Ani nin ma ihi lkn waa kugu xiranhy taloyinka aa raga siisidna wxn kasoo qadaa inaa ani ila hdlysid oo kle😊 noolow abowe❤🤴
@Luqmaancabdi-bh4xh19 сағат бұрын
Burcidow is legend wllhi 🔥🔥🔥
@fardowsoCabdullahi-b7j21 сағат бұрын
Asxabey nin hala ogaado waye dad micno laheyn aa dad badan daawadan nin walalayal kor halo qaado wall keyn waaye
@SaaqsaaqIbraahim21 сағат бұрын
Wllkeyga❤❤❤❤❤❤❤
@Maaxduran700921 сағат бұрын
Way iska cadahay calankan inay leyihiin
@KornelMasdile21 сағат бұрын
Aragtida guud ee AI View 4 links Ku saabsan natiijadan Qadhaadh kola (Garcinia kola) waxaa loo cuni karaa siyaabo kala duwan, oo ay ku jiraan: Ku dhaq calalinta oo diir maqaarka khafiifka ah, ka dibna calaliso iniinta oo dhan ama jarjar qaybo yaryar. Ku tufi saxarka mar haddii aanay dhadhan lahayn. View links la xiriira Cabbitaanka kola qadhaadh biyo kulul si aad u samayso shaah, ama ku dar budada cabitaanada sida decoction ah. Eeg xiriirinta laxiriirta Xawaash Ku dar kola qadhaadh maraq ama fuud sida xawaash ahaan. Fiiri xiriirinta laxiriirta Cabitaannada Waxaad mararka qaarkood ka heli kartaa cabitaano lagu sameeyay ama lagu dhadhamiyay kola qadhaadh suuqyada Afrika iyo dukaamada onlineka ah. Eeg xiriirinta laxiriirta Kani waa Qadhaadh Kola - Jikada Balanbaalista Qadhaadhka waxaa loogu yeeraa "qadhaadh" sabab awgeed, waxayna noqon kartaa dhadhan la helay. Eeg xiriirinta laxiriirta kola qadhaadhku waxay yeelan kartaa saameyn caafimaad oo xun haddii si xad dhaaf ah loo isticmaalo, dadka qaarna waa inaysan cunin: Eeg xiriirinta laxiriirta
@SAFAAADAM-b5e21 сағат бұрын
BURCIIDOWW CIYAALKI HORA TAHAY WLLHI "SUB WAA KU SAREY "HADI KADIPNA ANAH LAMAPAR WAN AH 😂😂😮
@AbdishukriMuktar22 сағат бұрын
What about this 🤟
@AbdiwahabYussuf-r7g23 сағат бұрын
Mahadsanid wllk
@MOH4NOWW0723 сағат бұрын
Sxb nin rageedii aa thy waa ku wataa horay usoco waliba waxaa noo soo badisaa videoyada dhiirigalinta dhalanyara sidey naftooda meel ugaarsiin lahaayeen wanaag oo dhan aa kuurajeenaa legend sas kaliya kudilaaci bin igu sharaf burciidow 😊❤🎉