Пікірлер
@fitahkassim
@fitahkassim 5 күн бұрын
Wlhi hadalkaan wax ka danbeyo malahan oo Laga dhihi karo
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp
@SleepyFuchsiaFlower-tv6cp 9 күн бұрын
■}{,FTREW¤¥$$$$$$$$
@siidmediapro1582
@siidmediapro1582 Ай бұрын
Waayir maaha Ee Wayeer waaye
@siidmediapro1582
@siidmediapro1582 Ай бұрын
Aduunkana waasaciyo wayeer ceel an gureyn
@khaliifmohamed5781
@khaliifmohamed5781 Ай бұрын
22.06 2024 qofkii iga danbeeya ayaan salaamayaa🖖
@user-uk4ul2vz4h
@user-uk4ul2vz4h 2 ай бұрын
Fartiyo wadnaha fartiyo wadnaha isku qabo off calleek
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 2 ай бұрын
Haldhaa Samo Udhalatee Dheh Iska Sax qoraalka
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
2022 ilaa Habenkas caawa ah oo taariikhdu tahay 12 may 2024 Habeen axad ah 2:22 AM kuna sugan Mogadishu wali waan dhageysanaya heestan🎧🎸🎹 Marbuu ku wanaajiyaa Waqtigu kuu hiiliyaa Walaalkii kaa dhigaa.. Sidii waqal kuu da,aa Weedhaadana lagu qoslaa Dadkana tahay ruux la,wayn Marbaad kala weecataa.. Waayuhu cadaw kuu noqdaan Wacdigaad aadmiga fartaa.. Marbuu wadhi kuu dhalaa✍ Wax garad iyo waaya arag.. Ruuxaan waanada ka maqal Wadeecana daris u dhigin.. Dantiisana wadi aqoon Aduunkana waasac iyo .. Waayir ceel aan gudhayn Ina lagu waarayo qaba.. Darxumo waagey kulmaan Wareegaay maadigaa.. War li,i aadmiga ku dila🤦‍♂️ Waqtigu ima wanaajin waayuhuna iima wacna, balse laguma waarayoo ta allaa iman doonta ""waligeed adunyada waqtigaa qof saacida midna waayaha xidha"" Maanta ima saacidin waqtigu oo waayahaa i xidhay, balse ""waqtigu ruuxna lama dhalan"" "Hadii ay naftani baaqi sii ahaato dib ayaan usoo boqan doonaa "Qormadeydan" maalin un maalmaha kamid ah anigoo ku naaloonaya noloshii aan naawili jiray INSHA ALLAH🤲✍ Hadii aan ku naawilay🙇‍♂️ Ha i gabin nasiiboow✍
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 3 ай бұрын
Ala aniga muxu wakhtigu adagyay ax allaw marun ii wanaji
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm 3 ай бұрын
Af hindi miyaa Abun tiirsii waa kuuna maree kkkk
@warculusmedia5372
@warculusmedia5372 4 ай бұрын
6.3.2024
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
Waakoma. Wa inaho. LAHo. Samas. Teeshiin Telepho
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
Waa. Wadacna. Caanka. Wiizraka NIIkis ALADI. ANQADA. DHA B. A. R
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
Waa. Wajadaka. Daalan. Fa. Hada
@seidabdi751
@seidabdi751 5 ай бұрын
AL-TAWAAB JALLA JALAALUH
@omermohamedshire7949
@omermohamedshire7949 5 ай бұрын
Heestan qaadi jiray markasta wiil aanu zhp ayahayn anagoo tababar ku jirna wakhtiguna nagu adagyahay ayuu markasta si dareen leh ugu luuqeyn jiray markaasanu dhegaysan jiray sida dareenka leh ee u qaadayo wlhi ma iloobo halkana ka salamay zhpkay cadnaan meel uu dunida ka joogo taariikhdu waxay ahayd 2021 iminkana waa 2024 zhp cadnan adigaan kugu xuusustaa
@user-vt5wq9yw6v
@user-vt5wq9yw6v 6 ай бұрын
Heesta markaan yaraa baadiyaha joogay baa aroosyada baadiyaha laga daari jiray xasuus wallhi igu tahay hda❤
@abdullahialimohamud2184
@abdullahialimohamud2184 6 ай бұрын
Naxariisti eebe ayaan u rajeynaa
@abdullahialimohamud2184
@abdullahialimohamud2184 2 ай бұрын
Amiin
@abdikanibashane2406
@abdikanibashane2406 6 ай бұрын
😢😢 how can i download this song plz
@abdikanibashane2406
@abdikanibashane2406 6 ай бұрын
Same question😢
@user-yi3pg2zg8g
@user-yi3pg2zg8g 7 ай бұрын
Waxgarad iyo waayo arag Ruuxaan waanada kamaqal Wadeecana daris udhigin Dantiisana wadi aqoon
@KhaalidTayo
@KhaalidTayo 7 ай бұрын
Hees qiimo leh
@maqmiipmukhtar3943
@maqmiipmukhtar3943 7 ай бұрын
*Hadii mar hore *Hodan aan udiray *Wax haleelay mooyiye * wali sooma hoyanine ×2 *Adigaa haboono * Hoos wax uugu sheeege *Hadalkayga gaadhsii ×2 *Haatufyohow bal haado * Hawadaa u duulo * Geed lagu hirtaabuu * Hoygoodu leeyoo * Ka habaabi mayside ×2 * Waa sida hilaacoo * Waa qureesh haweenoo ×2 * Waa timo hal dhaalay * Ma hadhaa ma hoydaa ×2 * Mise wayla haysaa *Labadaa mid soo hubi * Hurdo seexan waayee ×2 *Haybaduu ilaahay * Uga iishay dumarkaan * Heeganan u ahayow * Naftaydii u hawlee ×2 *Waa habeenkii xaalo tagay * Waxay haabanaysee * Gacantaydu haynine ×2 *Haatufyahow bal haadoo * Hawadaa u duuloo * Geed lagu hirtaabuu * Hoygoodu leeyoo * Ka habaabi mayside *Waaa sida hilaacoo * Waa qureesh haweenooo ×2 *Waa timo haldhaalay * Ma hadhaa ma hoydaa ×2 * Mise wayla haysaa * Labadaa mid soo hubi * Hurdo seexan waayee Habeen murqaankiisa wata oga dheh Caawa
@Xuseenibrahim-ov9ly
@Xuseenibrahim-ov9ly 8 ай бұрын
My Bourret only King 2:14
@maqmiipmukhtar3943
@maqmiipmukhtar3943 8 ай бұрын
Alle hawnaxariisto
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
Aakhiroooooooooy.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
Yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
Y
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
LEE qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay. Iyaaa Absuttlyyyy saxsaxNacanm.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 9 ай бұрын
As, yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey
@adanboya1486
@adanboya1486 9 ай бұрын
Lgend
@user-jz5mz7je4e
@user-jz5mz7je4e 9 ай бұрын
Very nice songs
@user-jz5mz7je4e
@user-jz5mz7je4e 9 ай бұрын
@najibfaysal4259
@najibfaysal4259 10 ай бұрын
2/10/2023😢 WaQtIGO Marbuu Ku Wanajiya❤
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 10 ай бұрын
Marbuu wadhi kuu dhalaa weeye calashaan yaab iyo amakaag
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 11 ай бұрын
Tahliil❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 11 ай бұрын
Alle yrxm.
@user-yi9yt6sn9f
@user-yi9yt6sn9f 11 ай бұрын
Alle haw naxariisto
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 11 ай бұрын
Muuse Ismaaciil Qalinle. Hobolkii caanka ahaa ee Soomaalida. AUN!
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 11 ай бұрын
Heestaan caanka ah ee laga daba dhacay Soomaaliyana taariikh ku leh waxay soo baxday horraantii 1972. Erayadii abwaan Xassan Qowdhan. Kabankii macallin Xudeydi. Violinkii Busuri iyo durbaankii Baajuuni. Codkii canna kiwi weynaa M. I. Qalinle. AUN !
@NaasirCabdi-vm3uk
@NaasirCabdi-vm3uk Жыл бұрын
Rrrr
@CcasiisYare-js3ok
@CcasiisYare-js3ok Жыл бұрын
Myself
@laylaxasan7610
@laylaxasan7610 Жыл бұрын
Xasan ganay mirihisii muusig sangub mad filayn daarood inaanku sheego
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey Жыл бұрын
Faya dhowre
@shireshow
@shireshow Жыл бұрын
Ereyada Heesta Dad badani ma fahmaan. Beydadkani waxa ay ku jiraan heesta BOODHARI ee ay ku luuqeeyeen Maxamed Saleebaan Tubeec iyo Cumar Dhuule ba. "Aabboow Teerisi waan gooni marree Cishqi keenaayaa, Badow waa ninkii naareed, Sidii geel doo (labo) loo marinaaya." Ereyada heestaas oo u badan gabayadii boodhari waxa ku dhex jiray dhawr tuduc oo uuku daray M. S. Tubeec, asalkoodana uu lahaa Aabbihiis Saleebaan Tubeec oo ah luuqadda Caloowaha. Waxa ay ahayd hees caan ka dhex noqotay Berberadii hore oo ay aroosyada kaga ciyaari jireen Saleebaan Tubeec iyo asxaabtiisu. Waxa la sheegaa Saleebaan Tubeec (fannaanka aabbihiis) oo yar oo suuqii Berbera Ku ciyaaraya turubka Iskaallada ee Teeris teeriska loo xidho; in uu odeygii dhalay ee TUBEEC u yeedhay oo yidhi "Saleebaanow soo kac...", markaas, waa Saleebaan e, waxa u xidhnaa Teeris. Yacnii, turubkaa uxidhnaa oo waxa uu rabay in uu badiyo; ayaa waxa uu tiriyey hees ayay ku jireen tuducyadani "Aabboow Teerisi waa gooni marree Cishqi keenaayaa, Badow waa ninkii naareed; Sidii geel doo loo marinaaya." Macnahu na waxa weeye: Aabbow Teeris baa gooni iigu xidhan oo i farxad gelinaaya, badowna waa ninkii "naareed" dambaska la mariyo, sidii geel "doo" laba farood loo marinaayo. Waxa uu uga socday heeskaa dheeraa e: aan badiyo ee idaa aabbow! Teeris= In gooni la isugu xidho turubka Cishqi= farxad ama jacayl Naar dambas Doo= 2 oo af hindi ah. Osmaan Mahamoud Abdullahi Alla ha ku sharfo.
@meymunmohamed7288
@meymunmohamed7288 6 ай бұрын
Thanks for explaining the story behind it. I always wanted to know the mean and how the song was formed.
@Abdiaziizqeyz-qg9ze
@Abdiaziizqeyz-qg9ze Жыл бұрын
Hees qiimo badan leh🎉❤😊 20 23/6/28😢
@DaudHussein-yz6ck
@DaudHussein-yz6ck Жыл бұрын
Marbuu ku wanajiyaa Waqtiga kuu hiliyaa Walalkii ka dhigaa Sidii waqal ku daAa😢 Weedhadan lugu quslaaa Dadkan tahay ruux la weyn
@Xuseenibrahim-ov9ly
@Xuseenibrahim-ov9ly 8 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂❤
@abdimaslahmohaz4340
@abdimaslahmohaz4340 Жыл бұрын
Bal inaan habaar qabo 💔
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Taa inaga da adiga inowada ah
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
Doorashi 3sadixaad ee u kosobaxay khaliilolaah waxi hore howlkag kodhmadan وانه لهو العزيز الرحيم
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Waaaaaaw ❤❤❤❤❤ waxas laga dhah hees xasuus ah ♥ ❤ taariikh leh ❤❤❤