Пікірлер
@AbdisalemABS
@AbdisalemABS 3 күн бұрын
thanks zxp
@Cha.simanmedia
@Cha.simanmedia 4 күн бұрын
Ustaad waa mahad santahay talafiica badnaa siisay
@AbdullahiDerow-v3t
@AbdullahiDerow-v3t 6 күн бұрын
16
@lafooletv9506
@lafooletv9506 25 күн бұрын
Ustaad waxan ku waydina laba sana ka hor furatay yutub dad badan ma haysa tid maxaa dhacay
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 24 күн бұрын
Consistency la aan ayaa u sabab ah, teeda kalena waxaan u wacan waa aniga kaliya waa aniga oo soo saaraya muuqaalo dheer dhee oo 10 min ka badan soconaya. Lkn hadda ayaan u soo jeestey sxb qaladaadkaaga waa inaad wax ka barataa 😊
@fardusmubarak8578
@fardusmubarak8578 27 күн бұрын
Shukran wallo
@AmbiyaabdibarreAmbiyaabdibarre
@AmbiyaabdibarreAmbiyaabdibarre 29 күн бұрын
Wll iphone 15 pro ka soo sameey muuqal iyo sawiiro 15pro baan haystaa lkn muqaalo ficn kama dubi aqaano😢
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 26 күн бұрын
All 15 pro hadaad heysato waxaad heysataa mobile ka ugu frican sawiro qurxoona waad ku sameyn kartaa waana ka soo sameynayaa muqaalo goo dhow ia lkn 15 pro iyo 15 pro max waa isku mid kaliya taxa ay ku kala duwanyihiin waa shaashadda. cashar dhameystiran ayaan ka sameeyey sida loo saxo settings ka lana soco qeybaha kale muuqaalo badan ayaan ka sameynayaa
@AmbiyaabdibarreAmbiyaabdibarre
@AmbiyaabdibarreAmbiyaabdibarre 29 күн бұрын
Wll thnks waxa badan baa kaa faiday runti ophone 15 pro ku soo dub muqaal 🎉
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 26 күн бұрын
Ku soo dhowow casharo badan ayaan ka sameynayaa insha allah
@faatimadawo
@faatimadawo Ай бұрын
Wll CapCut hadaan is dhaho wax ku hagaajiso lacag buu iwaydiin
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow Ай бұрын
Capcut waa free lkn waxu leeyahy qeyb lacag ah waxuuna ku weydiinayaa hadaad isticmaasho kuwa saraan calaamadda premium ka ah mana u baah nid kuwaas. Waxaana ka soo sameynayaa muuqaalo taxano ah ma dhow insha allah
@faatimadawo
@faatimadawo Ай бұрын
@@AbdurahmanYarow wll app store waan ka waayay mid free ah hal xabo oo capcut pro ku qoranthy unbu iso saaraya pls igu caawi hadaad garanayso qaabkan ku heli lahaa
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
@Suhaybcabdirisaaqnuur56 Ай бұрын
Macalin adabad umasanatay ❤
@zahrasiman2786
@zahrasiman2786 Ай бұрын
Thanks wll
@ŘÃÃMYRE
@ŘÃÃMYRE Ай бұрын
Taliye waa lagu waye
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow Ай бұрын
Waan dagaalamayaa 😀👍
@qalbiholcaymedia
@qalbiholcaymedia Ай бұрын
Macalin infixed Ram 8 128 GB side wax kohu edit gareya plz iso jwb😊
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 26 күн бұрын
Wll muuqaalo badan ayaan ka soo sameeyey sida loogu edit gareeyo telefonka. haadana casharo ayaan soo wadaa lasoco
@axmedgacaliye
@axmedgacaliye Ай бұрын
Sxb aad baad umahadsantahay mel aannkala sooxidhiidhan raba ado mahadsan
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow Ай бұрын
Bro waxaad iga soo qabataa facebook massenger ka Abdurahman Yarow ama lambar ii sheeg aan kaa soo waco
@jamaabdilahi672
@jamaabdilahi672 2 ай бұрын
Sxp camerada iyo photoda baa iga ciladaydan iphone 15 pro maxaan sameeyaa
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow Ай бұрын
Bro facebook massenger ka iga soo qabo wan isla eegeynaa
@husseinmahamad256
@husseinmahamad256 2 ай бұрын
Thanks walaalkay waxbadana ibarday ❤❤❤
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 ай бұрын
Thank you
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 ай бұрын
This is so amazing pro 🫡🦁
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 2 ай бұрын
This amazing 🫡🦁 all my KZbin video iPhone 12 ayan ku sameyay thnk you mzul
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 2 ай бұрын
Waw aad ayan ugu farxay inaad iphone u adeegsato muuqaaladaada horay u soco Bro 👊
@Original_earning_money_company
@Original_earning_money_company 2 ай бұрын
Xirfadeyda waaye ❤❤❤❤
@anisaxuseenmaxamed9774
@anisaxuseenmaxamed9774 2 ай бұрын
Thanks bro lkn 15 aa ku koobtay
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 2 ай бұрын
Haa abayo waa sax inta bdn iPhone ka 12 iyo wixii ka dambeeyey waa isku mod marka laga rebo 15 ka oo lagu soo daray Log Settings ka muuqaalo bdn ayan ka sameeyey haddii aad rabto 12 ka ama 13 daawo muuqaalada kale Horay u soco 👊
@Abdullahigaani
@Abdullahigaani 2 ай бұрын
Kusoco abdirahman yarow
@cabdirisaaqtalyaani4901
@cabdirisaaqtalyaani4901 2 ай бұрын
Mahadsanid saaxiib
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n 3 ай бұрын
Waad mahad santahey sidad nagu faa ideysay
@shaamabdullaahi6492
@shaamabdullaahi6492 3 ай бұрын
Camer soo jeed side shucaac laga sara wll
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 2 ай бұрын
Sxb waan ku salaaamay Camera soo jeed aniga kulama talinaayo haddii aad rabto video quality leh iska duubto lkn tusaale ahaan sawir degdeg ah aman muuqaal si degdeg ah isga duubtey waa iska okey, sideedaba camera soo jeed waxaa lloo sameeyey live chat ama video call kaliya. Isku day inaad isticmaasho camerada dambe ee telefoonka
@abdirahmanadan5059
@abdirahmanadan5059 3 ай бұрын
Brother abdirahman fadlan instagramkaa kaala soo xiriiray ila hadal brother
@abdirahmanadan5059
@abdirahmanadan5059 3 ай бұрын
Brother abdirahmaan ma iga clawing kartaa qaabka editingkA
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 2 ай бұрын
Sorry wll inaad durna kuu soo jawaabi waayo, waan ku caawin karaa bro ila soo xiriir facebooga ama instagram ka Abdurahman Yarow
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 3 ай бұрын
Sharaaxadada wax an lo dhigaba jirin shrfanid sxb.
@carabdebruyne5809
@carabdebruyne5809 3 ай бұрын
Maskaxda hdan ku xaririn wayo mxa dhacayo Iso jwb plz wll
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 3 ай бұрын
Sxb wad ku mahadsantahay su aasha, iPhone 15 Pro Max waxaad ku duubi kartaa ilaa 60FPS oo LOG ah lkn nasiib darro hadaad rabto inaad adegsato waxaa qasab ah maskaxdaas inaad ku xariiriso waa kaliya hadaad rabto 60FPS oo LOG ah. lkx wax yaabahas oo dhan waxaa jira video oo dheystiran oo aan uga hadlaayo daawo labada muuqaal ee ka horeeya muuqaalkan.
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 3 ай бұрын
Masha allah sxb camera man caadiyaatahay si quruxbadan aa u duubtay adigoo adeegsanaayo mobil
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 3 ай бұрын
Mahadsanid Bro 🙂
@abdiqanimaxamedaxmed3149
@abdiqanimaxamedaxmed3149 4 ай бұрын
SUAAL muqaalka quruxda badan ee iphone ku duubo, sideen sxb laptomka to premiere u gayn karaa sagoo taydiisu is badelin ?
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 4 ай бұрын
Sxb wad ku mahadsantay Su aasha aad i soo weydiisay, Telefanka aad ku duubeyso muuqaalka waa nuucee?
@abdiqanimaxamedaxmed3149
@abdiqanimaxamedaxmed3149 3 ай бұрын
@@AbdurahmanYarow Sxb waa 12pro, iiga faa idee qaabka u wanaagsan
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 3 ай бұрын
Ok Cashar kooban ayaan ka soo sameynayaa dhowaan I.A 👍
@Mr.juule1
@Mr.juule1 4 ай бұрын
Woow ❤❤❤❤
@Saimojama12
@Saimojama12 4 ай бұрын
Qalabkan malagu isticmaali karaa IPhone 12promax walal
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 4 ай бұрын
Waad ku madasantahay su aashaada wll, qalabkan waxaa la dhahaa Freewell Sherpa kit lkn wan ka xumahay ma la helaayo mid iPhone 12 ah lkn waxaa la heli karaa uu ka bilowdaa iPhone 13 iyo wixii ka dambeeyey Lkn waxaan kuu soo raadinayaa kuwo loo isticmaali karo 12 ka waxaana igala soo xiriiri kartaa instagram ka si aan link ga aad ka iibsan laheyd kugu soo diro
@Juujuule1
@Juujuule1 4 ай бұрын
Woow nice beautiful bro iPhone 13 pro max soo samay waa haddii ay mid macquul tahay mahadsanid pro❤❤❤❤
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 4 ай бұрын
Bro mahadsanid, waan ka soo sameynayaa inshalla waan ka soo sameynayaa mar dhow.
@Juujuule1
@Juujuule1 4 ай бұрын
@@AbdurahmanYarow walalkay aad io aad baad u mahadsan tahay tixgalintaada 💯💯 Runtii KZbin-rada waa wayn waxba kuma dhamaan saxib waxaa tahay cajiib kalita alle swt dalasaaro oo dadaal waad gaari doontaa insha Allah 💞💞💞💞💯💯 Guul wacan saxib dhaqaaaq oo marnaba ha joogsan saaxib🙏🙏🙏✍👌💥💥💥🦁🦁🦁
@Abdullahigaani
@Abdullahigaani 4 ай бұрын
Legend abdirahman
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 4 ай бұрын
Waan ku salamay Abdalla. horay usoco Bro 💪
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
@Suhaybcabdirisaaqnuur56 4 ай бұрын
Thanks
@jamayasinmohamed142
@jamayasinmohamed142 4 ай бұрын
qalabka xagee laga helayaana sxb
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 4 ай бұрын
Bro Meesha aad joogto ayey ku xirantahay lkn Amazon ayaad kaheleysaa
@SahilAbii
@SahilAbii 4 ай бұрын
Sxp so samey cod io music isla socdo plz
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 4 ай бұрын
Okey bro waan soo saarayaa goordhow
@abdallamaow2440
@abdallamaow2440 4 ай бұрын
Mudane iPhone X max sudee loogu dubaa muqaal qurux badan jwab dag dag kaa rabaa
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 3 ай бұрын
X-max waa telfon camero fican leh in kastoo taleefoono bdn ka dambeeyeen. lkn waxaa u baahantahay inaad adeegsato leyr fiican iyo hadad rabto inaad muuqaal oo hadale ah duubtona waxad ku xariirineysaa MICROPHONE sidaad Isuzu xariirineyso waxaan ka soo sameeyey muuqaalo dhameystiran (Sida iPhone ka loogu duubo KZbin video quruxbadan)
@AbdallaMaxamed-wo2xx
@AbdallaMaxamed-wo2xx 4 ай бұрын
12 pro max kaso hdal plz
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 4 ай бұрын
Sxb muqaal aan ku shrxaayo ayaa ku jira kaa ka daawo sida iPhone 12pro max wax loogu duubo
@Qeyraad7
@Qeyraad7 5 ай бұрын
Wcs waraxma (TULAAHI) wabarakaatu
@CosobAadan
@CosobAadan 5 ай бұрын
Thanks walaalo ❤
@CosobAadan
@CosobAadan 5 ай бұрын
Walaal wlhi wax badan baan kaa fa ideystay mahadsanid inta badan soomalida waxa faa idada u leh taageero badan ma siiyaan mar labaad shukran walaalo
@suhuurdhawrsan7971
@suhuurdhawrsan7971 5 ай бұрын
Wall mahadsanid meesha igu so dhawe
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 5 ай бұрын
Welcome!! wll waad ku mahadsantahay inaad nagu soo biirto 😊
@muzxin
@muzxin 6 ай бұрын
Iphone 15. maxpro an hetsa sida logi duubo nio soo sheeg
@Haashim3460
@Haashim3460 6 ай бұрын
Abak magaaci lagu edit garnyo
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 4 ай бұрын
Adobe Lightroom
@FarahGashaan
@FarahGashaan 7 ай бұрын
❤❤❤😂😂😂😂
@KhadarNuux-oq5zg
@KhadarNuux-oq5zg 7 ай бұрын
Apka magaciis
@AbdurahmanYarow
@AbdurahmanYarow 4 ай бұрын
InShot
@fahmaabdimajidmohamud4465
@fahmaabdimajidmohamud4465 7 ай бұрын
Mahdsnid walalo
@yooniscaliafrax2251
@yooniscaliafrax2251 8 ай бұрын
Sumsung S24 Ultra soo samew