Fariidad Fariidad Wax taqan Y Fariidad QEyr shar yala taQan iyoiyo waxyalo hoise kala taqan bricvy ah y iQas ah y cadaw iyo cadawla an Nabad iyo col kala taqan Arimahayga hoised iQas y brivcy Nolil iyo nolol lan kala taqan
Familyyyyyy familiessss systems SENERATIONSSS Y Qatroisliina Liina liina Y Alxabiyeey lan soo imatey Soo dhawoow badanbadan WELDOOOOOOWN Qado xalaaloo buuxdo akhiroooy akhiroooy iyo duniba QatraayEEy QaranEEy Qiimobadan murwodumaroo yariisEEy Fariidad, Ya RabE towbE
@garad77865 ай бұрын
Khamiis 8 August 2024 4;00 habeenimo ayaan so wadajir ah aniga iyo asxaabteyda u dhageesaneena. Dagnaan ayaa halmar lawada qaadeena. Ish calaa hees iyo asxaab
@cabdinaasirjamaac60105 ай бұрын
Waayo waayo❤
@RadioQaraami6 ай бұрын
Hees xusid mid ka mid ah heesaha ay xasuustoodu ma guuraanka tahay waa heesaha ugu caansan heesaha soomaalida waana mid ka mid ah heesaha Loogu jecelyahay guud ahaan heesaha soomaalida, waa hees dhan walba ka dhamaystiran oo aad u macaan, waxay heestani ka markhaati kacaysaa inaanu Jacaylku barkumataal ama been ahayn, waana halka uu abwaanku uu ka leeyahay, haduu yahay BAR KUMA TAAL ama been abwaan uma balweeyeen Nacamtii Abwaan Uma heeseen ama uma ciyaareen ama abwaan wax Kama yidhaahdeen - oo tix ama maanso ama hees Kama tiriyeen. HADRAAWIBA BEERLULA ma sheegeen, Cajiib waxay taasi sheegaysaa oo cadayn u tahay inuu jacaylku wax jira yahay Oo waakaa Abwaankii weynaa iyo mufakirkii cilmiga iyo suugaanta ku hal qabsaday oo sheegay in waxa hadraawi helay aanu been ahayn abwaan Mohamed Mohamoud Qaaqeey oo erayada heesta hal abuuray wuxuu aad ugu nuux nuuxsanayaa inaanu jacaylku dhayal iyo ciyaar ahayn. Allow kuu naxariiso Abwaan Qaaqeey heeso aad u wada mcn oo aan duugoobayn ayuu leeyahay heestan Laxankeeda Jiim Shiikh Muumin Ayaa Sameeyey Fanaaniin dhawrina waa qaadeen Jiim Laftigiisu waa qaaday, Laakiin waxa kusoo caan baxday Fanaanada weyn AHUN Kinsi Xaaji Aadan Xuseen - Kooshin yare Laftigiisu si mcn iyo Kaban mcn isagoo ku qaadaya ayey KZbin-ka ku jirtaa Any way heestan waa laysku raacay inay Hees Xusid mudan tahy. AHN Labada Fanaanba.
@sayidka69116 ай бұрын
Albumkaan waxaa ku jiray heestii isha bidix baa i oyeysoo ee aaway kaama haynee?
@sayidka69116 ай бұрын
Heesta magaceeda iska sax, maahan heestii isha bidix baa I ooyeyso, ee waa heestii indhaheygaa ooyayoo. Laba heesood ayey kala yihiin.
@drlegendpaddington486 ай бұрын
WAA BADALAY SAAXIIB MANY THANKS
@HamzaAdam-p6r7 ай бұрын
Inta dhimatay Allah ha unaxariisto inta noolna Allah cimriga iyo caafimaadka ha udheereyo faysal cumar mushteeg ayaa laxanka subcis lahaa duriyada lagagama daba dhufto
@ahmedcismaanofficial19487 ай бұрын
Cumar dhuule mahe wa digfeer
@mohamedali-po3qj8 ай бұрын
AHU naxariisto intii dhimatay aameen yaa Rabbi
@mubarakfarahkedie61289 ай бұрын
👍👍👍👍👍🙏🙏
@CabdilahiSahal11 ай бұрын
Wahwah
@dhulkahooyo994011 ай бұрын
38:18 Old is a Gold
@mukhtarmohamed Жыл бұрын
❤❤❤🎉
@mukhtarmohamed Жыл бұрын
Waa orginalki xaqiiq ❤ thanks man
@fardoosomaxamud Жыл бұрын
Cajib cajib waayo waayo adunyo cumar dhuule
@mahdinuur81 Жыл бұрын
❤sxb so badi hadii aad heleysi Cumar iyo Iftin AUN
@alimahamed8166 Жыл бұрын
Ahu. Omar dhuule iyo kooxdii somali best music Iftiin band
@Suudisuudi23573 Жыл бұрын
War waa cajilad caaqibo leh oo la isugu wada keenay cajilado badan ii kala duwan. Eebbe ha uwada naxariisto dhammaantood wey wada dhinteene. Cajiladda aad tidhi waa tii Axmed Cali Cigaal maaha ee Waa Nasteex ee halkaas ku noqo.