Walaale waan kuu nasteexeen iska daa wax jirka cadeenay kuma banaane aduunka waa lagtagi waxey iga tahay waan hadaad dhibsato iga raali noqo
@qaaliahmed4984Күн бұрын
Maanshaa allh alle ha idin xafido , Carrotka waxaa uu u cunayaa wiilku malaha ilkaha u soo baxaya walaal , u dhaq oo sii Mida kale tvga ilmuhu maskaxdiisa ayuu dhib u gaystaa specially Cocomelond carar badan baa ku kira, Walhi cadaankii baa ka joojay caruurtooda . Waxaad u daartaa omar and hana waxay ka baranayaan diin iyo dhaqan .
@xadiyochannelКүн бұрын
Sharabado uuxiidh wiilaka
@nafiisamohamed-e1nКүн бұрын
Rayaan balaaya kasta shp la tahy 😅
@UgbaadXasan-th420Күн бұрын
Hargeisa maxaad uga dhisan wayday madal bankaraa iskiinkeerka☺️🥰🥹
@khadiijacabdiraxman1308Күн бұрын
Subxaanalaah aduunayadu maanay dhamaaneyn oon ilaahay xagiisa loo socon
@AmaalMaxamuud-n3pКүн бұрын
Rayaaney sidan ku daawanayo uunbad odhanaysa alaabta qaarka dambe necbiya kalmada igadaa
@miskii-m6tКүн бұрын
Keep going 💪 ✨ 👌 👏 💓 👍 ❤❤😊
@hodan2717Күн бұрын
Adba sawdigii qaawanaa ilaa bawdada
@duniyakordahabКүн бұрын
Mash allah quruxey horay usoco alle Haku barakeyo caruurtada iyo anaga sido kale amiin yarabi
@naimajama7059Күн бұрын
Rayaaneey habo waan ku jeclahay ilahay dartis runtii maansha allah fariidnimo
@AnissaHassan-p3dКүн бұрын
Rayaaan abaayo dhawaca side ku noqote wadka fcn soma ahaaan❤❤❤ aniga sidaaan lee iska daawadaaa hadii sogali niin xataaa waxiii hore iska dawada walhi aaad aaaaa iska jeclahay walhi
@shamsucade5115Күн бұрын
👍👍❤️❤️❤️
@shukrimahamed2146Күн бұрын
Maasha Alah karti badan Alow ku xifdi Eedo mcn naag nool insha Alah one day waan kuu imaan Salon kaada it’s Amazing wlhi Hamaam iyo Masage ley duugo tinta ley hagaajiyo ayaan u baahanahay i promise if i will go there waan imaan Salon kaada waan ku slmay all the way Minnesota USA ayaan kaa soo salaamaa my dardaaraan waligaa isku badnow Somali maryooley ha Aaminin especiall naag saaxiibtinimadeeda so be careful alway Alah ha kula jiro Always Eedo mcn ❤❤❤