Saacad waa 12 pm naf ban jeclahy nafteydana naf baa jecel niyadna uma hayo qofka i jecel 😢 ALLOW SAHal xalka
@zakariemohamed82793 күн бұрын
Heestan arooskii wllkay oo 2009 ahaa baan laga shiday,mar walba oo aan dhegaysto heestan xasuustas ayaa igu soo dhacda.
@Tatico_official5 күн бұрын
October /26/2024😮💨
@shaakir60236 күн бұрын
Wllhi wxn xasuustaa heestan 2015 markan school dhigan jiray
@AliLiibaan8 күн бұрын
I still listening ❤2❤2❤2025
@zakariyehazanali11579 күн бұрын
Xagee ku dhagay sanay saa tariikhdu se xilimay kuu tahay aniga Dalka Zambia 🇿🇲 gaar ahaan magalada ndola tarikhdu waa 24/10/2024
@engrabiic13 сағат бұрын
Allaha kugu nabad yeelo sxb
@JamiilaJiimi-xq3pv9 күн бұрын
Waaaw hees macaaan fiska iyo holan noooolaaaada❤
@AbwaanNuurOfficial10 күн бұрын
Comitga markaa aqrinayso heestuna kuu baxayso waa is badalee wlhi cajiib ani hada maqalbi jabsani jacaylna ima haayo lkn waxbaan ka aqaan ilahay qof kasta qofkuu rabo ilaahay hasiiyo😢😢amiin soo qor Octobar 22 deeda 2024 like saar hadaa iga danbayso
@fahmamhmet40710 күн бұрын
Amiin😢
@asmarofficial346911 күн бұрын
22 Oct 2024 remenber😢😢
@QamarCali-p4n12 күн бұрын
21/10 2024 wa habin talada sacdu 2:43 waxn daremay qalbi xanin dal farabadn iyo nid jab shadina wan ka fadhiste iso duceya wllo hadad iga dabeyso😭💔😭💔💔😭😭😭😭
@qureyshtiqarsaoneyd13 күн бұрын
😭😭😭😭 wiilka jeclahy igu soo duceeeya inu iso jeeediyo mar walba waan murana buuqna ana ma deyn karo wan jeclajy igu so ducaya ina is fahano
@igusharaf814 күн бұрын
Faduma nuur miina Alla maxan yarta ku qorway 🙈
@SaacidXiirey14 күн бұрын
2024.October 20❤
@sagalabdullahi268214 күн бұрын
2024 ayay wehel ii tahay heestan wayo qof an ka fileynin baa ii dhawacay 😢💔allhayow maxa iga qabsady😪💔💔😪😪
@MubzOfficail15 күн бұрын
Ghhggh
@zalmaandayax588816 күн бұрын
Ma heestan o kale ❤
@HIRAD12-hb6rb16 күн бұрын
Ich höre am 17.10.2024. Dann habe ich ubermorgen b1 prüfung . Deswegen ich farxiyo fiska hören. Ich hoffe alles ordunug 😢
@Bureqajaml17 күн бұрын
Heestan waxay i noqotay xasuus aad igu weyn markan wayaay qofkeygii waqti aan dhagysto waxa ugu horeysay 2021 lkn xiligay sameynta weyn igu yeelatay waxa weyee 18/6/2024 mrkan wayaay qofkeygii jecel xad dhafay mrkan u qaday ka dib ayu i shegay inu ruux kle jecla markas ayaan bilaabay nafteydu nafbey rabta naftuna naf kaley rabta wadnaha nabarba ku yaala💔😭
@shukrim992718 күн бұрын
Farxiya fiska music nafteyida nafkale rabta jaclka 8th June 2024 waw Wan xasuus farxiya fiska song love love love love love
@CawoAdan-h2g19 күн бұрын
2024/10/15😢
@baliilboy70819 күн бұрын
😢😢😢😢😢 qalpigeyga ayay ka hadluza hestan😢😢😢😢
@meymunaabdulle254621 күн бұрын
Last time i heard this song was 2014 omg
@MaxamuudSheekh-c1x21 күн бұрын
Quean ofthe of voice stiĺl ilistening 2024😊❤
@cumarsojire847122 күн бұрын
Heestan safar dheer ku ceshaday 3jeer lkn labo hablood ila dadkani wada soconay ka mid ahaa ayaan mid ka midah ku soo xasuusran heestan 😂😂 meel kasta aad joogo ale hakugu nabad geliyo my sister ❤
Wxn gadhaysanaya 1:46 hbenimo 18/9/2024 niyada iyado kliyan ku haya mana filayo midan iyada ahyn inan sas u noqon dono mana rapo balkeda hda iyada heli wayo❤