Пікірлер
@machealhamton8218
@machealhamton8218 25 күн бұрын
Wariye suuaasha soo koob hhhh
@C24-C2
@C24-C2 Ай бұрын
Dadka aaaaaaaaaaaadka u yar oo soomaali u haray Garyaqaan guuleed
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 Ай бұрын
Khaalidow barnaamijka yuu ku seegin
@abdirashidmohamed1016
@abdirashidmohamed1016 Ай бұрын
Wixi danbe xaga editingka iska hagaajiya waa sanqadh miidhan Mahadsanid
@hanadcishqi5902
@hanadcishqi5902 Ай бұрын
Raadkii uu ka tagay ayaba hadlaya wlahi yaase idin fahansiin dee
@xikmadiyoxasuus8026
@xikmadiyoxasuus8026 Ай бұрын
Meeshu sanqar badanaa!
@mohamedhassan-e9y
@mohamedhassan-e9y Ай бұрын
high productive debate.
@husseinismaciil4499
@husseinismaciil4499 Ай бұрын
Biriyaaankana noo sheeeg sheekh ilmo XALAAL ILMO XALAAAL DHALAY
@Jiraalka_Maanta
@Jiraalka_Maanta Ай бұрын
Masha Allah wax bulshada anfacaya baad usoo gubiseen Hore u Socda wll
@abdisamedqabile3606
@abdisamedqabile3606 Ай бұрын
Codkan meega labaad samaynaayo miyaadan wariye soo dhagaysan jiiqdiisa?
@WEHELCHANNEL
@WEHELCHANNEL Ай бұрын
Masha allah Aqoon yahan guuleed dafac alle ha dhowree waa nin badan baadhay oo wax badan daraaseeyey oo aqoon badan ku duugan tahay ❤😊
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 Ай бұрын
Dadka Soomaaliyeed waxay awood ku leeyihiin USA, Canada, Yurub iyo Afrika. Waa in awoodaas loogu hago in danaha umada Soomaaliyeed u adeegto. Waa in danta Umada Soomaaliyeed loo adeego.
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 Ай бұрын
Ninkan waa in uu Soomaali oo dhan hogaamiyo. Waa Soomaaliga ugu wanaagsan dadkeena Illaahay ha xafido.
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 Ай бұрын
Maansha Allaah. Illaahay ha xafido walaalkeena runta noo sheegay. Waxaanu nahay Dad Soomaaliyeed oo ah awooda ugu xooga badan Geeska Afrika. Waa in aynu dhulkeena dhisanaa oo aynu ka difaacnaa cadowga ku soo duulay. Illaahay awooda umada Soomaaliyeed habmideeyo.
@Farxiyocabdi-n7m
@Farxiyocabdi-n7m Ай бұрын
Waxqabadka la rabo in somali loo qaban karo waa in la badala hab fakarka qofka somaliga ah
@ahmedardoof8629
@ahmedardoof8629 Ай бұрын
Aziz dahir sxbow xagee baan kaala soo xariiraa ?
@azizdahir2214
@azizdahir2214 Ай бұрын
Walaal, halkan, waad iga helaysaa: [email protected]
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 Ай бұрын
Waligay ma arag macalinkanoo kale Guuleed ahmed jama 👏👏. Aabaha kacdoonka aqoonta
@AbdiHassan-qw1qg
@AbdiHassan-qw1qg Ай бұрын
QOFKI WAX GARAD AH OO WADANI AH WAA INUU CHANALKAN KU TIXNAADO WAXAANE CODSANEYNA IN BARNAAMIJYADAN OO KALE IN NOOLASO BADIYO WALIBA QEYBO KALA DUWAN SIDA WAXBARASHADA DASTUURKA DHAQANKA DHAQAALAHA IYO DADKA USHAQEEYA GUMEYSTAHA IYO IWM INSHA ALLAH
@AbdiHassan-qw1qg
@AbdiHassan-qw1qg Ай бұрын
UMADENA XANUUNKA HAAYO AYUU NOO SHEEGAY IYO IN AAN HURDADA KAKACNO. DHALINYARADA WAA IN AY XAQIIQDA BAADHAN OO DHAQAN GALIYAN .JAZAKALLAHU KHEYR.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Gumaysagu Awaawgaa wax uu baray sida dharka loo xidho.
@GudiBarkhad
@GudiBarkhad Ай бұрын
doofaar kolaba daahir inuu noqdo lagama filaayn
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Dalka marakaykanka waa la gumaystay aduunka ayuu ugu dhaqaale awood ugu badan yahay.
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Gaalka Gumaysiga wada hortii, maxaad ahayd ? waad Qaawanayd Jaahilna waad ahayd.
@Farxiyocabdi-n7m
@Farxiyocabdi-n7m Ай бұрын
Mubyus, doodu ma ahan gaal iyo islaam waa gumeysi iyo xornimo inaad gaaltahay waa shaqsiyadaada ee maxad noogu sheegaysa
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Raadkii Gumaysiga waxa uu kuu sameeyay Dawlad iyo nidaam aad yeelato , Berigii hore cawaan is cunya ayaad ahayd.
@CamuYazzer
@CamuYazzer Ай бұрын
اللهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .
@Businessflip
@Businessflip Ай бұрын
Soo badiya barnaamijyada noocan ah
@ibrahimali4654
@ibrahimali4654 Ай бұрын
Guleed baro qur aan ka iyo xaadis rasuulkaa kaaga khayr roon aduun iyo aakhiroba e quraafaadkan aad soo qaybtay iskadaa
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
Quraaan, waa buug xun oo gaboobay af carabi ku qoran , wax aqoon ah kuma taalo.
@ibrahimali4654
@ibrahimali4654 Ай бұрын
@MubYus ma hadalkii alle ayaad leedahay buugxun hadii diintaadii aad shilinsiisatay akhiro naarta un baad ku waari.
@zakidalmar9221
@zakidalmar9221 Ай бұрын
​@@MubYuskitaabka alle isagaa ugu qaalisan in lagu camal falana waa waajib ee hadii lagugu shubay erayo yaryar oo nin xariiqday kitaabka alle waxba kaga guri mayside naftaada uun naar ka badbaadi
@saiddjamahassan3622
@saiddjamahassan3622 Ай бұрын
​@@MubYuswalaal hadaad nin somali ah oo islaam ah tahay,maxaa kugu dirqiyay hadalkan xun ee aad diintaada ku yasasaysid ama ku caayaysid,subxaanalaah!!!
@hanaabdicasis123
@hanaabdicasis123 12 күн бұрын
​@@MubYusaamu afku ku qalalye waxba quraanka haka sheegin noocasa umada ku dhex jira
@Maxamedbarre11
@Maxamedbarre11 Ай бұрын
Lakin adigu sidaad gumaysigu u dhaqmo ayaad aaminsan tahay
@phphphphphph
@phphphphphph Ай бұрын
adiga laftaadu waxan laga sheekeyey afka uunbaad ka leedahee ficilkaaga kama muuqdo cabdicasiisow waxa tusaale kugu filan magacaaga waxad ku dabaqdey isla kuwo aad ka shekeyneyso markasad u qortey sidooda😂
@ibraahinahmedismail61
@ibraahinahmedismail61 Ай бұрын
Mahadsanidiin,gar ahaan mudane Guuleed
@jaambaCade
@jaambaCade Ай бұрын
waxaan ka daawanaaa xamar aad uga helay qaabka uu u sharaxaad usameeyay thanks bulshada somalida aad ugu baahantahay cinwaaanadaan oo kale
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 Ай бұрын
Qoraal in aan u baddelo ayaan ku fekerayaa. Waa fadhi muhiim ah.
@cabdulaahimacalin5720
@cabdulaahimacalin5720 Ай бұрын
M.a barnamishka nuucaan ah soobadi lpx
@barkhadriyad3103
@barkhadriyad3103 Ай бұрын
Waa barnaamij qiimo leh.
@DegalsanDilaal
@DegalsanDilaal Ай бұрын
Maashaa Allah
@MahamedAhmedosman-fw8np
@MahamedAhmedosman-fw8np Ай бұрын
Maasha allah waa barnaamij qiimo badan