Waleee barigaas Somaliland laascaanood ay qabsatay, kalmad oday Reer muduga igu yiri baan soo xasuustay, wuxu yiri ma puntland dagaal qaaday oo laascaanood dib u qabsatay mise saa uga maqnaatay oo qabsan wayday, haday Puntland sool dib u qabsan waydo. Waxaan kuu sheegaya laascaanood waxaa ka dhici doona dagaal isir ah mar ay noqotaba ama ha fogaato ama ha dhawaatee, walhi Somaliland inaysan sool sii joogi doonin ayuu yiri, tabtuu sheegay bay noqotay 15 sano oo Somaliland joogtay kadib, dagaalkii isir buu isu badalay, barigaas wiil yar baan ahaa ani , hada ayaan kalmadii isir dib u xasuustay walhi, dagaal isir ah ayuu yiri. Ilaahay wuxuu qadaray inuu harti laascaanood iskugu yimid 2023kii, oo maamulkii puntland laga maarmay
@Partner1xbet-g6c14 сағат бұрын
2025😢
@abdirashidalidof8016Күн бұрын
kkkkkk iidoor waali marqaan
@Ramlaabdi-h3vКүн бұрын
Waa 2025 walina way Cusubtay 😮
@ZakZak-p5Күн бұрын
Say walahi we out here i will give my blood life for somaliland qe are the real somalis
@XariirmMuuse2 күн бұрын
Who listening late 2025
@ShaadiyoCabduQaadir3 күн бұрын
Genyo after before
@haybeibraahimaxmedaxmed5793 күн бұрын
Xidigaha geeska fananin nagu qaliya hadan Ree soomalilad nahay gulaysta marwalba iyo meelkasta ba like hayla dhaafin inader ❤😂