HEESTII AFGARAD LYRICS BY SAADO ALI
9:12
HEESTII MUNA LYRICS  BY JOOQLE SHIRE
6:16
TRIBUTE TO MUSIC LEGEND M S TUBEEC
12:20
HEESTA DHAHAR LYRICS  BY GULLED AHMED
5:16
CELEBRATION OF SAYNAB CIGE MUSIC
13:41
HEESTA SOOL LYRICS  BY GULEED AHMED
5:48
Пікірлер
@jamiilajaan2527
@jamiilajaan2527 3 күн бұрын
Wiil jalaqsan kulaha gbr ma laga rabay boowe😂
@safiyosiman9265
@safiyosiman9265 11 күн бұрын
Hees wey dhafty❤ anoo yar Baan dhagey San jiray❤
@rashidhassan572
@rashidhassan572 25 күн бұрын
Heestii "Hibooy" codadkii Salaad Maxamed Shardi (Salaad Darbi) iyo Xaliima Khaliif (Magool) AUNtee, heestii loogu jeclaa sanadkii 1968di. Waayo-waayo iyo xusuus dheer ayey i gelisaa markaan heestan maqlo. Waxaan ahaa arday dhigta fasalka 3aad ee dugsiga hoose.
@medovepenman
@medovepenman 2 ай бұрын
Allow ku naxariiso yarab
@abdullahiali9899
@abdullahiali9899 2 ай бұрын
Heesta wakhti kama daalo dhegensigeeda waah waah Eish calaa hees cwa ayaan kubaashaalaya taariikhdo waa 16/06/2024 waana habeen ciida Nairobi ayaan jooga
@user-qq1xd2gd5s
@user-qq1xd2gd5s 2 ай бұрын
Waa mirihii waxaa sameeyay abwaan huyo
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 2 ай бұрын
Heesta iyo laxanka waxa iska laha ilahay ha unaxriste abwan Adaan tarabi ilahay ha unaxriste.waana fanan Hussein walalki
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 2 ай бұрын
Laxanka Rashiid Bulle ayaa leh
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 2 ай бұрын
Ilahay ha unaxristo fanan Hussein tarabi xasus bay igu ledahay aniga yar waxa ka maqali jiiray qof jeclahay lakiin an manta adunka jogiin ilahay ha unaxristo 😢
@MohamedAli-ry5lc
@MohamedAli-ry5lc 2 ай бұрын
1/6/24 Galabnimo aah ayan Dhageysanayaa Hadii aad iga dhambeyso like ii saar
@AbdinasirAli-zq2bs
@AbdinasirAli-zq2bs Ай бұрын
🙌🏻🫡
@MohamedAli-ry5lc
@MohamedAli-ry5lc 2 ай бұрын
Yaa Dhageysa Nayo 2024
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 3 ай бұрын
Made in ❤somaliland Huryo
@user-el7gj4zi7f
@user-el7gj4zi7f 4 ай бұрын
Huryo ayaaa sameeyey dad waaa dadkiii hore
@user-el7gj4zi7f
@user-el7gj4zi7f 4 ай бұрын
huryo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 ай бұрын
00:00 Aad baan kuugu baahnahay 00:00 Adna inaad I jeceshahay 00:00 Runtii Waan Ogsoonahaayeee 00:00 Aqalkaan ku Ooyaa 00:00 Adiguna Xafiiskaad 00:00 Urugada la joogtaa 00:00 Ururugadda La Joogtaa 00:00 Haddana garan maayo Eelku 00:00 Meeshuu ka Immanayyee 9:19 Indhaha Goortaad I saartid 00:00 Ayaad iga Jeesataa iga jeesataa 00:00 Agtaada haddaan Immaaddo 00:00 Addoo Durkayaan Arkaaaaa! 00:00 Haddana ma Addkaysatide 7:42 Ayaamo markaad I wayddid 7:35 Akhbaar baad soo dirtaaaa 00:00 Akhbaar soo dirtaa Soo Dirtaaa 00:00 Haddaba ibtilo waatane Innaga 00:00 Afgarad yaa inoo Sameeeeeeya? 7:10 Haddaba Ibtilo waatane inaga 7:07 Afgarad yaa inoo Sammeeeyaa? Yaa 00:00 I NEED YOU yaa inoo Sameeeeya?. 00:00 Inagga Afgarad yaa inoo Sameeya?. 99:99 ILLAAH Baa isu keen qoray 00:00 Naftaydaad U tahay agab 00:00 Ifkaan kuugu jeceelahaaye 00:00 Addigana Adduunyaddu 00:00 Waxay kuu ahaan Lahayd 00:00 Annoo SAYIGAAAGA AH 00:00 Haddana Garan maayo 00:00 Eedu halkay ka abuurmaysee 30;30 ALBAQRA goortaan maraayo 00;00 Ayaad ALIF Joogsataa Joogsataa 00:00 Ka quuso markaan idhaahddo 00:00 RAJAAD iggu beeraysaaaaaa 00:00 Haddaba arimahan is GALLAY 00:00 Awood kale Umma hayeeeee 00:00 OGAAL BAAN U SHEEGAYAAYE OGAAL MEANS = Inaad Ii Ogaatid 1:30 Haddaba ibtilo waatane Innaga 1:25 Afgarad yaa inoo Sameeeeeeya 1:24 I LOVE YOU YAA INOO Sameeya? Alloow kuu naxariiso waa bil Ramadan dabayaaqadeedee SAADO ALI WARSAMR امين يارب العالمين KABANKA USTAAD CABDI BAADIL Cabdi Baadil waa ragga fara ku tiriska ah ee kabanka deggan aadka loogu yaqaan kabankiisu wuxuu wax walba kaga duwan yahay Degenasnta iyo debecsanaanta Alle ha barakeeyo Ustaadka " Saado Ali-na AHUN امين
@alisharifadan7276
@alisharifadan7276 4 ай бұрын
Maxamed Cumar Huryo Laxankii Rashiid Blue ibrahim
@Kurlibaax419
@Kurlibaax419 5 ай бұрын
Huuryo ayaa is ka midhaha
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 5 ай бұрын
Huriyoo ayaa miraha iska leh
@Atharimedia99
@Atharimedia99 7 ай бұрын
Huryo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 8 ай бұрын
#LyricsSoohorcaashaqa #HassanAadan Naftayda waan Kuu huri Lahaa Hantina kaa bixin Lahaa Hagar kuuma quudheen Halistaad i gosiyo Halkaad igaga taalee Hawaa dhalisa Caashaqa eey Hiyigu raac Heddbaa keenta Geerida eey Ku hor timaad Raga iyo haweenkuba Midna haybad ma yeeshee Ka kaloon Lahaynine Hadhow bay odhan Layma heesin Laylama hadlin Doob hurdaa i helay Hoobeeyooy Soo hor caashaqa Aan heshiinee. #KhadiijoQalanjo Dhankayga waan kaa Hanan Lahaa Haween u roon Kuu noqon Lahaa Hawo guur ma diideen Hadaan hubo dhankaagee Hadaad hagar baxaysee Habeen keliya Caashaqu yeey Ma hirgalo Haye kuma fulaayee Horta baro Ragga iyo haweenkuba Waxay haybad ku yeeshaan Habsamaanta guurkee Meeloo huro Oon horseed wadin Looma haadsho Way hawirantaa Hoobeeyooy Haki caashaqa Aa haa haaaaa Yuu habaabine. #HassanAadan Jacaylka waan KuLa habayn lahaa Hiilna kuu noqon Lahaa Hawl kuguma dhaafeen Adigoo haraad qaba habeen Kaama seexdeen Hamaa keenta caashaqa eey Halacsiga huqbaa keenta Hibashada eey nabar hore Ragga iyo haweenkuba Midna haybad ma yeeshee Ka kaloon Lahaynine Hadhow bay odhan Layma heesin Laylama hadlin Doob hurdaa i helay Hoobeeyooy Soo hor caashaqa Aaa haa haa haaa Aan aan heshiinee #KhadiijoQalanjo Hawd geed laa Lagu soo hirtaa Hareeri dooglaa La hadhsadaa Haradoo biyowdaa Dadku ka haqab beelaa Kaliil beeshu hayaantee Horraad jar uga tuurteen Hablood ugu hoddeen Hadimiyo Lugooyaad Badaan kaga hadhaan Ragga iyo haweenkuba Waxay haybad ku yeeshaan Habsamaanta guurkee Meeloo hurro Oon horseed wadin Looma haadsho Way hawirantaa Hoobeeyooy Haki caashaqa Yuu habaabine --------------END. Hees xus iyo xusid mudan mid ka mid ah heesaha ugu macaan ama ugu qaalisan heesaha talantaaliga Guud ahaan Carro Eddeg si khaas ah waa heesaha aan aadka u xiiseeyo-: Heestani waxay ka qayb ahayd ama ku jirtay Riwaayadii Caanka ahayd ee SIDAA MAYSKU QABNAA Mise waan qasanaa Ee uu Curiyey, ama hal Abuurkeeda Lahaa, Abwaankii Weynaa Mu'alifkii Cilmiga iyo Jacaylka DR. AUN -Mohammed Ali Kaarie 1976. Heesta waxa Laxameeyey ama codka u sameeyey Ustaad Cabdiqaadir Muuse Luggey AHUN. Kabanka waxaan filayaa inuu Jiim Sheekh muumin garaacayo haddii aanu garaacayna Daa'uud ama Goobe midkood ayaa tumaya sidaan filayo walow aanan hubin. Xagga Coddadka ama Luuqda waxa inagu soo gaadhsiinaya Cod Libaaxle Hassan Aadan Samatar iyo Boqoradii Quruxda iyo Bilicda Princess Khadiijo Mohamuud Qalanjo.👸
@cabdimaxamed2106
@cabdimaxamed2106 10 ай бұрын
Keep going sxb meesha Ka wad❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 Жыл бұрын
Waxaan dhageysan jiray waqti jacayl adag wiilasheyda hooyadood aan isku haynay anago kala maqan walina is calfanin alx hada guri buuxan nahay 2014
@khalidsalebaan1262
@khalidsalebaan1262 Жыл бұрын
Wlhi heestan caawa 28april 2023 dhegeysigeeda iigu horeeya ereyada codka music 100%wlhi jawi mcn ku galaypa
@daahircirday1687
@daahircirday1687 Жыл бұрын
Wall wax maygu dhaantaaa miraha yaaa iskalahaaa ninbaaan isku qabsanaye anigu sangub dhahay isna huryo
@ahmedosmanwaasuge4691
@ahmedosmanwaasuge4691 Жыл бұрын
Huryo Baa lahaa wllo
@aaminomaxamud2590
@aaminomaxamud2590 4 ай бұрын
Huryo
@abdi1502
@abdi1502 3 ай бұрын
Ereyadii huryo Ahun
@ahmedhybe217
@ahmedhybe217 2 жыл бұрын
farxiyafiska 💕
@ahmedhybe217
@ahmedhybe217 2 жыл бұрын
ysalm boqorada codka fanka somaliyed
@SirAbdi
@SirAbdi 2 жыл бұрын
The best song I love it gabdhaha qaali Hani Adaa Ka mid ah
@Iimaan33
@Iimaan33 2 жыл бұрын
Naftayda adaa hanqaaroo hablihii kale waan kaharay weeeye sxb aan kusexeee
@nfnjosh
@nfnjosh 2 жыл бұрын
🎤🌏MY music will Definitely have a place in the Rap industry🔥☦