G.Togdheer wuu ka danbeeyaa gobolada dalka ee dowlad cusubi wax badan ha ka qabato gobolka . Yaanu noqon gobol Salaan ah oo doorashada uun la xasuusan.
@aminamohamed8474 күн бұрын
Masha Allaah horumar wanaagsan Illaahey ha idinla qabto.
@user-vlogscountery5 күн бұрын
Alle haydinlla garab galo hawsha adag ee aad uhaysaan shacabkina iyo qarankina anagu wanu idinlla shaqaynaynaa isha allah. Wax. Mandoriyaha wada iyo sharci darada ale haynaga qabto ❤❤❤
@hindafarah966315 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن ( guuul guuul guuul)❤ Somaliland 👍 امين امين امين 🤲 يا رب العالمين 🎉
@aminaahmed935215 күн бұрын
Dalkii xageed gaysay adeer niic loomabahanee adeer dalkii ma Faqash baad u saxeeday soomaliland ilahay ha u gargaro
@SabanObsiye19 күн бұрын
Saw bari cidad doontid weerari maysid ader meel waliba jabhad baa laga samaynayaa
@CadeMumasar19 күн бұрын
Ciro waxa uaminsayahay wax khayrkaso jeeda ma ahe isaga iyo wasiradisan bila caqliga ah waxa kasii xun xirsi iyo ina xashi ee afar cisho odagal halo diyaar garobo
@Moe-snl20 күн бұрын
👍🏽 👍🏿👍🏾👍🏼Somaliland 🎉❤
@MawliidXassan22 күн бұрын
Yy
@user-vlogscountery25 күн бұрын
Cidanka qaranka jiroo jooga alle inta dhimatay janada haka warabiyo inta noolna alle hano xafido cadawgu hajabo
MWEYNE DHMN BEELIHII SLAND XAQODII KURASTA XUKUMADA WA SIISAY.. HAL BEEL MOOYEE...WA BEESHA ANSAR/MADIGAN OO QALINKAGU U DIIDAY KURSI XUKUMADA SIDA BEELAHA XAQOODA U SOO CELISAY WA MNID...BALSECADAALAD DARO IYO XUQUUQ DIIDIS AYA HAL BEEL UGU DIIDAY...WALIBA KU TAKOORTAY SIDII BWEL AAN DALKABA DEGAAN KU AHAYN..NASIIB DARO IYO DULMI HAL BEEL KU DHACAY....MNID...MWEYNE ALLAHSW XAQQA HA KUGU SUGO...ISKU DAY INAD DIB U EEGTO ARINTANI....
@CadeMumasar28 күн бұрын
Hadad dacad tahay madax weyn kaladir barlamanka khsaraha ah mawqufkaga xamarna noo cade ha lagumaqle hadi kale vid kuaminaysa majirto
@CadeMumasar28 күн бұрын
Xirsi nikiqabtaba gobtu kuqabto hagu kharajiyo waa cada wax layidhi saxbka cadawgi waa cadawga saxibki saxikina wa saxibka ninkasta oo ka horyimid halgankeeni waa cadawgeni isagana qirtay in uu khayamo inagula socday oo xamar qirtay in uu hos ulahadalay siranyana inqilab kuday alla inaga badbaadiye marka maxa loo eeeganaya
@CadeMumasar28 күн бұрын
Hana ka sifeyen dalka darod iyo huwantisaba afhayenkan waa xaq hadalka uyidhi is difaaca oo xoreya dalkiina
@CadeMumasar28 күн бұрын
Gudomiyah somaliland waa aniga oo ah jama waxan leeyahay dalkaka gala oo ka xoreya cadawga
@hodanahmed980429 күн бұрын
Waar kana siiib kana saaar
@abdirizackmohamud3885Ай бұрын
Af anan afkaan ahayn ama ku hadashaa hadhow muusow joog😅
@ciyeyare6033Ай бұрын
Waar Allah ka baq dadku waa Muslimiin waa walalo , dhiigoodu waa xaaraam , Allah quluubtooda ha isku soo dumo shaydaanka iyo fidno wadayaasha Allah ha kasaaro , dabmunaafaq shiday Ayuu muslimku ku gubtaa , war Allah ka baqa Oo isku dirka iyo nacaybka joojiya
@mohamedboos1313Ай бұрын
Kan nacaska ah ma habaar buu bilaabay
@ubaxabshi5563Ай бұрын
Ader subaxana allaah Adiga meeday caruurtadii Dagalka ma caruur Islamed baad hub ushibaysaa Alle ka baq
@HusseinHAbdiАй бұрын
Alleh ka cabso dhiigga muslimka in la daadsho Rabbi baa inaga xarumay. Khaaf Rabbak.