Hees Macaan Cabdi Diini (Guhaad)
5:33
Пікірлер
@AbdirashiidXasan-n8f
@AbdirashiidXasan-n8f 17 күн бұрын
Kujar hadalka hassan aden samatar noo sameey
@quassimhassan1977
@quassimhassan1977 19 күн бұрын
Heestu Runbadanaa Tolow yaa leh erayadeeda
@abshirpepechannel2310
@abshirpepechannel2310 26 күн бұрын
Sxb maxaa ku tuntaa mise codka ka reebta heesta
@hamdagesey-sf5iz
@hamdagesey-sf5iz Ай бұрын
im sorry i didnt get my love that i would like to get married this song suitable for me but not happen heart touch song
@mohamedAbdi-io5xe
@mohamedAbdi-io5xe Ай бұрын
Kabanka maxamed jama, hadda finland ku maqlay inuu joogo, codka kaskey nairobi
@maanmaalbuureedgurxan3403
@maanmaalbuureedgurxan3403 2 ай бұрын
Cajiib!! Muusikadii yaabka lahayd ee mar la maqalka ahayd ee Cabdisalaan Siciid Jiimi baad soo quftay. War bal kuwuu Xasan, A. Cali Cigaal, Sahra Axmed, Saynab Cige, Maandeeq, Jaamac Yare, Abdijibaar Khaliiji iyo Saynab labadhagax u tumay soo daa iyagana!! 🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🎉
@maanmaalbuureedgurxan3403
@maanmaalbuureedgurxan3403 2 ай бұрын
War xaggee ka keentay Muusikadani waa tii Cabdisalaam Siciid Jiimi tumaye!! Cajiib!!!
@maanmaalbuureedgurxan3403
@maanmaalbuureedgurxan3403 2 ай бұрын
Eshqiyaasak
@chicken4820
@chicken4820 2 ай бұрын
Kaskeey heestan wuxuu u qaaday xaaskiisa deeqo allah unaxariisto Nairobi ku dhimatay
@CABDIRAXMAN.QANCIYE
@CABDIRAXMAN.QANCIYE 3 ай бұрын
@libanmilano673
@libanmilano673 4 ай бұрын
legend kskey
@CaashaHodan-ib8ns
@CaashaHodan-ib8ns 4 ай бұрын
Isma booqan laynoo isma bariidinlahnee❤
@cnasirudhis7401
@cnasirudhis7401 5 ай бұрын
Shay more heeskiisa arooska ahe we wehel iyo walaaal
@CabdiHani-o8k
@CabdiHani-o8k 5 ай бұрын
Best hees
@hah7064
@hah7064 5 ай бұрын
Codku ma aniga uun buu iga xidhanyahay tolow
@cnasirudhis7401
@cnasirudhis7401 6 ай бұрын
Sxp heestii arooska aheyd ee Shay mire dacar ee aheyd wheel iyo walaal guru wadaraho
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 5 ай бұрын
Ok iga sug insha'Allaah
@Muktarbishar
@Muktarbishar 6 ай бұрын
@NimoDaad
@NimoDaad 6 ай бұрын
Waadegdeg e musig deganbuu ku qaadaa cabdi xasan dige oo weliba kaman ah musigan kumasoo bXayso heestu iyo weliba degdeg
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 6 ай бұрын
Tanna wuu ku qaadaa waa kan 👇👇👇👇👇 kzbin.info/www/bejne/fqLGf6SlaNiBhpIsi=VdfLsxyR6U6ZPO_L
@dadirmacalin7245
@dadirmacalin7245 7 ай бұрын
Masul hade macqul thy ma heli karta hesta xasan diiriye farax e waris
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 6 ай бұрын
Ok sxb
@CabdulaahiXuurshow-fc4wk
@CabdulaahiXuurshow-fc4wk 7 ай бұрын
Ustad codsi hesti shamis iyo caano iyo nabad ee juba
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 7 ай бұрын
Ok sxb
@NimoDaad
@NimoDaad 7 ай бұрын
Waan laqaaday musiganwaan lakeenay thannks
@CabdulaahiXuurshow-fc4wk
@CabdulaahiXuurshow-fc4wk 7 ай бұрын
Codsi tijabi hesti caano iyo nabad ee clqadir juba plz
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 7 ай бұрын
Ok naga sug insha'Allaah
@dadirmacalin7245
@dadirmacalin7245 7 ай бұрын
Wn ka hayaa wllka wana mhdsn thy
@dawladofficial7667
@dawladofficial7667 7 ай бұрын
Zxp heesta bi ee aroos ku xigsii ☝️
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 7 ай бұрын
Magaca ii dhamays tir sxb
@dawladofficial7667
@dawladofficial7667 7 ай бұрын
@@shaajacsheekh bk zxp
@dawladofficial7667
@dawladofficial7667 7 ай бұрын
@@shaajacsheekh bk
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 7 ай бұрын
@@dawladofficial7667 Alalaaska dhacayaa waa aroos miyaa?
@dawladofficial7667
@dawladofficial7667 7 ай бұрын
@@shaajacsheekh my inader hadii aad dadab gashen damashad iyo ciyaar
@dadirmacalin7245
@dadirmacalin7245 7 ай бұрын
Waxn ka codan laha hade macqul thy hesta sida leyla iyo qees o qaday cabdi xasan dige masul
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 7 ай бұрын
Ok sxb iga sug insha'Allaah
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 7 ай бұрын
Waa tan sxb kzbin.info/www/bejne/oIa0ZKmwbapqr8ksi=soJ875RRDJbDd0YS
@dadirmacalin7245
@dadirmacalin7245 7 ай бұрын
Wan ka heynaa wana lagu arkin waye wll
@LovelyClock-tr2zw
@LovelyClock-tr2zw 7 ай бұрын
Cabdi qaadir mclin juba wan ka haaya wax cusubna wan ka sugeyna sxp
@LovelyClock-tr2zw
@LovelyClock-tr2zw 7 ай бұрын
Waa lagu waayey maal mahan sxp
@bashirhussain9262
@bashirhussain9262 8 ай бұрын
Mahadsanid uun codsigaygu waa dambeeyaa
@FatoumaDaherigeuh
@FatoumaDaherigeuh 8 ай бұрын
machaalah inader qurux
@WiilkaliintaJeelkaqoosha
@WiilkaliintaJeelkaqoosha 8 ай бұрын
Sxb heesta “Diigaa habeenkii” soo samee please 🙏
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 8 ай бұрын
Ok
@globalfreightsarl4985
@globalfreightsarl4985 8 ай бұрын
Waa lakeenay 😂😂😂
@Biraha44
@Biraha44 8 ай бұрын
Wanka hayna
@Abditanaad
@Abditanaad 8 ай бұрын
Hees tan yaa qada Sxb ama lyrics igucawi please
@CABDULAAHIMOHAMAD-hk5uu
@CABDULAAHIMOHAMAD-hk5uu 8 ай бұрын
Wan ku wata
@CABDULAAHIMOHAMAD-hk5uu
@CABDULAAHIMOHAMAD-hk5uu 8 ай бұрын
Wan ku wataa
@Abdifatah3
@Abdifatah3 8 ай бұрын
Woooow❤
@Abdifatah3
@Abdifatah3 8 ай бұрын
Sxb heestan oo music iyo lyrics kaliya soo gali fadlan
@Abdifatah3
@Abdifatah3 8 ай бұрын
Wooow thanks sxb heestan waan ba jeclaa
@FatoumaDaherigeuh
@FatoumaDaherigeuh 8 ай бұрын
machaalah inadeer qurux
@KizzAbou
@KizzAbou 9 ай бұрын
Asc
@MustafeLakimustafe
@MustafeLakimustafe 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@MustafeLakimustafe
@MustafeLakimustafe 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@MustafeLakimustafe
@MustafeLakimustafe 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@MustafeLakimustafe
@MustafeLakimustafe 9 ай бұрын
Wooow ustadka ❤❤❤❤we.love .besta.heeso .hore❤❤
@CabdulaahiXuurshow-fc4wk
@CabdulaahiXuurshow-fc4wk 9 ай бұрын
Ustad tijabi codkaga hesi shamis ee juba
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 9 ай бұрын
Ok
@CabdulaahiXuurshow-fc4wk
@CabdulaahiXuurshow-fc4wk 9 ай бұрын
Codsi will qalyya hesti Cano iyo nabad ee juba iyo walib mida shamis
@jamaal_mouze
@jamaal_mouze 9 ай бұрын
Durba nabar xanuunaanu darisnay Adiguna runtii ima daweynin😢
@Said-wz8lb
@Said-wz8lb 10 ай бұрын
Zxb qli waxaad soo galisa heesata cabdi qaboojiye ee hilaac habalaha waxa laga xusha
@shaajacsheekh
@shaajacsheekh 9 ай бұрын
Ok 👍
@MustafeLakimustafe
@MustafeLakimustafe 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤