Somalida waa nacay, rag iyo dumar galmo un ka sheekenayo. TikTok tag wllh naagaha dhan waxay ka sheekenayan nin, kii I furay, kan I qawo. Ninyahow adiga ugu horen waxa kuula talina XISHOOD Dalkena iyo dadkeena meelkaste ka burbureen akhlaadena dhimate , hadii adan wax dhisi karin fadlan wax hasii dumin. Waxan u baahanahay qof wax soo kordhinayo oo wax dhisaayo wax muuqda qabanaayo ugu yaran digsi iyo kab suubinayo. Waxan jeclaan laha ina fahamtay
@WalaalEk-od7uh20 күн бұрын
Soo badi sheekh
@WalaalEk-od7uh20 күн бұрын
جزاك الله خيرا❤❤❤
@yasminhersi406721 күн бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخ
@muletweday971322 күн бұрын
WOW Masha Allah 👍👍
@mustafeabdi848322 күн бұрын
Astaqfurullah, Sheikhow Mawduucan Naasa laga so ridaye maad wax kale ayaa jife koley Waalid iyo xidid iyo xigaalba waa tahe maad iska dhaaftid. Waa iga Talo, ma aha xaraam ina laga waramo balse waxba kuma diyaarsano wxa isugu kaa dabiradan ma jiraan, waa jilaysaa uun.
@safiaibrahin472322 күн бұрын
Sheeq nrkaagaa ayaa la rabaaa bal nrkaaga noosoo dir si wax lagaags weeydiiyo primo badan oo diinta ku saabsan