Nimco dadka nadafada badan aya cidiyahas laga galaa waxana la dhaha fangl infakshan aniga xitaa labada suul ee lugaha igalay saxibul ciyaal wan ahaa shaqda way igu badneed marka kadib dawoyin zaaida qaatay inkasto wali cidiyahii saxda aheyn wali hada ugu dameyn joogo ayan isticmala ilahaey hanaga yasiro
@MohaMuba4 күн бұрын
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤
@siradahmedguled4904 күн бұрын
Maasha allaha
@luulmahamud10054 күн бұрын
Ilaahey ha ku caafiyo xasasiyad waye
@NimcoLife14 күн бұрын
@@luulmahamud1005 absolutely way ii socota dawadeda
@hawahawa30244 күн бұрын
Abaayo alaabta habeenkii cuntada ku bariso aalaga qaadaa Isla markaas dhaq waa fiicnaane inshallah kheiry ale ha kuu caafiyo
@NimcoLife14 күн бұрын
@@hawahawa3024 waligeyba alab wasaq ah haben iyo malinba kama sexan xabibt mahadsanid
@Simaancaddey4 күн бұрын
Masha allah wall nimco talo wanagsan aya na sissy noso badi dhiro galinta
@FilsanAdam-u3j4 күн бұрын
Abyo alle haku càafiyo waxaa kaa codsanayaa inaa igu caawiso halwax oo mutuleelka dhala iga dhigaayo aa ku tirtirto intaas igu caawi midaa isticmaali jiry suuqa ee ka baxdy
@Farh9404 күн бұрын
Allha ku caafiyo abaayo❤❤
@abdiali2094 күн бұрын
Amiiin
@kaltuunaadan64254 күн бұрын
Fideoyadi hore maxa uga saartay wll odhiirigelinta ahaa
@NimcoLife14 күн бұрын
@@kaltuunaadan6425 way ku jiran wll masarin
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk4 күн бұрын
Allah Haku caafiyo abaayo 🤲
@SeynabCabdiraxman-n5x4 күн бұрын
Ilahay hakuu cafiyo abayo anigaba suul aya sidaa iganoqday sanado badan hadana ilahay aya sifudud igu cafiyay adigana sidokale xabibty