmaxamedNaaleeye
9 ай бұрын
Cilmi bad baan kaa faday wll alle haku barakeeyo cilmiga
@SuhaybGraphics
8 ай бұрын
Aamiin wll thanks course's ka aanu soo galino channel Keena waa free dhamaantood ee lasoco.
@abdurahmanhersi9343
11 ай бұрын
Keep going
@MubaarigcabdiraxmaanMaxamed
11 ай бұрын
Apkan aad ku hagaajineysid magici ma capcut ba mclin
@SuhaybGraphics
8 ай бұрын
Waa Adobe photoshop
@SuhaybGraphics
11 ай бұрын
@Suhayb Graphics
@saadaad1238
11 ай бұрын
Keep going pro
@SuhaybGraphics
11 ай бұрын
Thanks 👍
@SalmaAdnan-b7f
11 ай бұрын
Mnshallah hore usoco😂
@SuhaybGraphics
11 ай бұрын
thanks zxp
@abdihafidmohamed-xq8ey
Жыл бұрын
Keep going bro❤
@SuhaybGraphics
Жыл бұрын
Thanks