Quelle belle chanson I love it a lot Allow uu naxariisoo Khadra Daahir
@almukhtaarihajihussein5626 Жыл бұрын
24.11.23 Hbn jimce Gaadhi ku dhexa dhegysanya heesta Hami iyo hurgumo jacyl Arimo bdm ayan kala hufaya
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
#LyricsSongLOOLI #CABDINASIRAHUN Loolii heega lahaydoo Labba goor tuskii helay Dhulkoo Liqay xarreedii Rayskuna Labbeenyahayeey Oo Laammo ubax iyo Isku Ladhay caleentii Leeg Leeganaayaan Saxan saxo Lulaysiyo Sidda Laydha Laydha Uddugga Leh Laab qaboojiyaay Maxaa kaa Lilaahiya Caashaqa ha Lalinee SAHRAAHMEDAHUN Siddaa Aar Libbaaxoo Lisanaaya miciyaha Amma Laqan marroodiya Oo Laammo ku cartamayeey Amma Faras Lallabihiyo Birmadkaba Lihiin ku leh Libbta Geesiggeedii Farxad Lagu Abuurroo Caashaqa Laddabtaye Addna hoo Listiisoo Kala leexan maynee Addna haysku kay ladin #ABDINAASIRAHUN Siddii aan u laab kacay Laddi waayey jiifkoo Siddaan Ulaba lagdoodaan Laaca waaga toosaayeey Laabxadayda beerkiyo Qalbigaygaad ka lulataa Laxawgiina sii korodh Leebkii halista iga muday Innaan Liito arragtayee Intaan Loxodka Lay dhigin Maxaa kaa Lilaahiya Caashaqa ha Lalinne #SAHRAAHMEDAHUN Reerkii Layli dhaansada Haamuhuu ka Laayaa Harraadna kama Ladnaadee Lugtii Jeenni dhaaftaayeey Luggooyey ku socotaa Lafyu way jabtaayoo Lammaanihii Is doortee Isu Laab fayoobayn Maba aanay Lulanine Bal maxay ka Leeftaa? Kala Leexan maynee Adnna haysku kay Ladin ■■■■■■■■■■■■■■ HEES XUSID MUDAN OLD IS GOLD. YAA SALAAM AXSAN CALEEG, heestani waxay ka mid tahay heesaha Laysugu hal celiyo kuwooda ugu macaan, HEESTANI waxay qayb ka ahayd, riwaayaddii CAANKA ahayd ee HA WAALAADO JACAYLKU EE AYNU WEERARKA AADNO ee Uu Alifay Ama Curiyey Abwaankii Weynaa Dhakhtarkii Jacaylka MOHAMED ALI KAARIE 1977 Ayey ahayd AHUN Laxankana waxa Saaray Ustaad Hassan Sabriye Afrax Hassan Garayt AHUN waxa si toolmoon Ugu wada Luuqeeya Ustaad Cabdinaasir Macalin Siciid IYO Sahra Ahmed Jaamac AHUN dhamaantood - Aamiin Yaa RABBI. Heestan 5 Sano ka hor waxaan kaga faalooday Hoygii Canjiladaha Cuddoonnaa MUDUGBOY Qaybta Commentiga oo aan Lyricska heesta kusoo qoray CAJAA'IBAAT.
@maxamed2690 Жыл бұрын
Waayo waayo wacnaayaa
@FadxiMaxamed-j6k Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedcabdi6197 Жыл бұрын
Tollow maxay tahay laqan
@fowziaismail7236 Жыл бұрын
Maroodiga "labka ah"
@maxamedcabdi6197 Жыл бұрын
@@fowziaismail7236 ma hubta wll mahadsanid
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg Жыл бұрын
Khadra. Dhool foqwaliba iga dumay ala ilaahayaw ku naxariso mamo
@shakirabdiibraibra4490 Жыл бұрын
Ax yaa fananiin
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Maxa ka lilahi ah cashaqa ha laline
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Aun mamo qaran sahro and cabdi nasir macalin sacid he's aqiro qaday years ago wa dhintay shil gari aun
@kingsalmansalmaan8026 Жыл бұрын
Caddi mahan
@kingsalmansalmaan8026 Жыл бұрын
Caddi mahan mar waliba waxan arka
@kingsalmansalmaan8026 Жыл бұрын
🎉warniyow mar un waxafirisa mar un waxan darema kaftan mahan wllhi caddi mahan😊😅😅🎉🎉😢❤❤❤❤
@abdiqanianash-nj9jc Жыл бұрын
maxa kaa lilaahiye caazhaqa aan lalinee Alle Ha u naxariizTo Lapadoodapa
@nafisaali3534 Жыл бұрын
Allah haku naxariiisto 😢😢😢
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Maxaa kaa lilaahi caashaqa aan laliinnee 👌🥰 Allow u naxariisto labadaba 🤲
@fuumaibrahim20592 жыл бұрын
Hes.c.nasi Mcln
@Ahmedmohamed-oc8qq2 жыл бұрын
Cabdinaasir macallin wuu nolyahay hada xaalad aduunyana waa ay heysaa qofkii caawin lahaa meelu joogaba ha raadiyo pls
@omarfaruk47352 жыл бұрын
Fanaan C.Nasir Macalin Saciid ma noolyahay?
@axmedcalixasanxasan22352 жыл бұрын
Asc kasd mooday mahan ee wudhintay kan heesayaa waxan laodhn jiray c/nasir malin saciid
@maanmohamed Жыл бұрын
Kan heesaya waa abdunasir mcln sicid Kan kalana wa abdinasir mcln ceydid labo duba wey dhinten
@suudiisfilito85622 жыл бұрын
wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
@duraancabdikariin30452 жыл бұрын
... . .
@uptherhmnizmail91572 жыл бұрын
qrmi is my fv 🐎🔥
@xuseenmaxamudgarasow96842 жыл бұрын
Farax
@nourhassan15242 жыл бұрын
Wow
@mustafeyuusuf86772 жыл бұрын
WAAR QOLADAN REER SOMALIYA EE HEESAHA SOO TURJUNTA WAY DADAALAYAAN LAKIN AF SOMALIGA AYAA KU YAR.BAL EEGA WUXU QORAY (MAXAA KA LILAHIYA CASHAQA AN LALINEE) MAAHA SIDAAS EE WAA (MAXAA KAA LILAAHIYA CAASHAQA HA LUMININE)
@sayidka69112 жыл бұрын
Caashaqa ha lumin aa! Hhhhh.
@abdiraxmanxureey71862 жыл бұрын
kibir aqoon la, aan iyo quursi isku darso waa ayaan daro adigaa qaldan dad inaad saxdana waad rabtaa hhh Caashaqa ha luminine hhhh labo mid waa noqon kartaa 1 caashaqa ha laalinee 2 caashaqa ha lalinee
@sayidka69112 жыл бұрын
@@abdiraxmanxureey7186 waa ilmihii beenta lagu korshay.
@mayowaadama Жыл бұрын
Wax heestaba aysan kujirin ayad latimid
@zak_Ninweyn2 жыл бұрын
Maxaa kaa lilaahiya Caashaqa aan lalinee🥰 Hees iyo bar
@mohamedmire76602 жыл бұрын
Qaraami 1..& Xasuus wacan,And Full Peace & Live in Somalia..Marxuumiinta Allaha U dembi Dhaafo C/Nasir Macallin & Zahra Axmed Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin....scww.