Пікірлер
@suguleadan1592
@suguleadan1592 9 күн бұрын
Dhaxaa dhaguhu jabaq dhageysteen. Dhaxaa indhuhu socoto dhowreen. Dhaxaa dhalcada darbi nala kala dhex dhigay. Dhaxaa hawadu dheeman noqotay. Dhaxaa afar gidaar dhaxal naloo siiyay. Dhaxaa gogosha iyo dhinaca ilaaqi dhexmartay. Dhaxaa PS tu dhinacna noo dhigin. Dhinacna waxa loola jeedaa maxkamad ama siideyn.
@ibrosshafad
@ibrosshafad 15 күн бұрын
Kuul wa darod jitahana wa hawiye dir iyo lahal malo😊
@Macrobia525BC
@Macrobia525BC 17 күн бұрын
Maxaan geystayoo hoyga loo soo garaacay. Maxaa dhacayoo dakumenti iyo number dhiibistooda la ii weydiiyay. Maxaan sameeyoo sarkaal la iigu dalbay. Maxaan falayoo halkan fadhi la ii yiraahday. Maxaan Galabsadayoo gurigaygii loo gabagabeeyay. Maxaan sameeyoo sawir loola dhacay. Maxaa dhacayoo dhalintii PS la iigu dhiibay. Maxaa dhacayoo u yiraahdeen dhaxaa oohini qosol ka dambeyn. Maxaa dhacayoo dharbaaxo noogu boobeen. Maxaa dhacayoo dharkii xaaraan looga dhigay. Maxaan galabsadoo masabid la iigu goobeeyay. Maxaa dhacayoo dharbaaxada la iigu roonaaday. Maxaan geystayoo gantaal gabarka la iiga dhuftay. Maxaa dhacayoo haraantida la iigu dhiteeyay. Maxaan haleyayoo handadaad la iila horyimid. Maxaa dhacayoo caggihii loo dhinsiiyay. Maxaan galabsanoo goor-sheegtu la gadooday. Maxaa khaldamayoo madaxyaweyntii dunida khabaar looga waayay. Maxaan geysanoo cibaadadii na looga gooyay. Maxaa dhacayoo dhuunigii na loogu suququriyay. Maxaan galabsanoo gaal anglosaxon casharadii na loogu dabaqay. Maxaa dhacayoo danjirihii dhambaal looga waayay. Maxaan falnayoo safaaradda markay maqlaan fadhiya ay u yiraahdeen. Maxaa khaldamoo xertii sheekha khadka looga waayay. Maxaa dhacayoo hasan iyo ismaaciil waad is dhaxlaysaan noo dhaheen. Maxaa dhacayoo dhabadiinu waa bannaan tahay na loo oran waayay. Maxaan biinayoo bowdka na looga soo tuuray.
@KhadarKy
@KhadarKy 23 күн бұрын
Barbaarnimo Ma Fiicne Waxan Buul U Gali Wayay Oo Aan Dumarka Baal Uga Maro Baarid Iga Yeelay Basar Kale Maa Fiirine Hashan 🐪 Baaji Leyahay😂
@Achraf_2002
@Achraf_2002 Ай бұрын
Allha unaxaristo adeer Cabdi galayax afmaal cabqari ah buu ahaa❤
@aliabdi5949
@aliabdi5949 Ай бұрын
Midgaan.ayaatahay.maxaad.nooshegeysaa
@Ilyaas744
@Ilyaas744 Ай бұрын
Cristiano Ronaldo markuu ķatarta ahaa 2017😢
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 ай бұрын
Dagaalkii goojacade ayaanu anaguma buugaag ka qoraynaa weliba anagu maqal iyo muuqaal ayaanu ka haynaa .
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 ай бұрын
Dabacayuun taariikh malaha. Aduunka untay joogeen. Dhaqan xumo iyo gaalo leef leef ayey ku caan baxeen Waxaas miyaad ka dhegaysanaysaan idinkaa ka xun waxaas markad caruurtiina u dhigaysaan saw idinku kaa xuminidin. SNM. Marka caruurtiina loo dhigayo. Ma taariikh ayey leeyihiin war waxaasi yaan laydin marin
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 2 ай бұрын
Shiikhano waa nin aad aad xurmo diimeed leh ollahwy ha xafidee
@HamsaAhmed-hv3ph
@HamsaAhmed-hv3ph 2 ай бұрын
"Maxaad qalayzaa " abwaanku revolution buu biraynayey😅
@elmileyth4807
@elmileyth4807 2 ай бұрын
Sangub NIN rag ah¿! Cadow caata ah ayaa isu qabtay!!
@HASSANADANSAMATARSAMATAR
@HASSANADANSAMATARSAMATAR 2 ай бұрын
2024/6/19
@osmansufi4066
@osmansufi4066 2 ай бұрын
Aun waxa lagu haystey gabadh la yidhi wuu kufsaday maxaa maraykanka ka galay hadaad dadka tidhaa somaliya ku noqda waaba siduu rabo eh
@user-zp5gw2yw8y
@user-zp5gw2yw8y 2 ай бұрын
Ilahay ha u baxaristo sangup iyo inti dhimatay oo muslina
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 ай бұрын
Alle yrxm.
@user-ql6wo2sl5e
@user-ql6wo2sl5e 2 ай бұрын
Aamiin aamiin
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 2 ай бұрын
Illahay hownaxaiisto abwaankemi
@ABSHIRAbdi-hb2qh
@ABSHIRAbdi-hb2qh 2 ай бұрын
F2 wax halaka waydiiyo
@user-cw6er6nm2q
@user-cw6er6nm2q 2 ай бұрын
Sh.dirir waa nika ugu munaafaqsan
@YARMUUKTV
@YARMUUKTV 2 ай бұрын
2024
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 2 ай бұрын
Somali jaajuuseen dibada jooga mareykanga iyo yurub waxey ku shaqeeyaan nacab qabiil iyo dollars raadintiisa laakin aakhiro iyo aduunka ayaa ilaah ku cadaabayaa caruurtoodana dhamaan suuqa ayeey galeen wax duli ah weeye imasa qof aan waxba galabsan war been ah ay ka bixiyeen subxaanalaah
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Abwaan sangub janada alle haka waraabiyo waayo wuxuu ahaa wadani geesi halyey abwaanka abwaanad Somali dhalad ah asal ah waa tafiirta sayidka
@abdullahiahmedfarah1310
@abdullahiahmedfarah1310 3 ай бұрын
Cidina kumadhagaysanayso kaana qorimayso waxaad kahadlayso iskuxishood
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 3 ай бұрын
Sure lady
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 3 ай бұрын
AS. YARTAYARTA QATROOSLIINA YARISEYYYYY RERO FAMILYYYYYYYYYYYYY MURWO DUMAROO OORIYAREEYYYYYY TII KUJIRTAYBA DUMAR NAAGODUMAR AN TAITANI TA HA AHEYNA NOLOLBA YARTA SAMASAMEY MURWODUMAROO CADCEED SHAMSOOY
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 3 ай бұрын
CANTROBAQASH YAWAYE
@user-qk8bf5ce2u
@user-qk8bf5ce2u 3 ай бұрын
Wara hadal kaga tosi waxba ha wec wecin cidaad ujeedid sheeg wara ada jahil ah oo wax niinkale oo sidaada ah uu qoray inad noga shekesid rabta war warkaga soo cade wan ku joga جيبوتي جيبوتي
@jesshalan6325
@jesshalan6325 3 ай бұрын
Weriyuhu Wa A B A D a W Deg deg badan
@user-tk3np3qe9d
@user-tk3np3qe9d 3 ай бұрын
Aunaxaristo abwaanka sangub
@xamseguuleed2617
@xamseguuleed2617 3 ай бұрын
Watching 12;30 pm 24/5/2024
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 ай бұрын
waaruntii qaab qabiilaysan baa loo weerara. dabin loodhiguu kudhaca
@Imraan12
@Imraan12 3 ай бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@keyseamare8658
@keyseamare8658 3 ай бұрын
Allah ha u naxariisto.. Abwaan Singub... kuwii Basaasiinta ahaa ee Siyaad Bare beenta u sheegi jiray, ee odhan jiray wax walba Kacaankaa loo jeedaa, ayaa Soomaaliya ku dhibay...Kuwii ayaa hadana Maraykan ku basaasay iyaga oo isku arkaayey fursad ay shaqadoodii hore ku qaban karaan.. Haddaba waxa ayaandaro ah in Soomaali laga waayey Rag Abwaanka difaaca oo laaya kuwii ku basaasay Maraykanka... Allah ha u naxariisto Abwaan Mohamoud Cabdillaahi.. waxtarkiisii wuu la joogayaa inta Afsoomaaliga ku hadasha inta Dunidu dhisan tahay.
@cusmaanshangaani1058
@cusmaanshangaani1058 3 ай бұрын
Alle ha u naxariisto abwan maxamuud cabdullahi ciise sangub janadii fardowsa alle ha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 3 ай бұрын
Abwaan Cabdullaahi Sangub Allaha u naxariisto janatul Fardowsa Allaha Ka waraabiyo kitaabka Qur'aanka Gacanta midig Allaha Ka siiyo Qabriga Allaha u waasiciyo Allaha u Iftiimiyo. Abwaan weyn Waddani ah buu ahaa.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
AHUN
@osmanhassanlatino4357
@osmanhassanlatino4357 3 ай бұрын
Ilahay ha uu naxariste ma ninbu inaderki xidha qabilayste siyad barre issaq iyo hawiyaha abwanadoda ayu xidhi jiray isna ilahay ha uu naxatiste magac mamus iyo sharafale ayu xidhana oo ah Mohamed,lakin nin qabilayste ayu aha
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 3 ай бұрын
Kuma danbaabi Karno Waa marxuun iminka ee runta ka fog wuxuu sheegayaa
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 3 ай бұрын
Wuu ka beensheegay sababta mareykanka loogu xidhay
@user-tr1nd8fm6z
@user-tr1nd8fm6z 3 ай бұрын
Hadii dirirka ururkiyo Dayoxoo nagaadiya Naylo jarayo daba maray Ogoluhu dabayl raac Managaan dariiqii Afay dawga muuhelin Cadceeduna dantoo jiray Soo durg mariiqii Ninlagigaa duljoogsaday Alahayoow ducooy keen Haladoodo qaybshee.
@seidabdi751
@seidabdi751 3 ай бұрын
CIIDKUM SACIID
@Bagagac
@Bagagac 3 ай бұрын
Hestan hesaha ayan ugu jclahay❤❤❤
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 4 ай бұрын
2:12 Macallinkii cilmi falagga iyo xidigaha Allaha u naxariisto Abwaan Singun.
@mustafecaliabib-qz6yq
@mustafecaliabib-qz6yq 4 ай бұрын
okay
@junioraraleofficial7565
@junioraraleofficial7565 4 ай бұрын
My inlow was the best ever seen abwn
@ahmedaar7424
@ahmedaar7424 3 ай бұрын
Maxaa kawadaa waxaan wayahaye?
@user-gd1dy9td5x
@user-gd1dy9td5x 4 ай бұрын
Tan soomalia ayaa ku adag
@omarbihi7967
@omarbihi7967 4 ай бұрын
Dawladii farmajo itoopiya usher qooshay singub wayo inu wadankisa kudhintu rabay ayaga kadajiyay adis
@daahirjimcaale-mz9xo
@daahirjimcaale-mz9xo 4 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa dawladda UK waxay leedahay shirkadda DP World. 2.0. Waana sababta ay ugu cararayaan maxkamadda UK. 3.0. Waxan dhahayaa dawladda djibouti waxay ku maalgellisay 67% tan DP world waxay ku maal gelisay 33%. 4.0. Haddaba dawladda UAE/DP world waa tuuggo waana sax in laga eryo dekedda dooraale.